Himilo FM –Sabtidii, gabadhan oo 33 jir ah una dhalatay dalka Tunisia ayaa sameysay taariikh kaddib markii ay noqotay haweeneydii ugu horreysay oo Carab iyo Afrikaan ah oo ciyaar maamusha kulan heerka koowaad oo ay raggu ciyaarayeen kaasi oo ahaa ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Napoli oo ku dhaw inay ammaah kula soo wareegaan James Rodriguez
Himilo FM –Real Madrid ayaa u oggolaan doonta James Rodriguez heshiis ammaah oo uu ugu dhaqaaqayo kooxda Serie A ka dhisan ee Napoli, sida ay werineyso Sky Sports Italia. Xiddigan u dhashay qaranka Colombia ayaa muddo dheer ka maqnaa safka ...
Read More »Vidal “Ku soo laabashada Neymar ee Barcelona waxay noqon laheyd wax wanaagsan.”
Himilo FM –Khadka dhexe kooxda Barcelona ee Arturo Vidal ayaa hadallada ku aadan in Neymar lala xiriirinayo Barcelona ka dhigay mid sarre isaga oo doonaya in uu dib ugu soo laabto garoonka Camp Nou, mar uu ka hadlyay xiddiga ayuu ...
Read More »Diyaarada ugu weyn caalamka oo la iibinayo
Himilo FM –Shirkadda Vulcan ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shacisay qiimaha lacageed ee lagu iibinayo diyaarada ugu weyn caalamka oo keliya hal jeer sameysay duulimaad. 400 Milyan oo doolar ayaa lagu sheegay qiimaha diyaarada Stratolaunch oo uu lahaa bilyaneerka ...
Read More »Maqal: Barnaamijka Kas-wadaag
maqal: Casharka Safiinatu Salaad ” Darsiga 5aad
Josep Maria “Barcelona marnaba lama hadlin Antoine Griezmann.”
Himilo FM –Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in Antoine Griezmann ayna caddeyn in uu ku biirayo kooxda isagoo ku adkeysanaya in weli aan wadahadal lala meel dhigin weeraryahanka Atletico Madrid. Ciyaaryahanka reer France ayaa bishii lasoo dhaafay ku ...
Read More »Real Madrid oo dejisay goorta ay la saxiixanayan Paul Pogba
Himilo FM –Sida ay werinayaan warbixino ka imaanaya gudaha Spain, kooxda Real Madrid ayaa dejisay wakhtiga ay lasoo saxiixanayaan bartilmaameedkooda Pogba iyaga oo u qorsheeyay 1 July, maalintaasi oo ay xiddigaha Manchester United u tahay xilliga ay kusoo laabanayaan tababarka ...
Read More »Wax ka ogow dawada ugu qaalisan caalamka
Himilo FM –Shirkad soo saarta dawooyinka oo laga leeyahay Switzerland ayaa soo bandhigtay dawada ugu qaalisan caalamka oo lagu dabiibayo xannuun ku dhaca carruurta. Hay’adda cuntada iyo dawooyinka Mareykanka ayaa siisay shirkadda oggolaanshaha dawada oo lagu qiimeeyay lacag dhan 2.1 ...
Read More »Goorma ugu habboon inaad tagto firaashka si aad u hesho hurdo wanaagsan?
Himilo FM –Daraasadaha ayaa inta badan tilmaama in hurdo yarida saameyn xun ku leedahay qofka, waxqabadkiisa iyo muuqaalkiisa guud maalintii oo dhan. Hurdo xun oo aad qaadato habeenkii waxaa laga yaabaa inay beddasho midabka maqaarka iyo indhaha iyadoo suuragal yihiin ...
Read More »