Himilo – Diyaarad ayaa isaga kala socdaaleysay dalalka Sacuudi Carabiya iyo India, markii haweeneey ka mid ahayd rakaabka uu xanuun kadis ah qabtay. Duullimaadka oo ku wajahnaa magaalada Kochi ee ku taala koofurta India, ayaa waxaa lagu qasbanaaday in loo ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Crystal Palace oo dalab rasmi ah ka gudbisay xiddigga Liverpool ee Brewster
Himilo – Kooxda ku ciyaarta garoonka Selhurst Park, ayaa dalab rasmi ah oo gaaraya 19-milyan oo Yuuro ka gudbisay xiddigga weerarka kaga ciyaara Liverpool ee Rhian Brewster. Bandhigga ayaa waxaa ku jira in Liverpool diidi karto iska iibinta Ciyaariyahankan amaba ...
Read More »Ilkay Gundogan oo laga helay COVID-19
Himilo – Gundogan ayaa noqoday xiddigii ugu danbeeyay ee ka tirsan kooxda Manchester City ee laga helo Feyruska Corona. City faah faahin kama bixin xaaladda Gundogan marka laga reebo inay sheegtay inuu galay xaalad Karantiil ah oo qaadan doonto 10-cisho. ...
Read More »Nin qaniinay rakaab diyaaradeed oo xabsi la dhigay
Himilo – 29-jir British ah, ayaa qaniinyo ku dhajiyey mid kamid ah dadkii la saarnaa diyaarad rakaab oo kasoo kicitintay magaalada Birmingham kuna sii jiiday jaziiradda Majorca ee dalka Spain. Rakaabka saarnaa diyaaradda ayaa qeyla dhaan diray markii ay is ...
Read More »Bal sawiro: Shaqo ay qabanayaan 7-milyan oo shaqaale ah
Himilo – Sidee loo tirakoobayaa dad dhan 1.3-bilyan oo ruux? Dowladda Shiinaha ayaa ka warcelineysa. Sida ay baahisay wakaaladda wararka Xinhua, tirakoobka dadkaasi waxaa ka shaqeyn doona ku dhawaad 7-milyan oo shaqaale ah, kuwaas oo ka hawlgali doona dhammaan degaanada ...
Read More »106-jir ka bogsatay Feyruska Corona
Himilo – Haweeney 106-jir ah oo ku nool gobolka Maharashtra ee dalka India, ayaa laga saaray isbitaalka, kadib markii ay ka bogsatay xanuunka COVID-19. Haweeneydan oo wajigeeda ay ka muuqato farxad, ayaa la guddoonsiiyay shahaadadeeda caafimaadka, kahor inta aanan laga ...
Read More »Arturo Vidal oo heshiis rasmi ah ugu biiri kara Inter Milan
Himilo – Xiddigga qadka dhexe kaga ciyaara kooxda Barcelona ee Artul Vidal, ayaa ku dhaw in heshiis rasmi ah ugu biiro kooxda reer Talyaani ee Inter Milan, sida laga soo xigtay khabiirka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ee Gianluca Di Marzio. ...
Read More »Ole: “Waan u qalanay inaan guul dareysano”
Himilo – Ole Gunnar Solskjaer, macalinka kooxda Manchester United, ayaa qirey inay kooxdiisa u qalantay in laga badiyo kulankii ay la qaateen xalay dhigooda Crystal Palace, markaas oo 3-1 lagaga badiyey. “Waxaan ku billawnay si liidata oo gaabis leh, waxaana ...
Read More »La kulan: Danbiile doonay inuu is dhiibo balse waayay boliis xira
Himilo – Akram Uddin, oo xukunsane ahaa, ayaa ka baxsaday xabsi ku yaala koofur-bari England, bishii June ee sanadkan, si uu u booqdo hooyadii. 48-saac kadib baxsashadiisa, ayuu la xiriiray abuukaatihiisa markaas oo uu kula taliyay inuu si dhiibo, sida ...
Read More »Manchester City oo laga diiday dalabkeedii daafaca Sevilla ee Kounde
Himilo – Kooxda Manchester City ayaa lasoo werinayaa in lagu soo celiyay dalabkeedii xidigga daafaca kaga ciyaara Sevilla ee Jules Kounde. Sida ay warisay majaladda Marca, kooxda ayaa ku guul dareysatay bixinta lacag dhan 90-milyan oo pound, lacagtaas oo ah ...
Read More »
Radio Himilo
