Himilo – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada waxay ku dhalatay soo-jeedin ay sameysay hey’adda UNESCO sanadkii 1995-kii si loo karaariyo wacyiga dadweynaha ee la xiriira halista ku jirta dulqaad la’aanta. Waxaa loo dabaal-degaa 16 November sannad kasta si loo baraarujiyo ...
Read More »Macluumaad
14 November – Maalinta caalamiga ee cudurka macaanka
Himilo – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-deggaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii ...
Read More »Maxaa sababay inay haweenka qaadan waayaan tallaalka Covid-19?
Himilo – Karoona wuxuu noqday Cudur dillaa ah oo taariiqda aadanaha ku sii dhignaan mustaqbalka. Billowgii dadyowga dunida wuxuu ku riday argagax. Waxaa la garan waayay si loo wajaho. Wuxuu sababay dhimashada in ka badan 6 milyan. Dhaqaale badan ayaa ...
Read More »Sidee ayay shaqo abuur ugu noqdeen goobaha dal-xiiska dhallinyarada sawirrada qaadda?
Himilo – Sanadihii dambe magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay goobo loo diyaariyay inay dadweynaha ku qaataan wakhti nasiino iyo dal xiis ah. Maalmaha isbuuc dhamaadka iyo ciidaha waxaa booqda waalidiin carruurtooda ay wehliyaan iyo dhallinyaro doonaya inay ku soo ...
Read More »05 November – Maalinta Caalamiga ah ee iska wacyi gelinta Sunaamiga
Himilo – Sunaami oo ah mowjado hirar xiriirsan oo xoogan waxay horseedaan qasaare naf iyo maalba leh, waxaa sababa dhul-gariiradda ku dhufta lakabyada dhulka ee ku dhaw midda la siman heerka badda. Sida ay tilmaamtay hay’adda aruurisa macluumaadka sunaamiga ee ...
Read More »Shirka isbeddelka cimilada oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho
Himilo – Ururrada Somali Greenpeace Association (SOGPA) iyo Action 4 Environment (A4E) oo kaashanaya hay’adaha UNPD iyo Sida ayaa magaalada Muqdisho ku soo gaba-gabeeyay shir ku saabsanaa arrimaha degaanka iyo isbeddelka cimilada. Shirka ayaa horudhac u ahaa kulan weynaha ay ...
Read More »Kaalinta xarumaha dawo dhireedka ee la dagaalanka cudurrada iyo dhaqan-gelinta
Himilo – Xaruunta Al-Haaddii Herbal oo ku taalla Muqdisho islamarkaana ah xaruun caafimaad oo dadka ka daweysa guud ahaan cudurrada iyadoo adeeganaysa dawo dhireed ayaa billowday qaabilaadda bukaanada. xannuunada ay kaa daweyneyso waxaa ka mid ah; baabasiirka, romatiisimka, hammi yarida ...
Read More »24 October- Macluumaadka aad uga baahan tahay maalinta Qaramada
Himilo – Sannad kasta, 24 bisha October ayaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaana ujeedka uu yahay in lagu kasbado taageerada dadka caalamka iyadoo la barayo wax-qabadka iyo hiigsiga hay’adda. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigaynaa macluumaad ...
Read More »Isticmaalka Tubaakada Taabuugga sidee ayay u saameysay waxbarashada ardaydeenna
Himilo – Nadaamka waxbarasho ee soomaaliya ayaa meel sare gaaray meel fiican xilligii dawladii kacaanka balse bur-burkii dalka ka dhacay ayaa saameyn wayn u geystay horumarkii ku socday laamaha tacliinta. Xubno ka mid ah bulshada oo is xilqaamay ayaa mar ...
Read More »17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...
Read More »