Home / 2020 (page 5)

Yearly Archives: 2020

Chile: Madaxweynihii dalka oo la ganaaxay

Himilo – Madaxweynaha dalka Chile Sebastian Pinera, ayaa lagu ganaaxay lacag dhan $3,500 markii la arkay sawirkiisa jimcihii isaga oo aanan xirneyn gafuur xir, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta caafimaadka wadankaasi. Inkasta uu raalin galin ka bixiyay wixii uu sameeyay haddana ...

Read More »

Ololaha samafal samee oo hel hadiyad

Himilo – Duqa magaalada Fishers ee gobolka Indiana ee dalka Mareykanka, ayaa billaabay olole cusub oo lagu xoojinayo isdhexgalka iyo iska warqabka bulshada. Ololaha loogu magac daray “Loolanka labada kun ee samafal” ayaa ku dhiiri-galinaya dadku inay sameeyaan wax uun samafal ...

Read More »

Nooc cusub oo coronavirus ah oo laga helay UK

Himilo – Feyruskaasi cusub ayaa ah mid si deg-deg ah u fidaya marka loo barbardhigo midkii horrey loo yaqaanay, balse lama hubo in dadani ay u dhiman karaan, sida ay qortay BBC-da. Boris Johnson, ra’iisul wasaaraha Britain ayaa sheegay in noocan ...

Read More »

Man City iyo PSG oo ku kalsoon in Messi uu Barcelona ka dhaqaaqi doono

Himilo – Manchester City iyo Paris Saint-Germain ayaa labaduba la werinayaa in ay aamisan yihiin in Lionel Messi si xor ah kaga dhaqaaqi doono kooxda Barcelona. 33 sanno jirkaan ayaa isku dayay ka hayaamidda Camp Nou muddooyinkii lasoo dhaafay xilligii ...

Read More »

Brighton & Hove Albion oo dooneysa Daniel James

Himilo – Brighton & Hove Albion ayaa lagu warramayaa in ay doonayaan la saxiixashada weeraryahanka Manchester United ee Daniel James weliba si amaah ah. 23 sanno jirkaan ayaa keliya seddex ciyaarood Red Devils u saftay horyaalka Premier League inta lagu ...

Read More »

Eli: 7-jirkii dabka ka badbaadiyay walaashiis

Himilo – Waxey ahayd saqdii dhexe markii hooygii ay deganaayeen qoys ka kooban hooyo, Aabe iyo seddax caruur ah oo ay dhaleen uu dab qabsaday magaalada Tazewell ee gobolka Tennessee ee dalka mareykanka. Nicole Davidson, hooyada reerka oo ku toostay dabka ...

Read More »

Pakistan oo beereysa 10 bilyan oo geed

Himilo – Si loo dhireeyo degaanka oo loola dagaalamo isbaddelka cimilada, dowladda Pakistaan ayaa wada olole lagu tallaalayo 10 bilyan oo geed, midkaas oo noqonaya mashruucii ugu ballaarnaa adduunka ee lagu beero dhir. Wajiga koowaad ee mashruuca ayaa lagu beerayaa ...

Read More »

Inter Milan oo Barcelona kula biirtay tartanka loogu jiro Georginio Wijnaldum

Himilo – Inter Milan ayaa lagu warramayaa in ay quudareynayaan u dhaqaaqitaanka laacibka khadka dhexe ugu ciyaara kooxda Liverpool ee Georginio Wijnaldum. Inkasta oo uu kamid yahay furaha safka tababare Jurgen Klopp, haddana Wijnaldum waxaa joogitaankiisa Anfield kaga haray keliya ...

Read More »

Man United oo noqotay kooxdii ugu danbeysay ee u dhaqaaqda David Alaba

Himilo – Sida ay ku warrmeyso Express, Manchester United ayaa u dhaqaaqeysa halyeyga Bayern Munich ee David Alaba. Laacibka qaranka Austria heshiiska uu kula jiro Bayern Munich waxa uu dhacayaa dhammaadka fasal ciyaareedkan, xilli ay jiraan wada xaajood u dhaxeeya ...

Read More »

Caanaha Dameerka oo suuq fiican ka leh Albania

Himilo – Dadka degaanka ayaa ku xooma beero yar yar oo lagu xanaaneeyo dameerada oo ku yaalla koofurta magaalada Tirana ee dalka Albania, halkaas oo xudun u ah iibka caanaha xayawaankaasi. Elton Kika, oo ah 37-jir beer lagu hayo 12 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan