Himilo FM – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u weecatay weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Edinson Cavani kaasi oo lagu wado in uu noqdo weeraryhanka cusub ee kooxda. Blues ayaa la rumeysan yahay inay heysato dhowr bartilmaameed oo muhiim ah ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Sacuudiga: Haweenka oo farriimo lagu ogeysiinayo furriinka!
Himilo FM – Sacuudiga ayaa hirgalinaya sharci cusub oo siinaya haweenka dalkaasi xaqqa ah in furriinka la sii ogeysiiyo kahor inta uusan qofka ku dhawaaqin. Laga billaabo maanta oo Axad ah, maxkamadaha Sacuudiga ayaa ku qasban inay farriin gaarsiiyaan haweenayda ...
Read More »Shaqooyinka Mareykanka ee abuurmay oo ka badan filashada bishii December
Himilo FM – Mareykanka ayaa abuuray shaqooyin ka badan inta la filayay sanadkii hore sida ay muujiyeen xoggo cusub oo dowladda soo saartay. Loo shaqeeyayaasha ayaa suuqa ku soo kordhiyay 312 kun oo shaqo, waa inka badan filashada bishii December ...
Read More »Sanchez oo doonaya in uu ka dhaqaaqo kooxda Man Utd.
Himilo FM – Alexis Sanchez ayaa weli doonaya in uu ka tago Manchester United dhammaadka xilli ciyaareedkan, sida ay sheegayaan warbixinada. Weeraryahanka reer Chile ayaa ku guuldareystay in uu ku nagaado Old Trafford tan iyo markii uu ka soo dhaqaaqay ...
Read More »Wax ka ogow tirada shacabka Shiinaha ee la filayo sanadka 2029
Himilo FM – Tirada dadka Shiinaha ayaa la filayaa inay gaarto 1.44 Bilyan oo qofood sannadka 2029 kahor inta aysan bilaaban muddo xileed uu dib u dhac imaan doono, sida laga soo xigtay warbixin dowladda soo saartay. Xarunta cilmiga arrimaha ...
Read More »Munir El Haddadi oo ka tegaya Barcelona
Himilo FM – Munir El Haddadi ayaa lagu soo waramayaa in uu diidan yahay in uu qandaraas cusub u saxiixo kooxda Barcelona, waxaana uu ku bixi doonaa si xor ah xagaagan. 23 jirkan waxa uu ku dhibtooday in uu booska ...
Read More »Derby Manchester oo suuqa xiisa u yeelay
Himilo FM – Kooxaha ka dhisan magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa 50 Milyan oo Euro ku boodi goobaya xiddiga daafaca u ciyaara kooxda Fiorentina Nikola Milenkovic, Sida laga soo xigtay wargeyska Corriere dello Sport, labada kooxood ee Premier League ...
Read More »Nin maskii qaniinay u sii qaaday isbitaal uu tagay!
Himilo FM – Nin u dhashay dalka Hindiya ayaa tagay isbitaal isagoo gacanta ku haya mas nuuciisu yahay Cobra oo ku qaniinay deegaan katirsan gobalka Uttar Pradhesh ee dalka Hindiya. Waxay arrintan argagax gelisay dadkii ku sugnaa isbitaalka dagmada Kannauji ...
Read More »Ingiriiska: Qoys ku guuleystay baqtiyaa nasiib $145 Milyan
Himilo FM – Dalka Ingiriiska, lamaane ayaa ku guuleystay baqtiyaa nasiib ku fadhiya qiimo lacageed oo dhan 145 Milyan oo doolar iyadoo lala yaabay tallaabada xigtay oo ay sameeyeen qoyska. Lamaanaha oo ku nool gobal dhaca waqooyiga Ireland ayaan rumeysan ...
Read More »Waa immisa mushaarka uu qaato madaxweynaha Maksiko?
Himilo FM – Madaxweynaha Maksiko ayaa daaha ka qaaday mushaarka uu qaato bishii isaga oo tilmaamay in uusan xiiseyn lacagta. Qoraal soo baxay maanta oo sabti ah ayaa lagu sheegay in Andrés Manuel oo ah madaxweynaha dalka Maksiko uu qaato ...
Read More »