Home / 2019 (page 67)

Yearly Archives: 2019

Jiir lagu arkay qasriga Buckingham oo argagax ku reebay boqorada Ingiriiska

Himilo – Boqorada Ingiriiska ayaa lagu soo waramayaa inay argagax ka qaaday jiir ama dooli lagu arkay qasriga Buckingham taasi oo ku dhalisay carro xooggan. Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, boqorada Ingiriiska ayaa dareentay argagax markii ay jiir ...

Read More »

Boqolaal haad geel ah oo ku summoobay Botswana

Himilo – Boqolaal haad geel ah ayaa raqdooda la helay kaddib markii ay cuneen bakhtiga maroodi summeysan kaas oo ugaarsadayaal ay ku dileen dalka Botswana. 537 oo ah haad la yiraahdo geel-doox iyo laba gorgor oo naf baxay ayaa la ...

Read More »

Man City oo u furan iibka Fabian Delph

Himilo -Manchester City ayaa diyaar u ah inay dhageysato dalabyada qadka dhexe ee Fabian Delph xagaagaan. 29 jirkan ayaa afar xilli ciyaareed ku qaatay garoonka Etihad Stadium, isagoo 89 kulan u saftay tartamada oo dhan sababo dhaawac awgiis. Ciyaaryahanka heerka ...

Read More »

Daraasad: 250 Garaam oo balaastiko ah ayaa gasha jirkeenna sannadkii

Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in qofka caadiga ah uu qaato ku dhawaad 2000 oo ah haraadiga balaastikada toddobaad kasta. Biyaha la cabo ayaa lagu sheegay inay yihiin halka ugu badan ee laga helo haraadiga yaryar ee ...

Read More »

Celtic oo u sheegtay Arsenal qiimaha lagu heli karo Kieran Tierney

Himilo -Arsenal ayaa la soo warinayaa in loo sheegay inaysan awoodin inay kula soo wareegaan daafaca Celtic Kieran Tierney wax ka yar 25 milyan oo ginni. Daafaca buuxa, oo ka yimid  akadeemiga kooxda ayaa u saftay 170 kulan, waxaana si ...

Read More »

Waxa uu ku guuleystay bakhtiyaa nasiib balse waxaa la qeybsaneysa xaaskiisa hore!

Himilo – Muddo labo sanno ah kaddib oo ay kala tageen xaaskiisa, nin Mareykanka u dhashay ayaa ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya qiimo dhan 80 Milyan oo doolar. Nasiibka ninka ayaa noqday mid kala dhiman kaddib markii maxkamad ku ...

Read More »

Marti geliyaasha AFCON 2019 oo caawa daah furka wajahaya Zimbabwe

Himilo -Tartanka qaramada afrika ayaa caawa lagu wadaa inuu ka farmo dalka waqooyiga afrika dhaca ee Masar, waa kii 32-aad tan iyo inta la bilaabay 62 sano ka hor oo ku suntan1957. Koobkaan oo uu soo agaasimo xiriirka kubadda cagta ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Salaad ” Darsiga 7aad

Read More »

20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga

Himilo FM –Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa billowday ol’ole dowladaha loogu yeerayo ...

Read More »

Maqal : Casharka Safiinatu Salaad ” Darsiga 6aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan