Home / 2020 (page 7)

Yearly Archives: 2020

Manchester United oo ka baxday xiisaha xiddiga RB Leipzig ee Dayot Upamecano

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay ka baxeen doonistii ay u hayeen xiddiga RB Leipzig daafaca ugu ciyaara ee Dayot Upamecano. Kooxda Premier League waxay muddooyinkii danbe baadi goob ugu jirtay daafac si ay u horumariyaan daafacooda ...

Read More »

Maxay yihiin duruufaha dadkeenna waxbartay u diidan inay isbeddel keenaan?

Himilo – Waxay si dadban dadka qaar u aaminsan yihiin aragtida ah in marwalba ay kala duban yihiin jawiga ku hareereysan qofka inta uu ku gudo jiro marxaladaha waxbarashada nidaamiga ah sida iskuulka amaba jaamacadda iyo tan ruuxa waxbartay uu ...

Read More »

Xalka dadka habeenkii qarwa

Himilo – Dhacdooyinka argagaxa leh ee ruuxu la kulmo waxey raadeeyaan noloshiisa danbe, iyaga oo ku noqda xusuuso aanan suulin, sida Patrick Skluzaceksaw oo habeennada qaar kusoo qarwi jiray. Xaaladdiisaasi waxey saameysay taban ku yeelatay wiilkiisa ardayga ah, kaas oo ...

Read More »

Boateng oo Lionel Messi ku booriyay in uu ku biiro Napoli

Himilo – Barcelona khadkeedii dhexe ee hore  ee  Kevin-Prince Boateng ayaa ku booriyay xiddiga Lionel Messi inuu kamid noqdo Napoli marka uu soo idlaado heshiiskiisa Blaugrana. Laacibka qaranka Argentine ayaa la filayaa in uu ka tego Camp Nou kaddib markii ...

Read More »

Dele Alli oo Tottenham ka dhaqaaqaya bisha January

Himilo – Tottenham Hotspur ayaa u oggolaaneysa khadkeeda dhexe ee Dele Alli in uu ka dhaqaaqo kooxda bisha soo aadan ee Janaayo iyada oo la werinayo in PSG xiiseeneyso xiddigan soo qaadashadiisa. 24 sanno jirkaan ayaan kusoo billaaban hal kulan ...

Read More »

India: Hooyo iyo gabadheeda oo maalin qura guursaday!

Himilo – Da’deedu waa 53-jir halka gabadheeduna tahay 27-jir waxaa guurgoodu uu ka dhacaday hal goob gobolka Utter Predesh ee dalka India, waxaase sheekadan xiisaha u yeela in guurgoodu dhacay hal maalin. Arooska oo noociisu ku ahaa mar la arag ...

Read More »

Jarmalka oo galaya xayiraad guud si loo xakameeyo kororka Covid-19

Himilo – Angela Merkel, hogaamiyaha Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi uu gali doono xayiraad guud oo billaaban doonta arbacada todobaadkan, si loola dagaalamo cudurka aafada ah ee Covid-19. Dugsiyada, Baararka, Maqaayadaha iyo Dukaamada aanan iibin waxyaabaha muhiimka ah ayaa ...

Read More »

Tartanka Qooleyda Shiinaha

Himilo – Waxaa markiisii ugu horreeysay la qabtay tartanka qooleyda intii u dhaxeysay sanadihii 1368 illaa 1644, balse sanadkii 1912-kii ayaa la hakiyay, iyadoo maamulkii xilligaasi ka jiray Shiinaha uu ka baqayay in dadka lacagta ka sameeya ay afganbiyaan. Ma ...

Read More »

Qalin-jabintii labada jiil

Himilo – Waqtiga ugu qaalisan noloshaada waa kan aad heysato hadda, waxaa oraahdaasi tusaalle u ah Pat Ormond oo ah 74-jir hanatay darajada koowaad ee heerka jaamacadeed. 42 sano kaddib markii ay ka tagtay waxbarashadeedii. Waxaa qoyskeeda ay sidoo kale ...

Read More »

Barcelona oo u dhaqaaqday daafac ka tirsan kooxda Ajax

Himilo – Barcelona waxaa lagu warramayaa in ay dalab ka gudbinayaan  Ajax daafaceeda Lisandro Martinez. Sida ay ku warrameyso Sport, Martinez ayaa hadda bartilmaameed macquul  ah u ah naadiga ka dhisan horyaalka La Liga, kaddib markii uu bandhig sare kusoo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan