Home / 2019 (page 33)

Yearly Archives: 2019

Barcelona oo diyaar u ah saxiixa laacib Blues ah

Himilo- Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay si lama filaan ah ugu dhaqaaqdo  Willian oo si bilaash ah lagu heli karo ka hor suuq furanka xagaaga soo socda. Kooxda reer Catalan ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto kubadsameeyaha ...

Read More »

Maxay yihiin rikoorada uu sameeyay aroos wadareed lagu qabtay Dagestan?

Himilo- Hay’adda Guinness World Records ayaa diiwaan gelisay labo rikoor oo uu sameeyay aroos wadareed lagu qabtay magaalada Derbent ee Ruushka. Sida laga soo xigtay qoraal ka soo baxay maamulka magaalada Derbent, aroos wadareedka la qabtay ayaa dhigay labo rikoor ...

Read More »

30-ka September- Maalinta Caalamiga ee Turjumada

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Turjumada waa fursad lagu muujiyo shaqada wanaagsan ee xirfadlayaasha afafka khalaad kuwaasi oo kaalin muhiim ah ka qaata isu soo dhaweynta dalalka, fududeeya wadahadalka, isfahamka, wadashaqeynta islamarkaana xoojiya nabadda iyo amniga caalamka. Turjumida xirfadda leh ee ...

Read More »

Maxay tahay sababta aanan inta badan u xusuusan karin riyada habeenkii?

Himilo- Seynisyahano ayaa daaha ka qaaday sababta aanan u xusuusan karin riyooyinka qaar ee habeenkii iyaga oo u tiiriyay shaqada unugyada neerfaha oo kaalin weyn ku leh arrintan. Marka aan qaadaneyno hurdada, maskaxda ayaa dib u soo celinaysa xusuusta aan ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 12aad

Read More »

Radio Himilo oo munaasabad sagootin ah u sameysay wariye Fardowsa+Sawirro

Himilo- Munaasabadan oo uu abaabulkeeda lahaa agaasinka idaacadda ayaa isku keentay saxafiyiinta iyo howlwadeenadii hore ee Radio Himilo oo markii ugu horreysay ku kulmay madal ay u dhan yihiin. Marka laga yimaado shaqaalaha joogtada ah ee idaacadda, waxaa munaasabadda boggaadinta ...

Read More »

28 September- Maalinta caalamiga ee helitaanka guud ee xoggaha

Himilo- Tan iyo sannadkii 2016-kii, UNESCO ayaa xusta 28-ka September maalinta caalamiga ee helitaanka guud ee xoggaha kaddib qaraar ka soo baxay Qaramada Midoobay oo loogu asteeyay maalintan xuska xaqqa helitaanka xoggaha caalamka. Helitaanka xoggaha waaa xaq katirsan xuquuqda aadanaha ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 11aad

Read More »

Dab-joogta: Noole noo garab lase dayaco!

Himilo – Dunida reer galbeedka dhaqashada xoolaha waxay u arkaan wax aan laga tagi karin, sidaa daraadeed waxay u sameeyeen dhul si gaar ah loo diyaariyey durdur iyo doog ah, waxaa u dheer daryeel, inagase sidaa cagsigeeda waxaan dhaqashada xoolaha ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan