Suldaan Kosan oo ah ninka loo aqoonsanyahay inuu yahay shaqsiga ugu dheer adduunka ayaa bilaabaya inuu qeyb ka jilo film Hollywood ah oo la filayo in la soo saaro bilaha soo socda. Filmkan oo loogu magac daray “ ka mira ...
Read More »Wararka
Dhageyso: Warbixin ku saabsan kuleylka awgii ragga qaar oo doorbiday in shaarar ay ka toshaan dharka baatiga
Warbixintan waxaynu ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo maallinle uga baxa Idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadleynaa warbixintan ragga qaar oo doorbiday inay shaarar ka toshaan dharka baatiga kulleylaha awgii. Waxaa soo jeedinaya Nasri Axmed Maxamed, waxaana diyaariyay Maxamed Qadar ...
Read More »Arsenal oo sanadkan joojisay qabashada Emirates Cup
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si sanadle ah u qabata koobka Emirates Cup oo qabsooma kahor xagaa walba, hayeeshee sanadkan kooxda ayaa baahisay in tartankaa uusan dhici doonin. Gunners ayaa tartankan u baajineysa qorshe la xiriira dib u dhis iyo ...
Read More »Mario Balotelli oo muujiyay inuusan farxad dareemin waayihiisii Liverpool
Wiilka weerarka ka dheela Mario Balotelli oo si amaah ah ula jooga kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa xusay inuusan helin waqti farxadeed mudadii uu ku sugnaa gegada Anfield. Mario ayaa adduun lacageed dhan £16m uga soo dhaqaaqay kooxda AC ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda
Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa qeybtii labaad mawduucii quseeyay shaqada ay u qabato hey’adaha dowladda waaxda xiriirka dadweynaha oo afka qalaad lagu yiraahdo Public Relation in governmental institutions. Qeybtii ...
Read More »Cayaartoyda xulka qaranka Soomaaliya oo maanta dalka ka ambabaxay
Cayaartoyda labaatan jiradda xulka qaranka Soomaaliya ayaa maanta ka ambabaxay gegada Aden Cadde airport, iyagoo ku sii wajahan magaaladda Djebouti oo xarun u ah dalka Jabuuti. Cayaartoyda qarankeena ayaana lugta labaad Jabuuti kula dheeli doona dhigooda Itoobiya. Lugtii koowaad Soomaaliya ...
Read More »Leicester City oo barbaro la dhaafi weysay West Ham
Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa dharbaaxada bilowday kulankaan, markii daqiiqaddii 18aad uu shabaqa gaaray Jamie Vardy oo caawin ka helay Ngolo Kante. Qeybtii hore ee cayaarta ayaana lagu kala maray Leicester oo hogaanka heysa, nasiib darro qeybtii labaad daqiiqaddi ...
Read More »Liverpool oo saddex dhibcood ka qaadatay Bournemouth
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Bournemouth oo loogu martiyay gegada Vitality Stadium. Roberto Firmino iyo Daniel Sturridge ayaa afar daqiiqo gudahood labo gool ku dhalisay dhammaadka qeybtii hore oo cayaarta. Qeybtii labaad oo cayaarta ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo
Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...
Read More »De Gea oo aaminsan in Rashford magac weyn uu ku sameyn doono kooxda United
David de Gea, darbad hakiyaha kooxda Manchester United ayaa aaminsan in da’yarka koox wadaaga ay yihiin ee Marcus Rashford uu taariikh xoog leh ku sameyn doono kooxda Manchester United. 18 jirka Rashford ayaa si layaab leh ula qabsaday kooxda koowaad ...
Read More »