Home / 2020 (page 3)

Yearly Archives: 2020

Pochettino oo doonayo in Messi uu la mideeyo saaxiibkiis Neymar

Himilo – Mauricio Pochettino, ayaa Lionel Messi ku biiri doona xiddigaha kooxda PSG, si uu halkaasi ugula midoobo saaxiibkiisii Barcelona ee Neymar, waase haddii loo magacaabo tababaraha naadiga, sida uu daabacay wargeyska Le Parisien. Paris Saint-Germain, ayaa hore kaga jirta ...

Read More »

Akadamiyadda Qur’aanka Kariimka ee ugu wayn caalamka

Himilo – Akadamiyadda oo laga furay magaalada Sharjah ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa waxey ku fadhisaa dhul gaaraya 75,000 oo mitir laba jibbaaran, taasi oo ka dhigeysa tan ugu ballaaran dunida. Waxey leedahay illaa todobo madxaf oo u fufeynaya ...

Read More »

Sheekada: Ninkii maska ka dhigtay Af-saabka

Himilo – Waxey ahayd dhacdo layaab leh, markii gaari rakaab siday oo kusii jeeday magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska lagu dhex arkay nin xirayn af-saab cajiib ah. Waa mas nool oo uu ku duubtay qoorta illaa afka. Mid ka mid ...

Read More »

7 Cut-Throat Romanian Women For Marriage Ways That Never Fails

Content material Why I just Love/Hate Romanian Women Just for Marriage Living, Death and Romanian Females For Marriage Why Is Romanian Women Meant for Marriage, take away? The Idiot’s Guide To Romanian Women For Marriage Discussed The Romanian Women For ...

Read More »

La kulan: Ninkii dabaasha ku jaray 202M isaga oo aan neefsan

Himilo – Dabaal-yaqaan u dhashay Denmark ayaa la guddoonsiiyay shahaada Guinness World Record, markii uu dabaashay fogaan gaareysa 662 fiit iyo 8.7 inch oo u dhiganta 202 mitir. Stig Severenson oo bandhigiisa ku sameeyay magaalada La Paz, ee dalka Mexico, ...

Read More »

Maxaa ku qasbi kara macaamiil inuu $5,600 u bixiyo hadiya ahaan?

Himilo – Baqshad ay ku jirto lacag gaareysa $5,600 ayuu kaga tagay miiskii uu ku cunteenayay, si uu hadiyad qarsoodi ah uga dhiso shaqaalaha maqaayad ku taalla gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ugana mahad celiyo adeegga ay u sameeyeen. Daily ...

Read More »

Kumanaan kiisas cusub ah oo laga soo warinayo UK

Himilo – Iyadoo feyruska cusub uu kusii faafayo UK, haddana tirakoobka maalinlaha ah ee Covid-19, ayaa muujinaya in la diiwaan galiyay 36,804 oo kiis, kuwaasi oo aan kala caddeyn inuu yahay feyruska cusub iyo inkale, waxaana u geeriyooday 691 oo ...

Read More »

Chelsea oo dooneysa Borussia Dortmund weeraryahankeeda Erling Haaland

Himilo – Chelsea ayaa la werinayaa in ay Borussia Dortmund weeraryahankeeda Erling Haaland ka dhiganayaan bartilmaameed xagaaga soo aadan. Sida uu ku warramayo saxafiga  Angelo Mangiante ee ka tirsan Sky Sports, Chelsea ayaa isku dayi doonta soo qaadashada laacibiinta Haaland ...

Read More »

Manchester United oo Liverpool kula biirtay Ozan Kabak

Himilo – Manchester United ayaa lagu warramayaa in ay isku dayayaan u tartamidda Schalke 04 daafaceeda ee Ozan Kabak. Sida ay ku warrameyso Daily Mail, United ayaa diyaar u ah in ay la xafiiltamaan kooxaha Liverpool iyo AC Milan. Warbixintu ...

Read More »

K/Kuuriya: Beentii horseeday in la xiro Maqaayadda

Himilo – Hayan Tree oo ah muuqaal duube ka xamaasha barta xiriirka bulshada ee Youtube, ayaa la kulmay dhaleeceenno xoogan markii falcelin uu ka bixiyay cuno ay qasabtay in albaabada la isugu dhufto maqaayad ku taalla wadanka Koofur Kuuriya. Waxa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan