If you want for top level online dating services, you may have various choices and concerns to do so. Quite simply, you have to think about a wide array of factors when making this kind of choice. You can find ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Manchester City oo qorsheyneysa keenitaanka Lionel Messi
Himilo – Manchester City ayaa la werinayaa in si dhab ah u doonaayan Lionel Messi iyaga oo doonaya qorshe ay ku qancinayaan Barcelona sidii weeraryahanka ku imaan lahaa Etihad Stadium. 33 sanno jirkaan ayaa ku guuldarreystay in uu ka hayaamo ...
Read More »Inter Milan oo hoos u dhigtay dalab kaga imaanaya Liverpool, Man United iyo Arsenal.
Himilo – Naadiga Inter Milan ayaan ku qanacsanaan doonto qiimo waliba oo loo soo bandhigo ee lagu doonayo khadkooda dhexe Nicolo Barella. 23 sanno jirkaan, ayaa si joogto ah ugu ciyaaraya naadiga, kaddib markii uu amaah ugu soo ciyaaray Cagliari ...
Read More »Kiisaska Covid-19 ee India oo kor u dhaafay 8.8 Milyan
Himilo – Tirada guud ee kiisaska cudurka Covid-19 ee India ayaa kor u dhaafay 8.8 milyan, xilli wadankaasi laga diiwaan galiyay 24-kii saac ee danbeysay 41,100 kiis, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi. Wasaaradda ayaa xustay in ugu yaraantii 447 ...
Read More »Muxuu yahay xalka loo helay libaaxyada lo’da weerara?
Himilo – Libaaxu wuxuu ka mid yahay duur-joogta ka qeyb qaadata isku dheelli-tirnaanta degaanka, haddana wuxuu weeraraa oo uu laayaa xoolaha la dhaqdo sida ariga, lo’da, iyo geela. Dadka reer guuraa ah ee xoolo-layda ah waxay dhibaato ku qabaan dugaagga ...
Read More »Dhaqdhaqaaqyada Salaadda waxey yareeyaan xanuunada Laf-dhabarta
Himilo – Muslimiinta waxaa lagu waajib yeelay inay maalinkii tukadaan shan salaadood, kuwaas oo u ah fursad ay isugu xirayaan Eebbe weynaha abuuray. Dhaqdhaqaaqyada ay sameeynayaa xilliga Salaadda sida xirashada, Rukuucda, Sujuudda iyo kuwa kale waxaa ku jira faa’iidooyin dhowr ...
Read More »Real Madrid oo ku kalsoon in qiimo sare ku iibsadaan Kylian Mbappe
Himilo – Real Madrid ayaa la werinayaa in ay ku kalsoon tahay la saxiixashada laacibka Paris Saint-Germain weerarka ugu ciyaara Kylian Mbappe, kaasi oo ay ku doonayaan qiimo dhan €180 milyan Yuuro oo u dhiganta (£161m) marka la gaaro xagaaga ...
Read More »Liverpool o u dhaqaaqday daafac ka tirsan Olympiacos
Himilo – Daafaca kooxda Olympiacos ee Ruben Semedo ayaa la werinayaa in ay dooneyso kooxda Liverpool. Ku guuleystayaasha Premier League ayaa si weyn u rajeneysay in ay la saxiixdaan daafac dhexe marka la gaaro bisha January, iyaga oo ay ka ...
Read More »Lix jir noqday shaqsiga ugu yar ee naqshadeeya computerada
Himilo – Wiil lix jir ah oo u dhashay dalka India ayaa galay diiwaanka buugga dhacdooyinka dunida ee Guinness World Record, kaddib markii uu helay shahaado loogu aqoonsanayo da’yarka ugu yar caalamka ee naqshadeeya computerka. Arham Om Talsania, ayaa ka ...
Read More »Qalinka ugu dheer caalamka!!!
Himilo – Nin sanca yaqaan ah oo u dhashay India ayaa naqshadeeyay qalinka ugu dheer dunida, kaas oo dhiriirkiisu yahay 9-fiit oo u dhiganta 2.7432-mitir. Muhammed Dileef oo shaqadan ay ku qaadatay sanad, ayaa markii uu ku guuleystay waxa uu ...
Read More »
Radio Himilo
