Home / 2019 (page 139)

Yearly Archives: 2019

Ma kugu bixi laheyd in aad seexato guri ay ku hareereysan yihiin 77 libaax?!

Himilo FM – Guriga libaaxa, waxa uu ku yaalaa bartamaha keyn dabiici ah oo dhacda dalka Koofur Afrika, waxaa kireysta dalxiisayaasha, waxaa ku hareereysan 77 libaax oo waa-weyn. Bal ka waran haddii gurigan lagu yiraahdo seexo? Markaad joogto aqalkan waxaa ...

Read More »

La kulan: Taageere si uu jirkiisa ugu sawiro kooxda uu xiiseeyo ay ku qaadatay 60 saac

Himilo FM – Taageere u dhashay dalka Peru ayaa dhawaan muujiyey jaceylka uu u qabo kooxdiisa isaga oo jirkiisa ku sawiray maaliyadda kooxda, shaabadda ama tattoo-ga ayaa qaadatay in la dhameystiro 60 saacadood, taasi oo noqotay fal-celinta ugu badan ee ...

Read More »

Madaxa Juventus “Gonzalo Higuain kuma biirayo Chelsea.”

Himilo FM – Agaasimaha Isboortiga Juventus Fabio Paratici ayaa sheegay in Gonzalo Higuain uu ammaah ku joogayo AC Milan qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkan inkastoo ay xiiseyneyso Chelsea. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Argentina ayaa dhawaan bartilmaameed u ahaa kooxda ...

Read More »

Mataano dhalashadooda u dhaxaysay 12 maalin!

Himilo FM – Ma cusba in mataano la dhalo, waan aragnaa ama maqalnaa, wax badan ma kala dambeeyaan sida caadiga ah markay dhalanayaan . Balse haweeney u dhalatay UK ayaa diiwaan sameysay kaddib markii ay dhashay mataano kala dambeeyay 12 ...

Read More »

Wax ka ogow magaalooyinka loogu booqashada badnaa 2018

Himilo FM – Magaalooyinka loogu tagista badnaa sanadka dhamaaday ayaa la soo saaray, qiimeynta waxaa sal looga dhigay dalxiiska.  Tobanka magaalo ee ugu horreeya dhanka tagidda lix ka mid ah waxay ku yaalaan Aasiya. Qiyaastii 29 Milyan oo dalxiisayaal ah ...

Read More »

Juventus oo xaqiijisay xiisaha Aaron Ramsey

Himilo FM – Agaasimaha Isboortiga Juventus Fabio Paratici ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay dooneyso inay la soo saxiixato xiddiga Arsenal Aaron Ramsey. Ramsey ayaa qandaraaska uu kula joogo Arsenal waxa uu dhacayaa dhammaadka xilli ciyaareedkan, waxaana xiddiga heerka caalami ee ...

Read More »

2018: Shilal diyaaradeed oo gaaraya 15 oo dhacay

Himilo FM – Sanadkii la soo dhaafay, waxaa kordhay dhimashada ka dhalatay shilalka diyaaradaha marka loo fiiriyo sanadkii 2017, sidaa oo ay tahay, Waxa uu sanadkii tagay ahaa sanadkii 9aad ee ugu badqabka badnaa caalamka diyaaradaha sida xoggo cusub ay ...

Read More »

Chelsea oo la saxiixatay ciyaaryahanka Christian Pulisic

Himilo FM – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Borussia Dortmund Christian Pulisic ayaa ku biiray Chelsea lakiin waxaa dib loogu celin doonaa kooxda Jarmalka inta ka dhiman xilli ciyaareedkan, sida ay ku dhawaaqday kooxda Bundesliga ka dhisan. Chelsea ayaa ka bixin ...

Read More »

Sababta uu dhiig u ilmeeyo wiil Hindiya ah oo dhaqaatiirta garan waayeen

Himilo FM – Dalka Hindiya, dhaqaatiirta ayaa daweeyay bukaan xannuunsanaa oo dhiig ilmeynaya markasta iyadoo aysan dhaqaatiirta u suura gelin inay oggaadaan sababta arrintaasi. Bukaanka oo ah 22 jir ayaa lagu soo waramayaa inuu tagay isbitaal kaddib markii uu laba ...

Read More »

Bakhiilkii noqday saqay la ammaano dhimashadiisa kaddib!

Himilo FM – Alan Naiman oo ah nin Mareykan ah ayaa muujiyay sida uu u yahay nin gacan furan kaddib dhimashadiisa oo uu 11 Milyan oo doolar ugu deeqay hay’adaha samafalka. Waxa uu Alan dhintay bishii Janaayo ee tagtay isaga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan