Himilo – Xiddiga kooxda United, Nemanja Matic aaya rumeysan in Red Devils ay ku guuleysan karaan Premier League, isla markaanna uusan jirin wax cudurdaar ah xagaaga 2020-21. United ayaa ku jirta farxadda 14 kulan xiriir ah oo aan laga adkaan ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Sheekada lamaanaha ugu da’da weyn caalamka oo wadajir u noolaa 214 sanno
Himilo – Julio Mora iyo Waldramina Quinteros ayaa muddo dheer wada ahaa lamaane wada nool marka loo eego dadka kale marka laga hadlayo xagga nolosha. Da’diisu waa 110 halka iyaduna tahay 104 sanno waxaana lagu daray keydka dhacdooyinka dunida ee ...
Read More »Manchester United oo Liverpool kula biirtay doonista saxiixa Patson Daka
Himilo – Kooxda Man Utd ayaa la werinayaa in ay Liverpool kula biirtay tartanka loogu jiro saxiixa kooxda Red Bull Salzburg ninka lagu magacaabo Patson Daka. 21-jirkaan ayaa u ciyaara naadiga ka dhisan Austria isaga oo kooxda u dhaliyay 24 ...
Read More »Chelsea oo 50 Milyan ku dooneysa goolhaye Gianluigi Donnarumma
Himilo – Naadiga Chelsea ayaa wadahadal la furtay kooxda AC Milan kaasi oo ku saabsan suurta gal nnimada inay la wareegto goolhaye Gianluigi Donnarumma xilli ciyaareedkan. Blues ayaa kamid ah kooxaha ugu firfircoon suuqa xagaagan iyada oo dhowr ciyaartoy lasoo ...
Read More »Sadio Mane oo wadahadal la furaya kooxda Barcelona
Himilo – Garabka kooxda Liverpool, Sadio Mane waxaa la werinayaa in wada-xaajood uu la billaabay kooxda Barcelona. Wakhti xaadirkan Lionel Messi ayaa codsaday in uu ka hayaamo kooxda Barcelona, waxaana naadiga ka dhisan gobalka Catalan lasoo sheegayaa in ay raadineyso ...
Read More »La kulan – Ninka 30-kii sano ee lasoo dhaafay ku deeqayay dhiigiisa!
Himilo – Tani waxa uu sameynayay in ka badan 28 sanno, laakiin weli ku deeqidda dhiiga kama uusan duqoobin Sherman Hirsch, oo 90 sanno jir ah kaasi oo howshaan soo bilaabay horraantii 90meeyada. Kaddib markii uu ku deeqay dhiigiisii ugu ...
Read More »Nin gacantiisu ku jebiyay 29 taargo muddo hal daqiiqo ah
Himilo – Nin kasoo jeeda magaalada New York ayaa jebiyay rikoorkiisa dhacdooyinka dunida markii uu gacantiisa u adeegsaday jebinta 29 xabo oo taargada baabuurta ah muddo hal daqiiqo. Bill Clark ayaa horey u dhigay rkoor uu ku jeebiyay 23 xabbo ...
Read More »Waa kuma bilyineerka hantidiisu kor u dhaaftay $200 oo bilyan?
Himilo – Shaqsiga adduunka ugu qannisan ee Jeff Bezos ayaa taariikh cusub ka dhigay dhanka ganacsiga, horraantii Arbacadii shalay waxa ay hantida shaqsigan noqotay mid sarreysa oo waliba aan horey loo arag 40-kii sanno ee lasoo dhaafay marka loo eego ...
Read More »Man United iyo PSG oo doonaya in ay ku lacag ku bixiyaan Messi
Himilo – Manchester United iyo Paris Saint-Germain ayaa dalab rasmi ah ka gudbinaya weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi. Messi ayaa caalamka kaga argagaxsaday warka ah in uu ka tagayo Barcelona oo uu joogy tan iyo da’diisa 13-ka sanno. Cayaaryahanka ku ...
Read More »La kulan – Tima-jaraha darbi-jiifta lacag la’aan ku qurxiya!
Himilo – Mark Buston oo ah ra’iisle reer New York, wuxuu leeyahay qalbi dahab ah. Wuxuu maalintiisa Axadda – oo ah tan kaliya uu fasaxa ka yahay howsha – uu si lacag la’aan timaha ugu jaraa dadka dib-jirta ‘darbi-jiifta.’ Sheekadiisa ...
Read More »
Radio Himilo
