Himilo – Koox khubaro ah oo baarta raadadka qadiimiga ah ayaa soo helay boqolaal raad oo la rumeysan yahay inay dhulka ku sawiranaayeen 120-kun oo sanno. Raadadkaan oo laga helay haro qadiimi ah oo ku taalla lama degaanka Nefud ee ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Jarmalka: Maxkamad laashay go’aan lagu joojiyay aadaanka salaadda
Himilo – Maxkamad ku taalla Jermalka ayaa amartay in mar kale kor loo qaado aadaanka salaadda masjid ku yaalla waqooyiga dalkaasi. Annette Kleinschnittger, garsooraha xukunka riday ayaa sheegtay in bulsho waliba ay xaq u leedahay inay si xorriyad leh ugu ...
Read More »Ousmane Dembele oo iska diiday u dhaqaaqitaanka Manchester United
Himilo – Weeraryahanka xulka qaranka France hadda uma baahna u dhaqaaqitaanka kooxda ku ciyaarta garoonka Old Trafford ee Manchester United. Ousmane Dembele ayaan xiiseeneynin ka tegitaanka Barcelona xilli uu xiiso ugu imaanayo kooxda Premier league ka dhisan ee Manchester United, ...
Read More »Caalamka: 226-ruux ayaa saacaddiiba ugu geeriyoota COVID-19
Himilo – In ka badan hal milyan oo ruux ayaa caalamka ugu geeriyootay xanuunka COVID-19, taas oo ka dhigan in 16-kii daqiiqaba uu geeriyooday hal qof amaba saacadiiba ay u dhinteen 226-ruux, sida lagu sheegay xogta bisha September. Wadamada Mareykanka, ...
Read More »Guddoomiye dib loo doortay isaga oo mootan laba todobaad
Himilo – Dadka dega xaafadda Deveselu, ee ku taalla koofurta Romania ayaa markii labaad u doortay Ion Aliman gudoomiyaha xaafaddaasi, inkastoo uu dhintay laba isbuuc kahor. Iyaga oo rumeysan inuu yahay ruuxa kaliya ee xilkaas u qalma, ayaa 64% dadkii ...
Read More »Manchester City oo Man United iyo Spurs kula biirtay tartanka Milik
Himilo – Manchester City, waa kooxdii ugu danbeysay ee Premier League ee ku biirta raacdada loogu jiro saxiixa Napoli ee Arkadiusz Milik. Xiddigga xulka Poland ayaa si weyn loola xiriirinayay u dhaqaaqista Tottenham Hotspur, halka Manchester United sidoo kale la ...
Read More »Barcelona oo dalabkii u danbeeyay ka gudbisay Eric Garcia
Himilo – Sida ay ku warrameyso ESPN, Barcelona ayaa sameysay isku daygii ugu danbeeyay oo ay kula saxiixanayaan daafaca dhexe Manchester City ee Eric Garcia kahor 5-ta October xilligaasi oo ah wakhtiga ugu danbeeya ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. Barcelona ...
Read More »QM: 1.6-bilyan oo ton oo cunno ah ayaa la khasaariyaa sannadkii
Himilo – 14-boqolkiiba, cunnooyinka lasoo saaro dunida oo dhan waxey noqdaan kuwa khasaara oo waxey ku lumaan gacanta u dhaxeysa beeraleyda, ganacsatada, illaa laga soo gaaro macaamiilka, taas oo ay sii dheer tahay tan ay lumiyaan isticmaalayaasha. Markii la khasaariyo ...
Read More »PSG oo amaah ku dooneysa laacibka Chelsea ee Jorginho
Himilo – PSG ayaa billowday in ay wadahadal la furto kooxda Chelsea, kaasi oo ku aadan la saxiixashada khadka dhexe naadiga ee Jorginho oo ay ku doonayaan si amaah ah, sida ay werisay Caught Offside. 28-jirkaan, kaasi oo soo jiitay ...
Read More »Loris Karius oo Liverpool kaga tegaya si amaah ah
Himilo – Goolhayaha Liverpool ee Loris Karius ayaa la werinayaa in uu ku dhow yahay in uu si amaah ugu dhaqaaqo kooxda. 27-jirkaan ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay ku qaatay kooxda Turkiga ka dhisan ee Besiktas, laakiin heshiiskiisa ayaa ...
Read More »
Radio Himilo
