Home / 2019 (page 108)

Yearly Archives: 2019

Taariikhda orodyahan Maryan Nuux Muuse

Himilo FM –Maryan Nuux Muuse waxay ku dhalatay magaalada Muqdisho gaar ahaan dagmada Shibis sannadkii 1998-kii, waxay ku barbaartay isla dagmadaasi iyada oo halkaasi kaga aflaxday dugsi Qur’aan kaddib Maryama waxay ku biirtay mid kamid ah iskuulada maadiga gaar ahaan ...

Read More »

Sokratis oo sheegay in uu ka tagayo Arsenal

Himilo FM –Daafaca Arsenal Sokratis Papastathopoulos ayaa soo jeediyay in uusan sii joogi doonin kooxda kaddib marka uu dhammaaday qandaraaskiisa. 30 jirkan ayaa ka mid ahaa shan saxiix oo cusub oo uu sameeyay tababaraha kooxda Unai Emery xagaagii lasoo dhaafay ...

Read More »

La kulan – Bilyuneerka ugu da’da yar caalamka

Himilo FM –Kylie Jenner ayaa noqotay bilyuneerka ugu da’da yar caalamka sida ku xusan liiska bilyuneerada dunida ee Forbes. Gabadhan oo ah qofka ugu yar qoyska Kardashian Family ayaa hantida ka sameysay ganacsigeeda waxyaabaha la isku qurxiyo. 21 jirka ayaa ...

Read More »

Ficil yar ayaa u horseeday guusha bakhtiyaa nasiibka ugu weyn Mareykanka!

Himilo FM –Dalka Mareykanka,  bakhtiyaa nasiib ku kacaya 877 Milyan oo doolar ayaa waxaa ku guuleystay nin sameeyay ficil yar oo la boggaadiyay. Wargeyska Mirror ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ninka aan magaciisa la shaacin uu saf dheer ugu ...

Read More »

Maroodiga ugu murugta badnaa caalamka oo ku naf baxay Spain!

Himilo FM –Maroodi loo aqoonsanaa inuu yahay midka ugu murugta badan caalamka islamarkaana keligii ku noolaa beer xayawaano muddo 43 sanno ah ayaa naf baxay sida laga soo xigtay wargeyska Independent. Maamulka beerta xayawaanada Qurdubah ee dalka Spain ayaa shaaciyay ...

Read More »

Thomas Tuchel “Mbappe marnaba lalama barbardhigo karo Messi.”

Himilo FM –Hoggaamiyaha Paris Saint-Germain Thomas Tuchel ayaa bixiyay is barbardhig uu ku sameynayo ku guuleystaha koobka adduunka Kylian Mbappe iyo laacibka Barcelona ee Lionel Messi isaga oo sheegay in xiddiga reer France aan lala barbar dhigi karin Messi. Hase ...

Read More »

Bilyuneer guurka gabadhiisa kugu siinaya 300 kun oo doolar!

Himilo FM –Go’aan si weyn loola yaabay ayuu noqday hase ahaatee gabadha aan wali guursan waxay noqon doontaa riyada rag badan oo caalamka ku nool. Nin bilyuneer ah ayaa u soo bandhigay gabadhiisa nin kasta oo doonaya inuu guursado iyadoo ...

Read More »

Arsenal oo qeyb ka noqotay kooxaha daneynaya Luka Jovic

Himilo FM –Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Luka Jovic. Jovic ayaa Benfica kaga soo biiray Red Star Belgrade sannadkii 2016-kii laakiin waxa uu xilli ciyaareedkii ugu danbeeyay ammaah ku qaatay Eintracht Frankfurt ...

Read More »

Ciraaq: Aabe u guuriyay wiilkiisa oo 11 jir ah!

Himilo FM –Arooska 11 jirka ayaa dood kulul ka dhaliyay baraha bulshada dalka Ciraaq iyadoo dad badan ka soo horjeesteen halka kuwa kale ku maadeysteen inkastoo inyar boggaadiyeen guurka iyaga oo ku tilmaamaya arrin caadi ah oo bulshada la nooleyd ...

Read More »

Maqal:- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan