Home / 2019 (page 65)

Yearly Archives: 2019

Milan oo u lumisay Kabak kooxda Schalke

Himilo – Milan ayaa u muuqata inay ku guul dareysatay saxiixa Ozan Kabak sababtoo ah daafaca  Stuttgart ayaa doortay inuu ku biiro Schalke. AC Milan ayaa laashay wadahadalo ay kula jirtay Ozan ka dib markii ay muujiyeen inaysan  doonayn inay ...

Read More »

Wax ka ogow magaalooyinka ugu qaalisan in lagu noolaado 2019

Himilo – Magaalada Hong Kong ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan ee lagu noolaado sannadkii labaad oo xiriir ah sida lagu sheegay baaritaan cusub iyadoo magaalooyinka Asia dhigeen rikoor cusub. Xogta oo ay daabacday Mercer ayaa isbarbardhig ku sameysay inka badan ...

Read More »

Real Madrid oo qorshaheeda 2aad uu noqday laacib Ajex ah

Himilo –Real Madrid ayaa u dhaqaaqeysa  ciyaaryahanka khadka dhexe ee Ajax Donny van de Beek haddii ay ku guuldareystaan inay soo xero geliyaan Paul Pogba  si ay u keenaan Bernabeu. Madrid ayaa weli si weyn loola xiriirinayaa Pogba, kaasoo muujiyay ...

Read More »

Jasiirad ku taal Faransiiska oo laga helay nooc cusub oo xayawaan ah

Himilo – Jasiiradda Corsica oo ku taal Faransiiska waxaa laga helay nooc cusub oo xayawaan ah. Waxaa la aaminsan yahay inay tahay bisad weyn, waxay u eg tahay dawacada, waxay iska shabahaan meelo badan sida dhogorta iyo saynta. Khubarada waxay ...

Read More »

David Silva oo magac dhabay xiddiga buuxin kara Booskiisa

Himilo – David Silva ayaa kalsooni ku qaba in Phil Foden uu awoodi doono inuu buuxin karo booskiisa Manchester City marka uu kooxda ka tago sanadka soo aadan. 33 jirkan ayaa ka tegi doona Sky Blues 10 sanno ka dib ...

Read More »

Rwanda oo ay ku dhawaad sannad ku qaadatay inay Wiyil soo dhoofsato!

Himilo –Raggii qandaraaska qaatay waxay ku guuleysteen inay Rwanda geeyaan shanta Wiyisha waa-weyn ee madow ah kaddib billooyin ay ku hawlanaayeen sidii ay u safrin lahaayeen, mid ka mid ah qaadayaasha ayaa u sheegay wakaaladda Reuters. Labo dheddig iyo saddex ...

Read More »

Daraasad: Bunka oo kaa caawin kara inaad dhinto miisaankaada

Himilo – Cabbida koob bun waxay kaa caawin kartaa inaad dhinto miisaankaada, khuburo ayaa xogtan helay, tani waxay gubeysaa  sonkorta iyo baruurta iyadoo dhalaalineysa jirka. Professor Michael Symonds oo katirsan jaamacadda University of Nottingham madaxna ka ahaa daraasadda waxa uu ...

Read More »

Da’yar loo maxkamadeynayo farriimo uu WhatsApp-ka ugu diray gabar

Himilo – Magaalada Sharjah ee Imaaraadka Carabta ayaa lagu maxkamadeynayaa nin dhallinyaro ah oo farriimo ugu diray WhatsApp-ka gabar u dhalatay dalkaasi sida laga soo xigtay ilo wareedyo dhanka warbaahinta. Sida uu qoray wargeyska Emarat Al Youm, eedeysanaha oo u ...

Read More »

Liverpool oo ku dhaw inay la soo saxiixato daafac da’yar ah

Himilo – Liverpool ayaa u dhaw inay heshiis ay la gaarto daafaca dambeedka dhexe ee kooxda PEC Zwolle Sepp van den Berg. Xiddiga heerka caalami ee dalka Netherlands ayaa 18 jir noqon doona  sanadka cusub, laakiin wuxuu durbadiiba u saftay ...

Read More »

Sidee ayuu dhafarka u saameynayaa dhalmada ragga?

Himilo – Daraasad ay sameysay jaamacadda Aarhus ayaa daaha ka qaaday in dhafarka badan ee ragga uu dhaawici karo heerka dhalmadooda marka loo fiiriyo ragga kale ee aan daahin habeenkii. Baarayaasha ayaa soo helay natiijadda kaddib markii la wareystay 104 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan