Home / 2019 (page 7)

Yearly Archives: 2019

Da’yarka kooxda Barcelona Juan Larios oo ku sii jeeda Man City

Himilo- Da ‘yarka kooxda Barcelona Juan Larios ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu heshiis la gaaro kooxda Manchester City. 15 jirka, oo inta badan u shaqeeya sidii daafaca biddix, ayaa la sheegay inuu iska diiday fursad ...

Read More »

Liverpool oo damaceedu yahay inay soo xero galiso Minamino

Himilo- Tababaraha Liverpool Jürgen Klopp ayaa laga yaabaa inuu weerar ku qaado Red Bull Salzburg bisha Janaayo ka dib markii uu isha ka qaaday Takumi Minamino xilli ciyaareedkan Champions League. Klopp ayaa diyaar u ah inuu xoojiyo kooxdiisa maadama ay ...

Read More »

Wolves oo ka fiirsaneysa inay dalab u dirto Red Bull Salzburg

Himilo- Weeraryahanka kooxda Red Bull Salzburg Hwang Hee-chan ayaa lagu soo waramayaa inuu u muuqdo mid bartilmaameed u ah kooxda Wolverhampton Wanderers. In kasta oo inta badan diiradda la saarayo saaxiibkiisa Erling Braut Haaland, Hwang ayaa sidoo kale isagu noqday ...

Read More »

Lakulan – Ninka dhisay in ka badan 90 Masaajid!

Himilo- Nin qeyb ka ahaa burburinta Masjidka Babri sannadkii 1992 ayaa qaatay diinta Islaamka, wuxuuna dhisay in ka badan 90 Masaajid si uu gefkiisa u saxo, marka loo eego Anadolu Agency. “Waxaan u nadray inan Masjidkaas u burburiyo Ilaaha Ram ...

Read More »

Man City oo la soo wareegeysa Samuel Umtiti

Himilo- Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhowdahay inay heshiis la gaarto daafaca Barcelona Samuel Umtiti. Kooxda heysata horyaalnimada Premier League ayaa wali heysata dhibaatooyin daafaca iyadoo maqnaanshaha Aymeric Laporte uu sabab u yahay dhaawac jilibka ah oo ...

Read More »

Kooxo reer England ah oo durba ku loolamaya Carlo Ancelotti

Himilo- Kooxda Everton ayaa  isku diyaarinayso in ay kula dagaallanto kooxda Arsenal saxiixa macallinka khibradda leh ee Carlo Ancelotti. 60 jirkan ayaa laga ceyriyay kooxda Napoli habeenkii talaadada inkastoo uu kooxda ku hogaamiyay wareega 16ka Champions League ka dib markii ...

Read More »

Talyaaniga: Tuugo u cudur daartay shaqaalaha banki ay u dhaceen!

Himilo- Bankiga bpm ee ku yaalla magaalada Marradi ee dalka Talyaaniga ayaa la kulmay fal dhac ah oo ay geysteen koox ka kooban seddex qofood. Sida ay qortay warbaahinta Talyaaniga, kooxda ayaa soo minguurisay musalsalka La Casa de Papel iyaga ...

Read More »

9 jirkii ugu horreeyay ee la filayay in uu ka baxo jaamacad oo joojiyay waxbarashada

Himilo- Laurent Simons oo dhawaan loogu yeeray ardaygii ugu da’da yaraa ebid ee ka qalin jabinaya jaamacad ayaa go’aansaday in uu joojiyo waxbarashada sida uu qoray wargeyska Daily Mail. Wiilka yar ee u dhashay Belgium-ka ayaa la filayay in uu ...

Read More »

11 Dec- Maalinta caalamiga ee buuraha

Himilo- Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee sannadka ...

Read More »

Kooxda Man City oo ku biirtay loolanka loogu jiro Nathan Ake

Himilo- Manchester City ayaa u aqoonsatay daafaca Bournemouth Nathan Ake inuu noqon karo saxiixiisa mid macquul ah bisha Janaayo. Inkasta oo ay jiraan arrimo dhaawac oo soo noqnoqda oo ku saabsan khadka dhexe, Pep Guardiola ayaa ku adkeystay in City ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan