Home / Wararka (page 89)

Wararka

Dekedda iyo Saxafi oo galabta isku haya horyaalka Soomaaliya

Kooxaha kubadda cagta Dekadda iyo Saxafi ayaa galabta wada cayaari doona kulan ka tirsan horyaalka kubadda cagta Soomaaliya. Cabdi Joon iyo Cabdi Kuus oo waayahoodii cayaartoynimo koox wadaag ahaa ayaa kulankan galabta iska hor imaan doona. Labada kooxoodba waxay indhaha ...

Read More »

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhex dhexaadin doona cayaar ay usoo daawasho tegi doonaan madaxda FIFA

Garsoorayaasha Soomaaliyeed Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish, Xamze Xaaji Cabdi, Mahad Cali Maxamed iyo Bashiir Colaad Carab ayaa dhex dhexaadin doono kulanka adag oo dhexmari doona qaramada Gabon iyo Sierra Leone. Kulankan oo ka tirsan AFCON ayaa ka dhici doona ...

Read More »

Jeenyo oo guul ay u baahneyd ka gaartay Gaadiidka

Kooxda kubadda cagta Jeenyo ayaa guul sare u qaaday hankeeda horyaalka ka gaartay kooxda Gaadiidka oo kulankii 12aad oo horyaalka Soomaaliya ay wada dheeleen. Cabduqaadir Daandii ayaa shabaqa gaaray daqiiqaddii 21aad ee cayaarta si hogaanka 1-0 ay ugu qabato kooxda ...

Read More »

Kulankii saaxiibtinimo oo dhexmari lahaa Belgium iyo Portugal oo la bedelay halka lagu dheelayo

Xulalka Belgium iyo Portugal ayaa ku balansanaa in Belgium ay ku dheelaan kulan saaxiibtinimo maallinta Salaasada ee soo aadan. Qaraxyo ismiidaamin oo ka dhacay Belgiumka shalayto ayaa horseeday dhimasha ku dhawaad 30 ruux iyo dhaawaca 250 qof, taa ayaana abuurtay ...

Read More »

Horyaalka kubadda koleyga wareegiisii labaad oo caawa bilaabanaya

Kaddib toddobaad nasiino ah waxaa caawa gegada Wiish dib uga bilaabanaya horyaalka kubadda koleyga Soomaaliya qeybtiisa labaad. Heegan iyo Gaadiidka ayaana caawa ku balansan horyaalka kubadda koleyga iyadoo Heegan ay tahay kooxda horyaalka daafacaneysaiminkana hogaamineysa markii kulankii u danbeeyay ay ...

Read More »

Jeenyo iyo Gaadiidka oo isku haya horyaalka Soomaaliya

Kooxaha Gaadiidka iyo Jeenyo ayaa galabta isku haya kulankii 50aad oo horyaalka Soomaaliya xagaagan laga dheelo. waa kulankii 12aad oo kooxuhu xagaagaan horyaalka dheelaan, waana kulankii shanaad oo caalami ah oo labada kooxood ay iska horyimaadaan. Feysal Xasan Xaashi gool ...

Read More »

Banaadir SC iyo Elman oo barbaro ku kala baxay

Kooxda kubadda cagta Banaadir SC ayaa kulan xiiso badan la dheeshay dhigeeda Elman oo si weyn ay u xifiltamaan. Qeybtii hore oo kulanka waxaa lagu kala baxay barbaro goolal la’aan ah hayeeshee qeybtii labaad bilowgeedii, daqiiqaddii lixaadba waxaa Banaadir SC ...

Read More »

Heegan oo waddo cad marisay FC Muqdisho

Kooxda kubadda cagta Heegan ayaa kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya ka hortagtay kooxda horyaalka ugu hooseysa FC Muqdisho. Onuudi Chebuesi ayaa shan goor shabaqa gaaray si uu u noqdo cayaaryahankii u horeeyay oo xagaagan horyaalka Soomaaliya shanley dhaliyay, iyadoo Jabriil ...

Read More »

Natiijooyinka kulamaddii horyaalka Ingiriiska laga dheelay

Dhowr kulan oo xiiso badan ayaa laga dheelay horyaalka Ingiriiska, kulanka u horeeyana waa kii dhexmaray kooxaha Everton iyo Arsenal. Gunners ayaa xaqiijiyay inay guul ay u baahneyd ku soo gaartay gegada Goodison Park, waana guushii saddexaad oo ay soo ...

Read More »

Gaadiidka iyo Elman oo wada balansan

Kooxaha kubadda cagta Gaadiidka iyo Elman ayaa ku wada balansan galabta gegada Banaadir Stadium kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya. Labadan kooxood ayaa kulankii 11aad ee horyaalka wada dheelaya, iyadoo lugtii hore Elman ay si dirqi ah kaga talaabsatay dhigeeda Gaadiidka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan