Himilo FM –Warbixinada maanta ayaa sheegaya in laacibka PSV Eindhoven garabka uga ciyaara Steven Bergwijn ay doonayaan kooxo badan iyadoo Manchester United ka mid tahay lixda kooxood ee lala xiriirinayo. Seddex kooxood oo ka dhisan Premier League ayaa lagu soo ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Arsenal oo u dhaqaaqday weeraryahanka Milan Suso
Himilo FM –Weeraryahanka AC Milan Suso ayaa si dhaw loola xiriirinayay Arsenal ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga xagaaga. Arsenal ayaa wali raadineysa weeraryahanka AC Milan Suso iyadoo isha ku heysa inay xagaaga lasoo wareegto. Gunners ayaa la ...
Read More »Diyaarad dib ugu soo laabatay garoon markii cunug yar laga tagay!
Himilo FM –Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay Sacuudiga oo ku socotay Kuala Lumpur ayaa si deg deg ah ugu soo laabatay garoonka magaalada Jeddah kaddib markii haweenay kamid ah rakaabka illowday cunuggeeda oo ay kaga tagtay garoonka. Muuqaal la ...
Read More »Lamaane ka shaaciyay qorshaha guurkooda meel fagaare ah oo la xeray!
Himilo FM –Booliiska dalka Iiraan ayaa xeray labo qofood oo sheeko wadaag ah kaddib markii qorshaha guurkooda ka shaaciyeen suuq weyn oo ku yaalla deegaanka Arak ee katirsan magaalada Tehraan. Waxay tallaabada booliiska ka danbeysay markii muuqaal la soo dhigay ...
Read More »Maqaal- Maxaa nagala dhaxeeya Falasdiin?
Himilo FM –Inkastoo caalamka maanta uu noqday hal magaalo oo ku dhisan xiriirka baraha bulshada islamarkaana sahlan tahay helidda buugaagta taariiqda ee ka hadlaya asalka ummadaha ayaa wakhtigii danbe waxaa soo if baxayay koox Soomaalida ka mid ah oo si ...
Read More »Liverpool oo u dhaqaaqday daafaca Real Sociedad Llorente
Himilo FM –Liverpool ayaa ka fiirsaneysa inay xagaaga u dhaqaaqdo daafaca Real Sociedad Diego Llorente, sida ay tibaaxayaan warbixinnada. Llorente ayaa qaab ciyaareed loo riyaaqay ku soo bandhigay da’yarta Real Madrid isagoo si joogto ah ugu ciyaarayay Real Madrid C ...
Read More »Man City oo hoggaanka u heysa doonista laacib u ciyaara kooxda Lyon
Himilo FM –Manchester City ayaa ugu cadcad inay la soo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Lyon Tanguy Ndombele xagaagan, sida ay ku waramayaan warbixinnada. Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ugu cadcadahay saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda ...
Read More »Muxuu sameeyay wiil gurigiisa looga ceyriyay natiijooyinkiisa dugsiga awadeed?
Himilo FM –Booliiska gobalka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa farriin ka helay wiil 15 jir ah oo sheegtay in hooyadii ka soo ceyrisay guriga islamarkaana u diiday inuu galo kaddib markii uu ka soo laabtay dugsiga. Sida laga soo xigtay ...
Read More »Bilyaneerka Thailand ee Arnon oo ka baxay ballan ku saabsan guurka gabadhiisa!
Himilo FM –Arnon Rodthong oo ah bilyaneer u dhashay Thailand ayaa ka baxay ballan qaad uu sameeyay oo la xiriira guurka gabadhiisa Karnsita islamarkaana soo jiitay dad fara badan. Ninka bilyaneerka ah ayaa goor sii horreysay u soo bandhigay gabadhiisa ...
Read More »