Home / 2019 (page 14)

Yearly Archives: 2019

Samuel Umtiti oo ka dhawaajiyay inuu ku laabanayo Lyon mustaqbalka

Himilo- Daafaca Barcelona Samuel Umtiti ayaa si maldahan u sheegay inuu ka fiirsanayo inuu mar labaad u ciyaaro kooxdiisii hore ee Lyon. In kasta oo Umtiti uu 101 kulan u saftay Camp Nou tan iyo markii uu ka tagay kooxda ...

Read More »

Duuliye dhintay isaga oo si deg deg ah u dejinaya diyaarad

Himilo- Diyaarad ku jirtay duulimaad maxali ah ayay qasab noqotay in si deg deg loo dejiyo markii uu wadno xannuun dareemay duuliyaha kahor inta uusan dhiman. Duuliyaha oo 49 jir ah ayaa hoggaaminayay duulimaadka diyaarada Aeroflot Airbus 320 oo ka ...

Read More »

Ogow sababta haweenay Ingiriis ah dib ugu dhigtay guurkeeda 18 sanno

Himilo- Dhacdo tii ugu horreysay oo nuuceeda ah, haweenay Ingiriis ah ayaa dib u dhigtay guurkeeda muddo 18 sanno ah sabab ku qotonta culeyska jirkeeda. Charmaine ayaa ka cabaneysay miisaankeeda xad dhaafka ah oo gaaray 114 kg iyadoo awoodi weyday ...

Read More »

Indonesia: Ardayda oo dhaqashada diggaaga looga mashquulinayo taleefanada

Himilo- Magaalada Bandung ee dalka Indonesia ayaa go’aansaneysa in ardayda magaalada la siiyo diggaag ay dhaqdaan oo ay kaga mashquulaan isticmaalka taleefanada caaqilka ah. Duqa magaalada Bandung  oo caasimad u ah gobalka Java ayaa bilaabay ol-olaha isaga oo 1000 jiijiil ...

Read More »

Arsenal oo beddelka Aubameyang ka heshay dalka Brazil

Himilo- Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaamedsaneyso 17 jirka weerarka uga ciyaara kooxda Flamengo Reinier Jesus si uu ugu noqdo badalka Pierre-Emerick Aubameyang ka hor xagaaga soo socda. Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Aubameyang gooldhaliyaha ugu sareeya ...

Read More »

Raheem Sterling oo heshiiska cusub ee Man City shuruud ku xiray

Himilo- Raheem Sterling ayaa la warinayaa inuusan heshiis cusub oo waqti dheer ah u saxiixi doonin Manchester City ilaa iyo inta Pep Guardiola uu xaqiijinayo inuu kusii nagaado Etihad Stadium. Waxaa jiray soo jeedinno ah in Guardiola uu iska casilayo ...

Read More »

Guyana: Qoys nolosha ku aasay nin markii loo qaatay in uu dhintay

Himilo- Qoys ku nool Guyana oo ah dal dhaca koonfurta Ameerika ayaa si deg deg ah u aasay nin ka dhashay oo galay shil baaskiil iyaga oo aan wargelin booliiska. Sida ay tilmaamtay warbaahinta maxaliga ah, shil baaskiil oo ka ...

Read More »

Aabe mamnuucay in la dhunkado gabadhiisa dhawaan dhaladka ah!

Himilo- Aabe 25 jir ah oo ay u dhalatay gabar ayaa dejiyay sharciyo layaab leh oo ay ku qasban tahay cid kasta oo dooneysa inay soo booqato dhallaanka. Sida uu qoray wargeyska Mirror, aabaha oo magaciisa lagu soo koobay Jene ...

Read More »

Maqal- Bar Bandhiga Dhaqaalaha

Read More »

Liverpool oo TikTok ka heshay taageerayaal dhan 1 Milyan

Himilo- Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa u dabaal degtay gaaridda hal milyan oo taagerayaal shabakadda TikTok ah, iyada oo noqotay kooxdii ugu horreysay ee Premier League ee gaarta heerkaasi. In heerkaan ay gaarto kooxda waxaa ka saaciday guushii Champions League ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan