Home / 2019 (page 137)

Yearly Archives: 2019

Amazon oo noqotay shirkadda ugu qiimaha badan caalamka

Himilo FM – Amazon oo la aas’aasay 25 sanno kahor ayaa noqotay shirkadda ugu qiimaha badan caalamka oo dhan iyada oo ka sarro martay shirkadda caanka ah ee Microsoft. Shirkadda dhinaca online-ka ah ayaa qiimaheeda uu gaaray 797 Bilyan oo ...

Read More »

Shaqo mushaarkeedu yahay $130,000 laakiin caqabadeeda leh

Himilo FM – Waxaa lagu tirin karaa shaqooyinka ugu mushaarka badan caalamka. Halka laga shaqeynayo waa jasiirad aan ka fogeyn magaalada San Francisco ee dalka Mareykanka. Sida uu tilmaamay bogga “Travel and Leisure” waxaa shaqadan loo soo bandhigay lamaanayaasha doonaya ...

Read More »

Real Madrid oo £100m oo Gini ku dooneysa Eriksen

Himilo FM – Kooxda Real Madrid waxay diiradda saaraysaa saxiixa  xiddiga khadka dhexe ee Tottenham Christian Eriksen inta lagu guda jiro xagaagan. Eriksen waxa uu wakhti uu ku riyaaqay ku qaatay waqooyiga London tan iyo markii uu kusoo biiray sannadkii ...

Read More »

Maxay tahay sababta dad badan uga guuraan magaalada Paris?

Himilo FM – Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa sannad kasta ka taga 12 kun oo qofood, waxayna arrintan socotaa muddo dhowr sanno ah. Sida laga soo xigtay machadka Faransiiska ee tirakoobyada iyo daraasadaha dhaqaale, magaalada Paris waxaa ka qaxay ...

Read More »

Pique “waxaan doonayaa in Ernesto Valverde uu sii joogo Barcelona.”

Himilo FM – Gerard Pique ayaa sheegay in kooxda Barcelona u baahan tahay inay sii heysto tababare Ernesto Valverde. Valverde ayaa kooxda kula guuleystay laba koob oo kala ah La Liga iyo Copa del Rey intii lagu guda jiray xilli ...

Read More »

Daraasad: Maxaa sabab u ah quurada ku sii badanaysa dadka?

Himilo FM – Waxaa jira dad badan oo dhibsada quurada si gaar ah waxay arrintan saameyn ugu leedahay dadka wada nool ee lamaanaha ah, ka waran haddii quurada dadka caalamka sii kordhayso sida lagu oggaaday daraasad cusub. Isbitaalka boqortooyada caalamiga ...

Read More »

Man City oo £90m oo Gini ku dooneysa Paulo Dybala.

Himilo FM – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay  doonayso in Paulo Dybala kasoo qaataan kooxda Juventus si weeraryahanka ay uga soo dejiyaan Etihad Stadium xagaaga suuqan. Dybala oo 25 jir ah ayaa dhaliyay 75 gool 162 kulan oo ...

Read More »

Wax ka ogow maqaayadda guur-guurta ee Maandeeq!

Himilo FM – Dhawaaqa gaari ee dhagihiinna kusoo dhacaya, waxaa dhacda inuu kuula muuqdo sida gaadiidka kale. Balse marka uu dhinac istaago geeska laamiga – kaddibna aad aragto isaga oo daaqadaha looga furayo – si aad uga iibsato adeeg cunnooyin ...

Read More »

QM: Kooxaha ka ganacsada bini’aadamka oo ka baxsada cadaalada

Himilo FM – Hay’adda QM ayaa shaacisay maanta oo isniin ah in aan cadaalad loo helin danbiyada ka ganacsiga bini’aadamka ee ka dhaca caalamka oo dhan, waxaana kordhay dhacdooyinka arrintaasi la xiriira iyadoo ka faa’iideysiga xagga jinsiga ah uu yimid ...

Read More »

Muxuu ahaa dhigaalkii Twitter-ka ee la faafiyay 4 Milyan oo jeer?

Himilo FM – Dhigaal uu soo dhigay bogga Twitter-ka bilyuneer u dhashay Jabaan ayaa noqday kii loogu faafinta badnaa isaga oo ka hormaray dhigaal hore oo uu sameeyay wiil Mareykan ah. Qoraalka Yusaku Maezawa oo uu soo dhigay Twitter-ka 5-tii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan