Home / 2019 (page 126)

Yearly Archives: 2019

Hindiya: Haramcad laga helay boorsada rakaab!

Himilo FM –Nin rakaab ah oo tagay Hindiya kana yimid Thailand ayaa lagu qabtay garoon isaga oo boorso ku sida haramcad yar oo dhalan muddo bil ah. Saraakiisha garoonka ayaa shakiyay markay maqleen cod xayawaan oo ka soo baxaya boorsada ...

Read More »

Bam ka haray dagaalkii 1aad ee dunida oo laga dhax helay bataati ku socday Hong Kong

Himilo FM –Bam lagu tiriyay haraadigii dagaalkii koowaad ee dunida oo Jarmalka uu farsameeyay ayaa laga helay bataati laga daabulay Faransiiska oo loo waday warshad ku taala Hong Kong. Saraakiil ayaa ku sheegay xaaladda bamka oo cabirkiisu yahay 8 Sentimitir ...

Read More »

10 jir wacay booliiska Indiana si looga caawiyo layli waxbarasho!

Himilo FM –Arday da’diisu tahay 10 jir ayaa wacay booliiska gobalka Indiana ee dalka Mareykanka si looga caawiyo layli waxbarasho oo loo diray. Wiilka yar ayaa la xiriiray qeybta xaaladaha deg degga ah ee booliiska isaga oo hadalkiisa ku bilaabay ...

Read More »

Mbappe “Haddii aan aniga ahaan lahaa, waan joogi lahaa Real Madrid.”

Himilo FM –20 jirkan ayaa noqday mid ka mid ah ciyaartoyda ugu caansan kubadda cagta tan iyo markii uu ku biiray AS Monaco. Saxiixiisa kooxda  Paris Saint-Germain ayaa ku garaacday Real Madrid tartanka loogu jiray saxiixiisa 2017. Markii hore waxa ...

Read More »

Ingiriiska: Dilaaga aamusan oo khatar ku haya nolosha 21 Milyan oo qofood

Himilo FM –Midowga Ingiriiska ee ganacsiga tamarta ayaa sheegay in ku dhawaad 21 Milyan oo qofood inay la nool yihiin sunta gaaska CO2, waxaana sababta lagu sheegay in inta badan guryaha Ingiriiska aan laga helin qalabka bixiya digniinta hore ee ...

Read More »

Thailand oo biyo la macaaneeyay hawada ku buufineysa si ay ula dagaalanto wasakhda!

Himilo FM – Xukuumadda Thailand waxay la timid hab su’aalo ka dhex-dhaliyay dadka kaas oo ay dooneyso inay ku nadiifiso hawada. Dawladda hoose ee Bangkok ayaa durbaba qorsha dhaqan gelisay, waxaa magaalada ka bilowday in biyo la sonkoreeyay lagu buufiyo. ...

Read More »

6 ciyaarahan oo caan ah oo aan weligood ka qeyb gelin koobka adduunka!

Himilo FM – Koobka adduunka waa midka ugu daawashada badan kubadda cagta oo waxaa daawada in ka badan  3 bilyan oo qof, waxaa ka qeyb gala xulalka ugu awoodda badan qaaradaha iyo cayaartoyda ugu caansan dunida. Si kastaba ha ahaatee, ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 251aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday saxiixa Willian

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa diirada saaraysa weeraryahanka Chelsea Willian iyagoo ka dhigaya bartilmaameedkooda ugu saaraya maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga. Hogaamiyayaasha horyaalka Ligue 1 ayaa ku jira baadi goobka bedelka Neymar, kaasoo garoomada ka maqnaanaya illaa iyo 10 ...

Read More »

Manchester United oo indhaha ku heysa xiddig ka dhaqaaqay Man City

Himilo FM –Manchester United ayaa isku dayaysa inay la soo wareegto xiddiga Dortmund Jadon Sancho, iyadoo dooneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga garabka ka ciyaara xagaagan, sida ay qortay Metro.co.uk. 18 jirkan ayaa Manchester City kaga soo biiray Bundesliga sannadkii 2017 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan