Himilo – Manchester City ayaa u dhaqaaqday xiddigo ka ciyaara horyaalka La Liga ee dalka Spain iyaga oo meel iska dhigaya doonistoodu ku aadan saxiixa Napoli ee Kalidou Koulibaly. Kooxda Premier League ayaa si aad ah loola xiriirinayay laacibka qaranka ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Arsenal oo horumar ka sameeneysa doonista laacibka Atletico Madrid ee Thomas Partey
Himilo –Arsenal ayaa la warinayaa in ay sare u qaadeen doonitaanka tartanka ay ugu jiraan lasoo wareegidda laacibka khadka dhexe ee Atletico Madrid Thomas Partey. Gunners ayaa in muddo ah baadi goob ugu jirtay laacibkan u dhashay dalka Ghana, balse ...
Read More »Malabka: Dawada Harkabka
Himilo – Malabka waxa uu kaga wanaagsan yahay dawada qalajiyaha ah la tacaalidda Herkabka. Sida ay muujineyso natiijada Daraasad ay saameeyeen baarayaal ka tirsan jaamacadda Oxford, Malabka ayaa lagu daweyn karaa Herkabka. Maadooyinka ku jira dareerahan dabiiciga ah ayaa qofka ...
Read More »Dalxiise loo ganaaxay Carro uu qaatay darteed
Himilo –Dalxiise u dhashay Faransiiska ayaa lagu amray inuu bixiyo lacag dhan €1,000 amaba $1,200 oo ganaax ah,markii boorsadiisa laga helay carro.Ciiddan oo nooca cad ah ayaa laga helay boorsada ninkan magaciisa la qariyay,xilli uu qorsheynayay inuu ka duulo garoonka ...
Read More »La Kulan: Ninkii Barafka ku jiray labada saac
Himilo – 42-jir kasoo jeeda dalka Austria ayaa isku riday Sanduuq laga buuxiyay baraf si uu uga mid noqdo dadka lagu daabaco buugga GUINNESS. Josef Koeberl oo xirnaa kaliya buumada lagu dabaasho ayaa sanduuqa barafka ku jiray laba saac, 30 ...
Read More »Suarez oo ku dhow ku biiritaanka Juventus
Himilo – Waxaa jira warar kor usii kacaya oo ka imaanaya Spain iyo Italy kuna aadan in Juventus heshiis la gashay Barcelona and Luis Suarez. Weeraryahanka ayaa aqbalay heshiis uu la galayo Bianconeri, laba sanno ayuu la gaaray mid seddexaadna ...
Read More »Barcelona oo dalabkii ugu danbeeyay u gudbineysa Inter si ay ula saxiixato Lautaro Martinez
Himilo – Barcelona ayaa ku jirta isu diyaarintii ugu danbeysay oo ay ku dalbanaayaan weeraryahanka Inter Milan ninka lagu magacaabo Lautaro Martinez, kaasi oo ay doonayaan in lasoo gabagabeeyo isbuucaan. Sida ay werineyso Goal.com, Blaugrana ayaa laacibkan u aragta beddelka ...
Read More »3-jir laga badbaadiyay Aabiteey
Himilo – Waxa ay ka mid ahayd dad u dabaal-degayay munaasibadda maalinta Aabiteeyda wadanka Tiawan,xuskaasi oo sanadkiiba soo jiita kumanaan ruux. Lin,ayaa si kadis ah u qabatay xarigga aabiteydan oo xajmi ahaan wayn,iyada oo durbadiiba hawada la gashay. Daawadayaal argagaxsan ...
Read More »Kalidou Koulibaly oo heshiiska shaqsiga la galay kooxda Manchester City
Himilo –Kalidou Koulibaly ayaa lagu soo waramayaa in heshiiska shaqsiga ah uu la galay kooxda Manchester City halkaasi oo uu sanadkii ku qaadan doono qiimo dhan €12 milyan oo Yuuro. Sida uu Sportitali u sheegay qabiirka dhanka suuqa ee Alfredo ...
Read More »Inter oo buuggeeda ku dhigatay xiddigaha Kolarov, Vidal iyo Darmian
Himilo – Inter Milan ayaa caafimaadka marsiineysa maalmaha soo aadan Aleksandar Kolarov oo ka imaanaay Roma, Arturo Vidal oo Barcelona ah iyo Matteo Darmian oo isaguna ka imaanaya Parma. Nerazzurri ayaa suuqa qiimo hoose ku bixineysa suuqa kala gadashada fasalkan,kaddib ...
Read More »
Radio Himilo
