Himilo – Seynisyahanada dunida waxey wadaan dedaal ku aadan sidii tallaal loogu heli lahaa feyruska Karona, kaas oo ay qaadeen 43-milyan oo ruux. Mid ka mid dadaaladaasi waxaa wada jaamacadda Oxford ee laga leeyahay Ingiriiska, cilmibaaraha hormuudka u ah dedaalkaasi, ...
Read More »COVID 19
Kiisaska Covid-19 ee caalamka oo sare u dhaafay 43-milyan
Himilo – Dad ka badan 43-milyan oo ruux ayaa qaaday feyruska Karona, halka tiro kale oo ka badan 1.1-milyan-na ay u geeriyoodeen caalamka oo dhan, sida lagu shaaciyay tirakoobkii ugu danbeeyay worldometer. Maalinkii dad gaaraya 452,895 qof ayaa qaada feyruska ...
Read More »WHO: Sida la isaga ilaaliyo feyruska Karona
Himilo – Maadaama uu cudurka Covid-19 ee soo gaaray dalka bartamihii bishii Maarso ee sanadkan, wuu kusii fidayo bulshadeena, taxadar adiga oo raacaya tillaabooyinka soo socda oo ay ku talisay Hay’adda caafimaadka dunida ee WHO. U jirso dadka kale fogaan ...
Read More »Daraasad: Covid-19 haddii aanan loo helin tallaal waxa uu noqon doonaa cudur raaga
Himilo – Covid-19, oo galaaftay nolosha hal milyan oo ruux asiibayna 38.6-Milyan oo kale wali looma helin wax tallaal ah amaba dawo lagula tacaalo. Cilmibaaris cusub oo ay sameysay waaxda caafimaadka ee iskuulka Columbia Mailman School, ayaa lagaga digay cawaaqibka ...
Read More »UK oo ogoleyneysa in ay dadkeeda ka qeybnoqdaan tijaabada tallaalka COVID-19
Himilo – Tobanaan ruux ayaa si kas ah loogu tallaali doonaa feyruska corona, si qeyb uga noqdaan dadaalka lagu baadi goobayo tallaalka Covid-19. UK ayaa markii ugu horreeysay ogolaaneysa tijaabadan, kadib markii ay heshiis la gaartay shirkadda gacanta ku heysta ...
Read More »Kiisaska COVID-19 ee caalamka oo sare u dhaafay 40-milyan.
Himilo – Sida lagu shaaciyay xog uruurin ay sameeysay jaamacadda Johns Hopkins, dad ka badan 40-milyan iyo 107-kun oo ruux oo ku nool caalamka ayaa qaaday feyruska Karona. 32 maalin kahor dadka qaaday feyruska ayaa ahaa 30-milyan, taasi oo muujineysa ...
Read More »Mareykanka: Waxaa halkii ugu sareeysay gaaray kiisaska Covid-19 tan iyo July
Himilo – Kiisas ka badan 70,450 oo Covid-19 ah ayaa jimcihii laga diiwaan galiyay Mareykanka, taas oo ka dhigan kuwii ugu tirada badnaa ee maalin qura lasoo wariyo tan iyo bishii tagtay ee July. Gobolada ugu badan ee kiisaska Coronavirus ...
Read More »Cilmibaaris: Nooca dhiig ee qofka ayaa laga saadaalin karaa halista uu ugu jiro Coronavirus
Himilo – Waxaa soo ifbaxaya cadeeymo isi soo taraya oo ku aadan in nooca dhiig ee qofka laga saadaalin karo qatarta uu ugu jiro inuu ku dhaco Covid-19 iyo qandhada daran ee uu ku qaban karo. Natiijada mid kamid ah ...
Read More »Bankiga aduunka oo $12 bilyan ku bixinaya helidda tallaalka Covid-19
Himilo – Golaha fulinta ee bankiga aduunka ayaa meel mariyay lacag dhan 12-bilyan oo doolaar, taas oo lagu taageerayo dalalka sookoraya ee wajahaya culeyska cudurka Covid-19. Dhaqaalahan, ayaa ujeedkiisu yahay in lagu caawiyo hal bilyan oo ruux, si ay u ...
Read More »Covid-19: Muddo laba jeer ah maku dhici karaa qofka?
Himilo – 22-jir ku nool Mareykanka ayaa muddo laba jeer ah qaaday feyruska SARS-CoV-2, ee dhaliya xanuunka Covid-19. Marka danbe waa ay sii adkaatay xaaladiisa, illaa ay sanbabadiisu Oksijiinka siin waayeen jirka intiisa kale, sida ay sheegeen dhaqaatiirtii dabiibeysay. Inkastoo ...
Read More »