Home / Deegaan (page 5)

Deegaan

Shirka looga hadlayo isbedalka cimilada Afrika oo magaalada Nairobi ka furmay.

Himilo – Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa  furay kulanka oo socon doono mudo sadax maalin ah Qaarada afrika oo ah hoyga inkabadan billion qof, waxaa saameyn ba’an  ku haya  isbadalka cimilada taas oo  badankeed ay sababeen dadka qaarada ku nool ...

Read More »

Dhallinyaro iskullada Muqdisho ka bilaabay olole deegaanka lagu ilaalinaayo

Dhallinyarada wax ka barata Iskuullada Muqdisho ayaa waxaa ay billaabeen olole lagu daryeelayo deegaanka. Kooxdan dhallinyarada ah ayaa todobaadkasta booqda mid ka mid ah Iskuullada Muqdisho,waxana ay sameeyaan beerista dhirta iyo ururinta balaastikada. Anisa Cumar waxaa ay ka mid tahay ...

Read More »

Itoobiya oo hal maalin tallaashay 566M oo Geed,Sawirro

Dowladda Itoobiya ayaa jebisay Rikoorka geed tallaalidda halka maalin oo ay isla iyada iska jebisay kaddib markii ay hal maalin dadka Itoobiya ku tallaaleen 566Milyan oo Geed. Sidan oo kale ololahan kii ka horreeyay Itoobiya waxaa ay ku tallaashay maalin ...

Read More »

Maxey muhiim u tahay beerista Dhirta?

Dhir beeristu waa mid kamid ah waajibaadka mideeya jiil kasta oo koonkaan ku imaanaya qaddarta eebbe, sababtuna waa in dhirtu tahay saaxiibka ugu dhaw degaanka, degaankuna waa halka hoyga iyo noloshaba u ah aadamaha cammiraya koonka. Asal ahaan dhirta ayaa ...

Read More »

FAO: 28% Dhul-beereedka dunida waxaa laga soo saaraa cunto la qasaariyo

Himilo – Bulshada caalamka waxey la daalaadhaceysa digniino isi soo taraya oo la xiriira colaado, qiimo kororka xagga cuntada iyo shidaalka ah, oo lagu daray masiibooyin ka dhashay cimilada is baddelaya. Iyada oo ay jiraan dhibaatooyinkan is biirsaday oo si ...

Read More »

Dhallinyaro u istaagay inay Soomaaliya ka dhigaan mid cagaaran oo nabad ah

Himilo – 50 dhalinyaro ah oo isugu jira kuwo dhameeyay jaamacado, iskuullo iyo kuwo weli dhigta oo wiilal iyo gabdho leh kuwaas oo kala jooga Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa wada olole dadka loogu sheegayo inay degaankooda ka ilaaliyaan xaalufinta ...

Read More »

Cilmibaaris: Africa waa xudunta dhimashada ka dhalata wasaqeynta Degaanka

Himilo – Wasaqeynta degaanka ee sii xumaaneysa ayaa sababtay in qiyaastii 9 milyan oo ruux ay ugu geeridoodeen dunida tan iyo sanadkii 2015-kii, tiradaasi waxey ka badan tahay middii u dhimatay Covid-19, sida ay muujineyso daraasad natiijada daabacay maanta. Hawada ...

Read More »

Bisha Soon: cunta gaareysa 10,000 oo ton ayaa la khasaariyaa

Himilo – Dunida muslimka inta lagu jiro bisha barakeysan ee soon waxaa 50% kordha iibsashada cuntooyinka sida Hilibka, khudaarta, caanaha, iyo kuwa kale. Waxaase dhanka kale kordha xaddiga cunto ee la khasaariyo, oo sida qiyaasuhu sheegayaan 10,000 oo ton oo ...

Read More »

Xasillooni-darrada darawallada bajaajta xilliyada afurka

Himilo – Marka la gaaro bisha Soon, waddooyinka Muqdisha waxaa ka yaraada sawaxanka iyo ciriiriga darran ee ka jira waqtiyada kale, sabab la xiriirta dhaqdhaqaaqa dadweynahada oo aanan xooganeyn. Balse taasi baddelkeeda waxaa kordha xasillooni-darradda darawallada kaxeeya mooto bajaajta oo ...

Read More »

La kulan – labo nin oo jasiirad dhan ku iibsatay lacag ay aruuriyeen

Himilo – Aragtida ah inaad yeelato jasiirad waxay u muuqataa mid qariib ah ama male ah. Balse hantiilayaasha gacantu u buuxdo waxay u tahay wax iska caadi ah. Labo nin ayaa dunida tusay in riyada ah yeelashada jasiirad inay tahay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan