Home / Macluumaad (page 29)

Macluumaad

AU oo diidday ergada joogtada ah ee Israel

Ururka Midowga Afrika ayaa mar kale dib u dhigay xubinnimada kor joogtada ah ee Israel ku yeelaneyso Midowga Afrika. Dood ayaa Sabtigii ka dhalatay markii Ergay ka socday Isarel lagu arkay fadhiga meertada 36aad ee Madaxweynayaasha Midowga Afrika waxaana la ...

Read More »

41,000 qof oo ku dhintay dhul-gariirkii Turkiga iyo Syria

in ka badan 41,000 oo qof ayaa dhintay iyada oo wali kooxaha gurmadka ay rajo ka qabaan in la helo dad nool, 9 maalin kaddib Talaadadii shalay waxaa la helay dad nool. Kooxaha gurmadka ayaa sheegaya in ay sii wadayaan ...

Read More »

13 Febraayo- Maalinta caalamiga ee raadiyaha

Himilo – Raadiyaha waa warbaahinta gaarta dadka ugu badan caalamka oo dhan. Waxaa kale oo loo arkaa warbaahin leh awood badan islamarkaana qiimaheeda uu jaban yahay.  waxaa sanadkan hal-ku-dheg- loo qaatay ‘Raadiyaha iyo nabadda’. Waxaa si gaar ah loogu talo ...

Read More »

Tirada dhimashada Dhul-gariirka Turkiga iyo Syria oo gaartay 24,000

Ilaa iyo hadda Kooxaha gurmadka ee ku howlan samatabixinta Dadka ku jira burburka dhismayaasha Turkiga iyo Syria ayaa xaqiijiyay dhimashada 24,000 oo qof iyada oo walu uu socdo baadi goobka dadka maqan. Lix maalmood kaddib waxaa rajo laga qabaa in ...

Read More »

Dadka ku dhintay Dhul-gariirka Turkiga iyo Syria oo dhaafay 8,000

Inta la xaqiijiyay 8,000 oo qof ayaa ku dhintay dhul-gariirkii laba maalin ka hor ku dhuftay dalalka Syria iyo Turkiga. Kooxaha gurmadka ayaa caqabad kala kulmaya cimillada qabow oo meelaha qaar heer kulka gaaray -6, sida ay sheegayaan dadka gurmadka ...

Read More »

Gabadha Baraha Bulshada ka wacyi gelisa Dhallinyarada,Dhegeysi

Dhallinyarada ayaa siyaabo kala duwan u adeegsada Baraha Bulshada, qofba waxaa uu baraha bulshada la joogaa hadba waxa garaadkiisu la egyahay. Adeegsiga Baraha Bulshada waxaa lagala kulmaa saameyn togan ama taban,waxaana ay ku xirantahay hadba qofka sida uu u adeegsado. ...

Read More »

Dhibaatooyinka ay la kulmaan Kalluumeysatada Xilliyada Dabeylaha,Dhegeysi

Xiliyada qaar waxaa Baddaha ka dhaca Dabaylo xoogan kuwaas oo sababa khasaaro soo gaara gaadiidka badaahaa maraya, si gaara ah waxay dabaylahaan saameeyaan kaluumaysatada iyo noolaha kale ee badda ku nool. Dabaylahan waxaa ay inta badan ka dhashaan xiliyada Cimillada ...

Read More »

17; Qof oo uu ku jiro Wasiir oo ku dhintay shil ka dhacay Ukraine

17; Qof oo uu ka midyahay Wasiirka Arrimaha gudaha Ukraine ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay meel u dhow caasimadda Waddankaas ee Kyiv. Diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday deegaanka Kyiv ayaa dishay 17; qof, oo ay ku ...

Read More »

Caro ka dhalatay Wasiirka Amniga Yuhuudda oo damcay in uu galo  Masaajidka Al-Aqsa

Falastiiniyiinta ku sugan magaalada Quddus ayaa daan daansi iyo hurinta colaad cusub ku tilmaamay kaddib markii Wasiirka Amniga Maamulka Israel uu damcay in uu galo Masaajidka Barakeysan ee Al Aqsa. Dadka Reer Falastiin ayaa wasiirkan oo xagjir ah ku sifeeyay ...

Read More »

Waa kee degaanka ugu dadka yar caalamka?

Hum waa xaafadda ugu yar adduunka oo ku taalla dalka Koroweeshiya. Mararka qaarna waxaa la yiraahdaa magaalada ugu yar adduunka. Caasimadda Zegreb ayaa looga socdaa laba saac iyo bar. Waxaana ku nool dad dhan 20 ilaa 30 qof oo kaliya. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan