Himilo- Xiddigii hore ee Liverpool Jamie Redknapp ayaa sheegay in Manchester City ay weli tahay kooxda ugu weyn ee Jurgen Klopp ku cariirin karta marka ay timaado hanashada Horyaalka Premier League. City ayaa 3-1 ku garaacday kooxda kaalinta labaad ee ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Jose Mourinho “Uma baahnin saxiixyo bisha Janaayo.”
Himilo- Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inuusan u baahneyn la soo wareegeegida xidigo bisha Janaayo. Tababaraha reer Portugal ayaa ku hogaamiyay Spurs afar guul shan kulan oo Premier League ah tan iyo markii uu bedelay ...
Read More »Romania oo xaraasheysa gaariga hoggaamiyahoodii hore
Himilo- Sida ay sheegtay waaxda canshuuraha dowladda Romaniya ee magaceeda loo soo gaabiyo ANAF, gaari uu lahaa hoggaamiyihii hore ee dalkaasi Nicolae Ceausescu ayaa la iibiyay. Gaarigan oo la hayay muddo 25 sanno ah ayaa waxaa ku loolamayay Illaa shan ...
Read More »Maqaayad macaamiisheeda u heynaysa taleefanada gacanta si ay u helaan qiimo dhimis
Himilo- Maqaayad ay leeyihiin muwaadiniin Talyaani ah oo ku taalla Britain ayaa macaamiisheeda u sameynaysa qiimo dhimis, waase haddii ay ogolaadaan in taleefanadooda gacanta ku wareejiyaan adeegayaasha maqaaxida inta ay cunada qaadanayaan. Casa Italia oo bishii Juun ee sannadkan noqotay ...
Read More »Borussia Dortmund oo kula biirtay Man United tartanka loogu jiro Dries Mertens
Himilo- Weeraryahanka kooxda Napoli Dries Mertens ayaa bartilmaameed u ah kooxda Borussia Dortmund. Iyada oo ay ugu wacan tahay qandaraaska xiddiga heerka caalami ee dalka Belguim oo dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan, Manchester United ayaa la sheegayaa inay isha ku heyso ...
Read More »Japan: Lamaane si layaab leh u maaweeliya cunuggooda sannad jirka ah
Himilo- Lammaane Japanese ah ayaa la yimid hab cajiib ah oo ay ku maaweelin karaan cunugooda sanad jirka ah kaas oo marwalba oo hooyadu ay banaanka aado bilaaba oohin aan kala go’ laheyn. Waxaana ay sameeyeen boor lagu sawiray hooyada ...
Read More »Carlo Ancelotti oo ugu danbayn la wareegay shaqada Everton
Himilo- Magacaabista Carlo Ancelotti ee loo magacaabay macalinka cusub ee Everton ayaa ah inuu aqbalay heshiis afar sano iyo bar ah kaasoo socon doona ilaa xagaaga 2024 oo uu la qaadan doono kooxda Merseyside. 60 jirka reer talyaani ayaa koobab ...
Read More »Macluumaad kasta oo aad uga baahan tahay suuqa Forex
Himilo- Forex waa Lacagta oo lafteeda ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu beddelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale. Waxaa bilaabay Babylonian –kii hore ee dalka Ciraaq, Masar waxaa laga isticmaali jiray 259 BC, waqtigii faraacinada. Suuqii ugu horreeyay ee ...
Read More »Liverpool, Chelsea iyo Tottenham oo dagaal u galaya 20 jir reer Nigeria ah
Himilo- Weeraryahanka kooxda Lille Victor Osimhen ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay seddex koox oo ka ciyaarta Premier League. Osimhen wuxuu aasaasay mid ka mid ah rajada ugu sarreysa ee xilli ciyaareedkaan Ligue 1, isagoo ka qeyb qaatay ...
Read More »AC Milan iyo Inter Milan oo soo gabagabeeyay xiisihii ay u qabeen Giroud
Himilo- Olivier Giroud ayaa wajahayo rajada ah inuu kusii nagaado Chelsea ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka. Isagoo ku dhacay dariiqa ugu sareeya ee Stamford Bridge, 33 jirka ayaa u furan inuu raadsado koox cusub bisha Janaayo isagoo dalbaday inuu booskiisa joogtada ...
Read More »