Himilo – Boliiska magaalada Sunderland ee waqyoogi-bari England, ayaa gacanta ku dhigay tuug xaday qalab kuwa wax lagu nadiifiya ah, kuwaas oo qiimahoodu ahaa lacag ku dhaw laba boqol oo doolar. Sheekada layaabka leh ayaa ah in tuuga qudhiisu u ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Bisad ka baxsatay xabsi lagu hayay
Himilo – Mukulaal ku eedeysaneyd danbi ah safrinta daroogo ayaa la wariyay inay ka baxsatay xabsiga ugu wayn dalka Sri Lanka, halkaas oo ay ku xirneyd. Inkastoo mas’uuliyiinta xabsiga ka hadal dhacdadan, hadana sida uu faafiyay warsidaha Aruna, mukulaasha ayaa ka ...
Read More »Mohamed Salah oo dhaliyay goolkiisii 100-aad ee Liverpool
Himilo – Xiddiga xulka qaranka Egypt ayaa si cajiib ah ugu soo muuqday ciyaar ay Reds barbaro 2-2 ah la galeen kooxda ay xafiiltamaan ee Everton. Weeraryahanka Liverpool ee Mohamed Salah ayaa dhaliyay goolkiisii 100aad ee naadiga, kulankii uu wajahay ...
Read More »Koeman oo xaqiijiyay doonista Depay ee kooxda bisha January.
Himilo – Laacibkii hore ee Manchester United ayaa kamid ah ciyaartoyda lala xiriirinayo u dhaqaaqista Camp Nou. Tababaraha Barcelona, Ronald Koeman ayaa calaamadeystay la saxiixashada Memphis Depay kaasi oo ka tirsan Lyon. Kahor inta uusan suuqa kala iibsiga xirmin October ...
Read More »Xalka caruurta ka maseyrta kuwa ka yar ee markaasi dhasha
Himilo – Kasoo qaad inaad haysato laba caruur ah, midi waa afar jir halka kan kalena yahay kaliya seddax bil jir. Waxaa suuragal ah in midka wayn uu galay xaalad maseyr ah markii uu dhashay midka yar. Waalidiinta marka ay ...
Read More »Guumeyskii raacay diyaaradda
Himilo – Duuliyaha mid ka mid ah diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca ee Helicopter-ka ayaa ku jiray hawlsha la dagaalanka dabka ka holcaya gobolka California ee dalka Mareykanka, markii si lama filaan ah uu daaqadda kaga soo galay shinbirka Guumeyska. Dan ...
Read More »Cilmibaaris: Nooca dhiig ee qofka ayaa laga saadaalin karaa halista uu ugu jiro Coronavirus
Himilo – Waxaa soo ifbaxaya cadeeymo isi soo taraya oo ku aadan in nooca dhiig ee qofka laga saadaalin karo qatarta uu ugu jiro inuu ku dhaco Covid-19 iyo qandhada daran ee uu ku qaban karo. Natiijada mid kamid ah ...
Read More »Daanyeer doonay inuu dilo Haweeneeydii quudineysay
Himilo – Haweeneey shaqaale ka ahayd goob xayawaanada lagu hayo oo ku taalla Spain, ayaa waxaa kasoo gaaray dhaawac culus, markii uu weeraray Gorilla ay xanaaneyn jirtay tan iyo yaraantiisii. Malabo, oo culeyskiisu yahay 90km ayaa jabiyay albaabo muraayado ka ...
Read More »Allan Saint-Maximin oo kordhinaya heshiiska uu kula joogo Newcastle
Himilo – Waxaa soconaya wadahadalo ku aadaan sidii ciyaariyahanka garabka kaga dheela kooxda Newcastle ee Allan Saint-Maximin uu ku kordhin lahaa heshiiska uu kula joogo naadiga, sida ay warisay Sky Sports. Xiddigan faransiiska u dhashay ayaa heshiis lix sanno ah ...
Read More »Liverpool, Arsenal iyo United-ka oo ku loolamaya saxiixa Nuno Mendes
Himilo – Sida ay daabacday Calciomercato, da’yarka daafaca bidix kaga ciyaara naadiga Sporting Lisbon ee Nuno Mendes, ayaa waxaa sixiixiisa baadi goobaya kooxaha ugu sareeya horyaalada Yurub. Waxaa kooxahaasi ku jira Liverpool, Arsenal iyo Manchester United, kuwaas oo ku loolamaya ...
Read More »
Radio Himilo
