Home / 2019 (page 79)

Yearly Archives: 2019

Nin xaaskiisa ka jaray faraha si uu uga joojiyo waxbarashada

Himilo FM –Nin maseyrsan ayaa wajahaya xabsi kaddib markii faraha uu ka jaray xaaskiisa oo billowday waxbarasho iyada oo aan wax fasax ah ka qaadan. Rafiqul Islam oo 30 sanno jir ah ayaa indhaha iyo afka ka xiray xaaskiisa Xawa ...

Read More »

Koonfurta Suudaan oo mamnuucaysa xarumaha lagu caweeyo

Himilo FM –Qoraal laga soo saaray madaxtooyada koonfurta Suudaan ayaa lagu mamnuucay goobaha lagu caweeyo sababo lala xiriiriyay dhaqamo aan anshax laheyn oo halkaasi ka dhaca. Madaxtooyada xukuumadda koonfurta Suudaan ayaa xustay in aan loo dulqaadan karin dhaqamada goobaha lagu ...

Read More »

Jarmalka: Waalidiinta carruurta ku qasba soonka oo la ciqaabayo

Himilo FM –Wasiirka cadaaladda gobalka Hesse ee dalka Jarmalka Eva Kune Hermann ayaa taageertay in la ciqaabo waalidiinta carruurtooda ku qasba inay soomaan bisha Ramadaan. Iyadoo la hadleysay wargeyska dalka Jarmalka ee Bild, wasiirka ayaa xustay in waalidiinta ku qasba ...

Read More »

Bartilmaameedkii Man Utd oo baaqi ku sii ahaanaya Borussia Dortmund

Himilo FM – Xiddiga garabka uga ciyaara Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa inuu beeniyay suurtagalnimada ah inuu dib ugu soo laabanayo Premier League xagaagan. Sancho ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay Westfalenstadion tan iyo ...

Read More »

Warbixin: Garoomada iyo diyaaradaha ugu wanaagsan caalamka

Himilo FM –Shirkadda AirHelp ayaa soo saartay warbixin la xiriirta garoomada iyo diyaaradaha ugu wanaagsan caalamka kaddib markii la darsay xoggo ku dhaw 40 kun oo laga qaaday 40 dal. Warbixinta ayaa qiimeyn ku sameysay 134 garoon iyadoo la eegayay ...

Read More »

Masar oo qorsheynaysa afur wadareedkii ugu weynaa caalamka

Himilo FM – Masar ayaa qorsheynaysa inay qabato afur wadareedkii ugu weynaa caalamka inta lagu guda jiro bisha Ramadaan xilli la filayo in afurka uu galo liiska hay’adda diiwaan gelisa rikoorada caalamiga ah ee Guiness World Records. Sida laga soo ...

Read More »

South Korea oo marti gelineysa xaflad sanadeed loogu debaaldegayo Ramadaanka.

Himilo FM – Dawladda South Korea waxay qabaneysaa xaflad sanadeed lagu weyneynayo bishan Ramadan, waxa lagu wadaa inay ka soo qeyb galaan muslimiinta dalkaas, wargeyska Yonhap ayaa warkan ka soo xigtay wasiirka arrimaha dibadda. Munaasabadan waa xafladdan affur  ah waxay ...

Read More »

Sidee Muslimiintu kaga qeyb qaateen Samata-bixinta Xasuuqii ka dhacay Rwanda?

Himilo FM – 25 sanno kaddib Xasuuqii Rwanda wuxuu ifinayaa xaqiiqooyin aan lasoo hadal-qaadin in badan – doorkii Muslimiintu ku lahaayeen badbaadinta dadkii lagu gumaadayay Xasuuqa ayaana kamid ah. Kumanaan ka baqa-cararay Xasuuqa oo soo magansaday gudaha Masaajiddii Rwanda si ...

Read More »

Bartilmaameedkii Arsenal oo hoos u dhigay ku biiristiisa kooxda

Himilo FM – Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Bournemouth Ryan Fraser ayaa sheegay  inuu diyaar u yahay in uu sii joogo garoonka Vitality Stadium xilli ciyaareed kale. Fraser ayaa kamid ah  ragga ugu muhiimsan kooxda, laakiin xiddiga reer Scotland ayaa hal ...

Read More »

Jurgen Klopp oo mar kale dalab u diray Marco Asensio

Himilo FM –Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa inuu go’aansaday lasoo saxiixashada ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Marco Asensio. Liverpool ayaa lala xiriirinayay Asensio tan iyo billowgii 2019, inkastoo kubadsameeyaha loo arkayay inuu qeyb muhiim ah ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan