Home / 2019 (page 73)

Yearly Archives: 2019

Willian oo qalinka ugu duugaya heshiis cusub Chelsea

Himilo FM – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u soo bandhigtay Willian heshiis cusub oo labo sanno ah, kaasoo ah mid ka soo horjeeda siyaasadda kooxda oo ah inay heshiiska u kordhin ciyaartoyda da’doodu ka weyn tahay 30 sanno. ...

Read More »

Nin Gasiinkii Ka Go’ay Gabaadna ka dhigtay Guriga Gabadh uu jeclaa

Himilo FM – Dib u helidda jaceyl lumay in loo maro cunno ka soomid waxay u badantahay  ficil aan ku habbooneyn, balse talaabadan waxaa ku fekeray oo ay u shaqeysay wiil ka soo jeeda India. Waxa uu hor fariistay guriga ...

Read More »

Barcelona oo wadahadalo horumar leh la billowday Valencia

Himilo FM –Barcelona ayaa wadahadalo horumar leh la billowday Valencia si ay kaga  iibsato Rodrigo Moreno. Kooxda heysata horyaalka Spain ayaa la rumeysan yahay inay raadineyso weeraryahan cusub si ay ugu beddelaan Luis Suarez. Sida ay qortay jariirada Diario Sport, ...

Read More »

PSG oo ku biirtay loolanka loogu jiro Lukaku

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa dooneysa inay dalab u dirto weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku, sida laga soo xigtay warbixin. Kooxda heysata horyaalka Faransiiska ayaa dooneysa inay keento ugu yaraan hal weeraryahan oo cusub ka dib markii xilli ciyaareedkii ugu ...

Read More »

Valencia oo ku dhaw inay heshiis la gaarto Hernandez

Himilo FM –Valencia ayaa ku dhaw  inay lasoo saxiixato weeraryahanka West Ham United Javier Hernandez. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Maksiko ayaa labadii xilli ciyaareed ee lasoo dhaafay ku qaatay Hammers isagoo dhaliyay 15 gool 53 kulan oo uu saftay ...

Read More »

Qudus: 400,000 qofood oo xalay u istaagay taajudka masjidka Al-Aqsa

Himilo FM –Boqolaal kun oo qofood ayaa saalada Taajudka ku tukaday masjidka Al-Aqsa xalay oo ku beegneyd 27-ka bisha Ramadaan. Sawirro laga helay wakaalada wararka Falasdiin ee Wafa ayaa muujiyay dad tiro badan oo ku tukanaya gudaha iyo bannaanka masjidka ...

Read More »

Maalinta caalamiga ee Tubaako la’aanta

Himilo FM – 31-ka May maanta oo kale waxaa dunida looga aqoonsaday maalinta ka hortagga cabbistaTubaakada. Tubaakadu waxa ay dishaa in ka badan 8 milyan oo qof sannad kasta. In ka badan 7 milyan oo ka mid ah dhimashadoodu waa ...

Read More »

Tottenham iyo Arsenal oo ku dagaalamaya xiddig garabka uga ciyaara Roma

Himilo FM –Tottenham Hotspur iyo Arsenal ayaa wada doonaya  ciyaaryahanka garabka uga ciyaara AS Roma Cengiz  Under. Labada kooxood ee waqooyiga London ayaa la filayaa inay si firfircoon uga ciyaari doonaan suuqa kala iibsiga xagaaga, iyadoo la soo jeediyay inay ...

Read More »

Gabar haddiyad loo siiyay badweyn maalinta jaceylka Shiinaha!

Himilo FM –Haweenay u dhalatay Shiinaha ayaa boggaga dhinaca Internet-ka ku soo qortay dareenkeeda ku aadan haddiyad ay ka heshay saaxiibkeed 20-kii bishan May oo kamid ah maalmaha la xusayo jaceylka dalka Shiinaha. Haddiyada oo ah tii ugu horreysay ee ...

Read More »

Inter Milan oo kooxda ka dirtay Luciano Spalletti

Himilo FM –Inter ayaa xaqiijisay in tababaraha kooxda Luciano Spalletti inuu ka tagay kooxda maalmo yar ka dib markii uu geeyay Nerazzurri kaalinta afaraad ee horyaalka Serie A iyo Champions League xilli ciyaareedka soo aadan. Spalletti ayaa tagay San Siro ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan