Home / 2021 / November (page 6)

Monthly Archives: November 2021

Saboolkii waxbarashada ka haray ee milyi-neerka noqday

Himilo – Steve Parkin wuxuu waxbarashada ka haray  isagoo 16 jir ah oo aan haysan wax shahaado ah sannadkii 1992. Balse hadda waa milyineer safka hore kaga jira dadka ugu hantida badan magaalada taariikheeda Yorkshire ee ku taalla waqooyiga UK. ...

Read More »

Xiddigaha sida bilaashka ah ku bixi kara sanadka dambe oo koox laga sameeyay

Himilo – Ciyaartoy badan oo caan ah ayaa awoodi doona inay ka tagaan naadiyada gabi ahaanba  2022. Paul Pogba, Kylian Mbappe iyo Antonio Rudiger ayaa ka mid ah kuwa tagi kara. Wax ka yar 8 bilood ayaa ka harsan ilaa ...

Read More »

Nin Xaaskiisa Furriin ka dalbaday kadib markii uu arkay iyadoo Makeup la’aan ah

Himilo – Nin u dhashay dalka Masar ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu furo xaaskiisa cusub, isagoo ku andacoonaya inuusan la qabsan karin muuqaalkeeda dabiiciga ah ka dib markii uu arkay iyada oo aan Makeup u marsanayn. Ninkan Masaarida ...

Read More »

Wax ka ogow 10-ka ciyaaryahan ee ugu fiican ee aan weligood ku guuleysan Ballon d’Or

Himilo – Abaalmarinta Ballon d’Or waa abaal marinta shaqsiga ah ee ugu sharafta badan kubbada cagta, iyadoo qaar badan oo ka mid ah ciyaartoyda adduunka ugu waa wayn ay gacanta ku hayaan kubbada dahabka ah. Lionel Messi ayaa ku guuleystay ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan qaaradda Africa

Waxaan halkan kuugu soogudbinaynaa 10 xaqiiqo oo ku saabsan qaaradda Africa. 1- Africa waxay ka koobantahay 54 dal, iyo 9 degaan oo madax-banaan. Inkabadan 1.3 bilyan oo qof ayaa ku nool. Taas oo u dhiganta 15% dadka adduunka inay Africa ...

Read More »

Ciyaartow lugo la’ oo loo qabtay tartan kubadda cagta ah

Himilo – Rag ka socday gobolka Idlib ee dalka Suuriya ayaa ka qayb galay ciyaar kubbadda cagta ah oo aan caadi ahayn, iyadoo ciyaartoyda labada kooxood ay ahaayeen kuwo la’ mid kamid ah labada lugood. Ciyaartoyda ayaa loo kala qeybiyay ...

Read More »

Madaxweynayaasha Africa ugu da’da weyn

Himilo – Da’da madaxda qaarada Africa qaarkood waxay ka weyn tahay da’da howlgab-ka ‘Retirement’ ee shaqooyinka looga fariisto. Da’da howgabka inta badan dalalka Africa waa 60 sanno, si kastaba qaar kamid ah madaxda Africa waxay hoggaamiyaan dalalkooda iyagoo ka weyn ...

Read More »

Dibqalooc saddax qof ku dilay Masar

Himilo – Kaddib roob mahiigaan ah oo wata hanqar oo ka da’yay tan iyo jimcihii degaanada ku yaala jiinka webiga Nile ee Masar, saddax ruux ayaa geeriyootay. Dadkan ma sababsan biyaha roobka, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka waxey u dhinteen ...

Read More »

Maxaa dhaca marka halyeeyo ay maamulaan kooxahoodii hore

Himilo – Kubbadda cagta dhanka  maamulka waxaa inta badan la arkaa tababare la eryay. Tani waxay keentaa in ay fursad helaan ciyaaryahano hore, balse waxa ay tani keenaysaa natiijooyin isku dhafan taariikh ahaan. Xavi ayaa ah kii ugu dambeeyay ee ...

Read More »

89 jir rumeeyay riyo ka dhex guuxeysay sanado

Himilo – 89 jir ka soo jeeda Mareykanka ayaa ku guuleystay inuu rumeeyo riyadiisa oo aheyd inuu aqoonyahan ku xeel dheer cilmiga fisikis (Physics). Manfred Steiner 20 sano oo ka mid ah cimrigiisa wuxuu ku bixiyay ka shaqeynta inuu ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan