Himilo- Manchester City ayaa miisaameyso inay u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Dinamo Zagreb Dani Olmo. 21 jirkan, oo ku sugnaa Barcelona intii u dhaxeysay 2007 – 2014 ka hor inta uusan ku biirin Dinamo, ayaa lala xiriiriyay labada Naadi ee Manchester ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Malaysia: Muxuu muteystay 42 jir bisad ku xeray qasaalad?
Himilo- Dalka Malaysia, maxkamad ayaa ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi xabsi dhan 34 billood iyo ganaax lacageed kaddib markii uu bisad ku xeray qasaalad. Ninka ayaa lagu eedeeyay in uu jabiyay sharciga ilaalinta xayawaanada sida ay qortay wakaalada wararka ...
Read More »Halkee ayaa wali laga isticmaalaa telefishanadii hore ee aan midabka laheyn?
Himilo- Inkastoo laga joogo muddo ka badan 50 sanno markii uu soo baxay telefishanka midabka leh haddana telefishanadii hore ee cadka iyo madowga ayaa laga isticmaalaa magaalada London. Marka la eego xoggo ka soo baxa hay’adda telefishanada Ingiriiska, inka badan ...
Read More »Scott McTominay oo seegi doona kulamada Tottenham iyo Man City
Himilo- Xiddiga qadka dhexe ee Manchester United Scott McTominay ayaa seegi doono kulamada ay la ciyaarayaan Tottenham Hotspur iyo Manchester City bisha soo socota ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dhaawacii Anqowga. Laacibka reer Scotland, ayaa kulankiisii ugu horreeyay u ...
Read More »Guardiola oo galaya 18-kiisa billood ee ugu dambeeya qandaraaska
Himilo- Pep Guardiola ayaa ka tagi doonin Manchester City dhamaadka xilli ciyaareedkan wuxuuna qorsheynayaa inuu soo gabagabeeyo 18kiisa bilood ee ugu dambeeya qandaraaskiisa Etihad. Cadaadiska kooxda Citizens ayaa sii kordhayay ka dib guuldaradii 3-1 ee ka soo gaartay Liverpool Axadii ...
Read More »Gobalka Baltimore oo aqoonsanaya fasaxyada Ciidaha Muslimiinta
Himilo- Siinta ardayda Muslimiinta ah fursadda ay ugu dabaal-degi karaan fasaxyada Ciidaha, Guddiga Wax-barashada Gobalka Baltimore, dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in hadda kaddib ubadka Muslimiinta ah ee dhigta dugsiyada dowladda la siin doono fasax ciideed. “Kaddib juhdi dheer oo ...
Read More »La kulan – Dhaqtarka laba dal isku mara si uu danyarta u dabiibo
Himilo- Dhaqaatiirta fuliya qalliimada aalaaba waa kuwa ku xeel-dheer shaqadooda. Laakiin ma ahan kuwo laba dal iyo ka badan qalliimada ka fuliya. Dr. Olawale Suleiman, oo 49 jir ah, waa dhaqtar fuliya qalliimada siiba kuwa lafaha iyo laf dhabarta ee ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 35aad
N’Golo Kante oo ka dhawaajiyay in uu sii joogayo Chelsea
Himilo- Xiddiga khadka dhexe ee N’Golo Kante ayaa soo jeediyay inuu si macquul ah u arki karo inta ka hartay mustaqbalkiisa Chelsea. Isagoo ku guuleystay labo horyaal oo Premier League intii uu England joogay, wararka la isla dhexmarayo ayaa sheegaya ...
Read More »Aabbaha dhalay Neymar oo meesha ka saaray wadahadalkii Barcelona
Himilo- Aabbaha dhalay Neymar ayaa soo jeedinaya inuusan dooneynin inuu isku dayo wadahadalo uu ugu laabanayo Barcelona oo ku aadan weeraryahanka Paris Saint-Germain. Intii lagu jiray suuqa kala iibsiga xagaaga, Neymar waxaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ku laaban ...
Read More »