Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay tijaabin doonto Liverpool marka ay timaado Sadio Mane iyadoo Reds fursad u siineyso inay lasoo saxiixato Marco Asensio xagaaga. Mane ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareedkii 2018-19 ee kooxda Jurgen Klopp, isagoo ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Gabar wadnaheeda uu istaagsanaa muddo 6 maalin ah oo la badbaadiyay!
Himilo – Xaalad caafimaad tii ugu horreysay oo mar la arag ah ayaa lagu tilmaamay markii ay badbaaday gabar 10 jir ah oo wadnaheeda uusan shaqeyn muddo lix maalin ah magaalada Shanghai ee dalka Shiinaha. Sida laga soo xigtay mareegta ...
Read More »Gabar wadnaheeda uu istaagsanaa muddo 6 maalin ah oo la badbaadiyay!
Himilo – Xaalad caafimaad tii ugu horreysay oo mar la arag ah ayaa lagu tilmaamay markii ay badbaaday gabar 10 jir ah oo wadnaheeda uusan shaqeyn muddo lix maalin ah magaalada Shanghai ee dalka Shiinaha. Sida laga soo xigtay mareegta ...
Read More »Mbappe oo aan doonaynin inuu qandaraas cusub u saxiixo PSG
Himilo –Kylian Mbappe ayaan wax muhiimad ah ka lahayn inuu qandaraas cusub u saxiixo PSG, waxaana laga yaabaa inuu qaato mushaar dhimis si uu ugu biiro Real Madrid. Kylian Mbappe ayaa lagu soo waramayaa inuu u caddeeyay Paris Saint-Germain in ...
Read More »Solskjaer oo u sheegay United inay beddalka Pogba kala soo saxiixdaan Barcelona
Himilo –Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya in Manchester United ay lasoo saxiixato Ivan Rakitic si uu u beddalo Paul Pogba, sida laga soo xigtay wargeysyada Spain. Pogba ayaa cadeeyay inuu doonayo inuu ka tago Old Trafford xagaagan, halka Real Madrid ...
Read More »Daraasad: Cagacageynta oo leh faa’iidooyin caafimaad
Himilo –Baaritaan cusub ayaa daaha ka qaaday in socodka kabo la’aanta uu ilaalo u yahay cagaha qofka inka badan inta kabaha ka badbaadinayaan. Sida lagu sheegay daraasad lagu daabacay majalada The Nature, cirbo jeexa ka dhasha socodka badan ee kabo ...
Read More »Seynisyahano xaqiijiyay aragti laga qabay caanaha
Himilo –Tan iyo muddo dheer, waxaa jirtay aragti laga aaminsanaa cabbista caanaha marka uu qofka qaato cunno kulul iyadoo u muuqata immika in la helay caddeynta arrintaasi. Baarayaal katirsan jaamacadda Pennsylvania ayaa oggaaday in caanaha yihiin xalka ugu habboon ee ...
Read More »Xagaa dhalad xasuus leh! Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga
Himilo – Waxaan sahmineynaa xiriirka koraya ee u dhaxeeya Turkiga Iyo Soomaaliya. Dawladda Turkiga waxay dowr muhiim ah ka ciyaareysay siyaasadda Africa tan iyo markii uu awoodda hantay xisbiga AK Party 2002. Xilligaa dawladdu waxay Afrika ku laheyd 12 safaarad ...
Read More »Kumuu noqon karaa da’yarkii 2aad ee ugu qaalisanaa kubadda cagta?
Himilo –Benfica ayaa sheegtay inay ka fekereyso dalab 126 milyan oo Euro ah oo u dhiganta (£112.9milyan) oo ka yimid Atletico Madrid oo ku aadan weeraryahanka reer Portugal Joao Felix. Dalabkani wuxuu ka sarreeyaa €120milyan oo lagu burburin karo qandaraaskiisa, ...
Read More »Haweenay ku go’doontay gudaha diyaarad markii looga tagay iyada oo hurdaysa
Himilo –Haweenay u dhalatay Canada ayaa wajahday xaalad adag markii ay ku go’doontay gudaha diyaarad iyadoo ku noqotay keli. Wargeyska the Sun ayaa laga soo xigtay in Van Teivani oo ku socotay Toronto inay ku go’doontay gudaha diyaarad markii dhammaan ...
Read More »