Himilo – Iyadoo feyruska cusub uu kusii faafayo UK, haddana tirakoobka maalinlaha ah ee Covid-19, ayaa muujinaya in la diiwaan galiyay 36,804 oo kiis, kuwaasi oo aan kala caddeyn inuu yahay feyruska cusub iyo inkale, waxaana u geeriyooday 691 oo ...
Read More »Author Archives: Sadia Nour
Chelsea oo dooneysa Borussia Dortmund weeraryahankeeda Erling Haaland
Himilo – Chelsea ayaa la werinayaa in ay Borussia Dortmund weeraryahankeeda Erling Haaland ka dhiganayaan bartilmaameed xagaaga soo aadan. Sida uu ku warramayo saxafiga Angelo Mangiante ee ka tirsan Sky Sports, Chelsea ayaa isku dayi doonta soo qaadashada laacibiinta Haaland ...
Read More »Manchester United oo Liverpool kula biirtay Ozan Kabak
Himilo – Manchester United ayaa lagu warramayaa in ay isku dayayaan u tartamidda Schalke 04 daafaceeda ee Ozan Kabak. Sida ay ku warrameyso Daily Mail, United ayaa diyaar u ah in ay la xafiiltamaan kooxaha Liverpool iyo AC Milan. Warbixintu ...
Read More »K/Kuuriya: Beentii horseeday in la xiro Maqaayadda
Himilo – Hayan Tree oo ah muuqaal duube ka xamaasha barta xiriirka bulshada ee Youtube, ayaa la kulmay dhaleeceenno xoogan markii falcelin uu ka bixiyay cuno ay qasabtay in albaabada la isugu dhufto maqaayad ku taalla wadanka Koofur Kuuriya. Waxa ...
Read More »Al Jundi: Naqshadeeyaha albaabka hore ee Kacbada
Himilo – Muneer Sarri Al Jundi oo ah naqshadeeye u dhashay Siiriya, ayaa lahaa hindisaha al-baabka quruxda badan ee ku xiran goobta barakeysan ee kacbada. Albaabka oo farsameyntiisu ay qaadatay seddax sano, ayaa laga sameeyay bir lagu dahaaray alwaaxda qaali ...
Read More »Cumaan oo baareysa kiisas looga shakiyay feyruska cusub
Himilo – Wasaaradda caafimaadka dalka Cumaan ayaa ku dhaawqday in afar qof oo safar kaga yimid Ingiriiska laga helay feyrus looga shakisan yahay midka cusub ee sida dhaqsaha ah ku faafa. Dr. Ahmed Al Saidi, wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in ...
Read More »Australia: Buurta gubaneysa 6-kun ee sano
Himilo – Tixanaha dhuxuleed ee xiriirsan 30-ka mitir ee ku dhinac yaalla buurta Wingen ee dalka Australia ayaa holcaya muddo ku siman lix kun oo sano, dabkaasi oo noqoday midkii ugu mudada dheeraa ee soo mara caalamka. Dabka qabsada dhuxulaha ...
Read More »Phil Jones oo bisha January ka dhaqaaqaya Man Utd
Himilo – Manchester United laacibkeeda Phil Jones ayaa la werinayaa in ay suuragal tahay ka tegista kooxda marka la gaaro bisha January. Daafacan dhexe ayaan kooxda kasoo muuqan fasal ciyaareedkan dhaawac soo gaaray awgii, balse Jones ayaan kamid aheyn safka ...
Read More »Robert Lewandowski: “Waxaan diyaar u ahaa in aan ku biiro Manchester United”
Himilo – Bayern Munich weeraryahankeeda Robert Lewandowski ayaa shaaca ka qaaday in mar uu ku sigtay ku biiritaanka Manchester United xilligii uu joogay Borussia Dortmund. 32 sanno jirkaan loo caleema saaray hanashada xiddiga ugu wanaagsan abaal marinta FIFA ee sanandka ...
Read More »Kiisaska Covid-19 ee dunida oo sii kordhaya
Himilo – Dunida waxaa sii kordhaya dadka qaadaya iyo kuwa u dhimanaya xanuunka dilaagga ah ee Covid-19, iyada uu ku dhacay dad ka badan 76 milyan oo ruux halka ay u dhinteen 1.7 milyan oo kale. Wadamada korarka laga dareemayo waxaa ...
Read More »