Home / 2019 (page 34)

Yearly Archives: 2019

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 10aad

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 9aad

Read More »

Jurgen Klinsmann oo doonaya inuu qabto shaqada koox reer England ah

Himilo- Weeraryahankii hore ee kooxda Tottenham Hotspur Jurgen Klinsmann ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu beddelo Mauricio Pochettino si uu macallin u noqdo haddii ninka reer Argentina uu go’aansado inuu ka tago kooxda reer London. Mustaqbalka Pochettino ee kooxda ...

Read More »

Everton oo kula tartameysa Arsenal, Liverpool saxiixa Donyell Malen

Himilo- Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay kooxaha Arsenal iyo Liverpool tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka PSV Eindhoven Donyell Malen. 20 jirka ayaa dhaliyay 11 gool 14 kulan oo uu u saftay PSV xilli ciyaareedkan – oo ay ...

Read More »

La kulan – Wadaadka Afadiisa shaqada guriga kala dhinac shaqeeya!

Himilo- Badi dadka miyiga ku nool, waa dhif inaad aragto nin jikada ku jira oo cunto karinaya ama afadiisa ka caawinaya howlaha guriga. Tani waxa loo celinayaa aragtida ah in haweenka iyo ragu kala madax-bannaan yihiin dhanka shaqada oo aysan ...

Read More »

Waa immisa Muslimiinta ku nool caasimadda Moscow?

Himilo- Madaxa golaha fatwada ee Ruushka Raawi Ceynu Diin ayaa sheegay in tirada Musliimiinta magaalada Moscow tahay 2.5 Milyan oo qofood. Mr Raawi ayaa shaaca ka qaaday xogta kaddib markii uu qabsoomay kulanka 7aad ee golaha fatwada Ruushka oo uu ...

Read More »

Mario Mandzukic oo diiday inuu u dhaqaaqo Qatar

Himilo- Weeraryahanka kooxda Juventus Mario Mandzukic ayaa lagu soo waramayaa inuu iska diiday dalab 7 milyan ginni sannadkii ah oo uu  ugu dhaqaaqo Qatar iyadoo ciyaaryahanka reer Croatia lagu xamanayay inuu u wareegayo Manchester United. Mandzukic ayaa si xooggan loola ...

Read More »

Abaarta Australia oo saameyn tabban ku reebtay nolosha fiidmeerta

Himilo- Tiro badan oo fiidmeerta Australia ah ayaa lagu soo waramayaa inay naf baxeen sabab la xiriirta abaarta darran ee saameysay cuntada xayawaankan. Kooxda Bats Queensland ayaa u sheegtay wakaalada AFP in la diiwaan geliyay koror badan oo ku saabsan ...

Read More »

Sergio Ramos oo doonaya heshiis cusub oo Real Madrid ah

Himilo- Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday inuu si aad ah ugu baahan yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo Bernabeu. Xiddiga reer Spain ayaa Real Madrid kaga soo biiray kooxda Sevilla 2005, daafaca dhexe ayaa in ka ...

Read More »

Shiinaha oo daah furay garoonka diyaaradeed ee ugu weyn caalamka

Himilo- Shiinaha ayaa daaha ka qaaday garoonka diyaradeed ee ugu weyn caalamka maalmo kahor sannad guurada 70aad ee aas-aaska xisbiga Shiinaha. Dhismaha garoonka Daxing International Airport oo ka fog 46 km caasimadda Beijing ayaa la dhammeeyay bishii July ee tagtay. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan