Home / 2019 (page 72)

Yearly Archives: 2019

Oxford oo lagu garaacay liiska jaamacadaha ugu wanaagsan Ingiriiska

Himilo FM –Waxa uu noqday war weyn oo ay ka naxeen ardayda Ingriiska. Waa markii ugu horreysay oo jaamacadda Oxford ka hoos marto booskeedii 1aad ee liiska jaamacadaha ugu wanaagsan Ingiriiska iyada oo ay kaalinteeda qaadatay jaamacadda University of St ...

Read More »

Chelsea oo ku dalbanaysa 80 milyan oo ginni beddalka Hazard

Himilo FM –Chelsea ayaa  dooneysa inay la soo wareegto xiddiga Bayer Leverkusen Leon Bailey xagaagan haddii ay maareeyaan  ganaaxooda. Blues ayaa racfaan ka qaadatay Maxkamadda xalinta khilaafaadka Cayaaraha, waxayna ku rajo weyn tahay in ganaaxa Fifa ay ku soo rogeyso ...

Read More »

Haweenay furriin ka dalbatay maxkamad sabab la xiriirta barafuun

Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Masar ayaa dacwad ka geysay saygeeda maxkamad magaalada Qaahira kaddib muddo 5 sanno ah oo ay wada joogeen. Waxay ka cabanaysaa barafuunka uu isticmaalo ninkeeda oo ay dhibsatay. Gabadha 29 jirka ah ayaa sheegtay ...

Read More »

Maxay Iiraan albaabada isugu dhufatay inka badan 500 maqaayad?

Himilo FM –Maamulka maxaliga ah ee Iiraan ayaa xeray ku dhawaad 547 maqaayad oo ku yaalla dalkaasi sabab la xiriirta inay jabiyeen shareecada Islaamka sida laga soo xigtay wargeyska Ictimaad ee Iiraan ka soo baxa. Wargeyska ayaa xaqiijiyay in booliiska ...

Read More »

PSG oo £80m ku dalbatay Matthijs de Ligt

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay oggolaatay 80 Milyan oo ginni si ay ula soo saxiixato daafaca kooxda Ajax ee Matthijs de Ligt. 19 jirkan ayaa qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay xilli ciyaareedkan, taasi oo keentay in ...

Read More »

Xerashada kabaha cirbaha dhaadheer oo dood ka dhalisay Jabaan!

Himilo FM –Dalka Jabaan, xerashada kabaha cirbaha dhaadheer ayaa laga keenay dood kulul toddobaadyadii ugu danbeeyay iyadoo xukuumadda lagu qasbay inay soo fara geliso islamarkaana faallo ka dhiibato arrinta. Wasiirka caafimaadka iyo shaqada ee dalka Jabaan ayaa difaacay go’aanka maamulayaasha ...

Read More »

Man United oo isha ku heysa Eric Dier

Himilo FM –Man United ayaa lagu soo waramayaa inay quudareynayaan sidii ay ugu dhaqaaqi lahaayeen Eric Dier. Red Devils ayaa la fahamsan yahay in xiddigan ay ka doorbidayaan laacibka Declan Rice kaasi oo aysan u badneyn in kooxda  West Ham ...

Read More »

Haweenaydii ugu da’da weyneyd Waqooyiga Ameerika oo geeriyootay

Himilo FM –Ellen Dolly Gibb oo ah haweenayda ugu da’da weyn Canada iyo qaaradda Waqooyiga Ameerika ayaa ku geeriyootay da’da 114 iyadoo ku sugan gurigeeda magaalada North Bay sida laga soo xigtay warbaahinta Canada. Warbaahinta CBC ayaa tilmaamtay in Gibb ...

Read More »

Ragga ay ka dhintaan xaasaskooda oo wajaha wadno xannuun!

Himilo FM –Baaritaan cusub ayaa muujiyay in ragga ay ka dhinteen xaasaskooda u nugul yihiin cudurrada wadno xannuunka inka badan haweenka laga dhinto. Khubaro katirsan jaamacadda Aston University ee ku taalla Birmingham ayaa oggaaday in ragga ay ka dhinteen xaasaskooda ...

Read More »

Xulka Soomaaliya oo markii labaad xiriir kaga qeyb gelaya koobka adduunka

Himilo FM -Xulka qaranka Soomaaliya ayaa ciyaari doona cayaaraha adduunka bisha oktoober iyaga oo ku guruub ah qaramada Mexico, Ivory coast, iyo Moldova. Tartankan oo ay ka qeyb geli doonaan dalal magac ku leh dunida ayaa ka dhici doona dalka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan