Home / Deegaan (page 14)

Deegaan

10 kun oo Euro ayaa lagu siinayaa haddii aad degayso magaaladan!

Himilo FM –Magaalooyin dhowr ah oo ku yaala Talyaaniga ayaa wajahaya dad yari, waxayna tani ku qasbeysaa maamulka maxaliga ah inay dadka u sheegaan lacago badan oo loo siinayo abaal marin haddii ay dagayaan magaalada. Sida warbaahinta CNN-ka soo warisay ...

Read More »

La kulan – ninka beeray 5 Milyan oo geed!

Himilo FM – Vishweshwar Dutt waxa uu dhintay 18-kii bishan Janaayo hase ahaatee xusuustiisa kama guuri doonto dadkii uu la noolaa iyaga oo ula baxay “ Ninkii geedaha Uttarakhan” Waxa uu ahaa nin u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka oo abuuray 5 ...

Read More »

Luxembourg oo gaadiidka bilaash lagu raacayo si loo yareeyo saxmadda wadooyinka!

Himilo FM – Luxembourg oo ay ku nool yihiin 602 kun oo qofood islamarkaana lagu tiriyo mid kamid ah wadamada ugu yar Yurub ayaa ka cabanaysa  saxmad xooggan oo wadooyinka dalkaasi ka jirta. Nasiib wanaag, waxay u muuqataa in arrintan ...

Read More »

Ingiriiska oo ka maarmaya gaadiidka hawada wasaqeeya sannadka 2040

Himilo FM – Ingiriiska ayaa maanta oo isniin ah ballan qaaday inuu ka hortagayo wasaqda hawada isaga oo ka dejinaya sharci cusub oo la xiriira tayada hawada oo kharash badan uu ku baxayo. Xukuumadda Ingiriiska ayaa noqonaysa dalkii ugu horreeyay ...

Read More »

Maxay Macedonia u badalaysaa magaca qaranka dalkaasi?

Himilo FM – Baarlamaanka Macedonia ayaa ansixiyay sharci wax ka badal ku sameynaya magaca dalkaasi oo loo badalayo jamhuuriyadda Macedonia. Ra’iisul wasaare Zoran Zaev ayaa si dirqi ah ku xaqiijiyay seddex meelood labo meel codadka uu u baahnaa si loo ...

Read More »

Maxay tahay sababta dad badan uga guuraan magaalada Paris?

Himilo FM – Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa sannad kasta ka taga 12 kun oo qofood, waxayna arrintan socotaa muddo dhowr sanno ah. Sida laga soo xigtay machadka Faransiiska ee tirakoobyada iyo daraasadaha dhaqaale, magaalada Paris waxaa ka qaxay ...

Read More »

Wax ka ogow magaalooyinka loogu booqashada badnaa 2018

Himilo FM – Magaalooyinka loogu tagista badnaa sanadka dhamaaday ayaa la soo saaray, qiimeynta waxaa sal looga dhigay dalxiiska.  Tobanka magaalo ee ugu horreeya dhanka tagidda lix ka mid ah waxay ku yaalaan Aasiya. Qiyaastii 29 Milyan oo dalxiisayaal ah ...

Read More »

Waa maxay walaaca Austria ka qabto gurigii uu ku dhashay Hitler?

Himilo FM – Adolf Hitler, hoggaamiyihii Naasiyiinta, waxa uu ku dhashay dhismo ku yaalla Braunau oo katirsan dalka Austria kuna dhaw xudduuda uu dalkaaasi la wadaago Jarmalka. Tan iyo markii uu dhammaaday dagaalkii labaad ee dunida, dowladda Austria ayaa ku ...

Read More »

Sawirro: Xeebaha ugu khatarsan caalamka ee aan marnaba lagu dabaalan!

Himilo FM – Wargeyska El Mundo ee dalka Spain ayaa daabacay warbixin kooban oo la xiriirta xeebaha ugu khatarsan caalamka ee halis gelin kara nolosha dadka iyadoo laga fiirinayo halka ay ku yaalaan iyo xayawaanada badeed ee ku jira. Liiska ...

Read More »

Sababta Indonesia ka dhigtay mid u nugul dhulgariirada iyo Tsunamiga?

Himilo FM – Ku dhawaad 168 qofood ayaa ku dhintay halka 745 qofood ku dhaawacmeen Tsunami ku dhuftay marin-biyoodka Sunda ee dalka Indonesia sida laga soo xigtay saraakiisha dowladda. Mowjado Tsunami ah ayaa la dareemay xalay iyadoo aysan jirin digniin ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan