Home / Macluumaad (page 33)

Macluumaad

05 November – Maalinta Caalamiga ah ee iska wacyi gelinta Sunaamiga

Himilo –  Sunaami oo ah mowjado hirar xiriirsan oo xoogan waxay horseedaan qasaare naf iyo maalba leh, waxaa sababa dhul-gariiradda ku dhufta lakabyada dhulka ee ku dhaw midda la siman heerka badda. Sida ay tilmaamtay hay’adda aruurisa macluumaadka sunaamiga ee ...

Read More »

Shirka isbeddelka cimilada oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho

Himilo – Ururrada Somali Greenpeace Association (SOGPA) iyo Action 4 Environment (A4E) oo kaashanaya hay’adaha UNPD iyo Sida ayaa magaalada Muqdisho ku soo gaba-gabeeyay shir ku saabsanaa arrimaha degaanka iyo isbeddelka cimilada. Shirka ayaa horudhac u ahaa kulan weynaha ay ...

Read More »

Kaalinta xarumaha dawo dhireedka ee la dagaalanka cudurrada iyo dhaqan-gelinta

Himilo – Xaruunta Al-Haaddii Herbal oo ku taalla Muqdisho islamarkaana ah xaruun caafimaad oo dadka ka daweysa guud ahaan cudurrada iyadoo adeeganaysa dawo dhireed ayaa billowday qaabilaadda bukaanada. xannuunada ay kaa daweyneyso waxaa ka mid ah; baabasiirka, romatiisimka, hammi yarida ...

Read More »

24 October- Macluumaadka aad uga baahan tahay maalinta Qaramada

Himilo – Sannad kasta, 24 bisha October ayaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaana ujeedka uu yahay in lagu kasbado taageerada dadka caalamka iyadoo la barayo wax-qabadka iyo hiigsiga hay’adda. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigaynaa macluumaad ...

Read More »

Isticmaalka Tubaakada Taabuugga sidee ayay u saameysay waxbarashada ardaydeenna

Himilo – Nadaamka waxbarasho ee soomaaliya ayaa meel sare gaaray meel fiican xilligii dawladii kacaanka balse bur-burkii dalka ka dhacay ayaa saameyn wayn u geystay horumarkii ku socday laamaha tacliinta. Xubno ka mid ah bulshada oo is xilqaamay ayaa mar ...

Read More »

17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...

Read More »

16 October- Maalinta caalamiga ee cuntada

Dadka caalamka ee ku nool deegaanada magaalooyinka ayaa ahaa 5% sannadkii 1800 marka la eego xoggaha hay’adda Qaramada Midoobay. Tiradaasi way korortay iyadoo noqotay 47% sannadkii 2000. Muddo 10 sanno gudaheed ah, waxaa la filayaa in tirada gaarto 65% sida ...

Read More »

Noocyada moos ee ka baxa dalkeena waa kuwee?

Waa nooc ka mid ah khudaarta kasoo go’da dhul-beereedyada adduunka, gobol weliba oo caalamka ah ayaa aad looga isticmaalaa. Waxaa loo adeegsadaa habab kala duwan, bulshooyinka qaar ayaa ku iidaanta raashinka, halkan in kale ay ka dhigtaan cunto, sabab la ...

Read More »

09 October- Maalinta caalamiga ee Boostada

Himilo – Maalinta caalamiga ee Boostada waa xus la sameeyo sannad kasta 9-ka bisha October oo ah markii la aas-aasay midowga caalamiga ee adeegga boostada sannadkii 1874-kii. Waxaa maalintan caalamiga ku dhawaaqay congress-kii UPU ee dalka Jabaan sannadkii 1969-kii, tan ...

Read More »

05 October – Maalinta Macallinka Adduunka

Himilo – Maalinta Caalamiga ee Macalinka waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo  weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Maalinta waa maalin la is xusuusiyo doorka macallinku ku leeyahay mujtamaca mana ahan maalin ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan
preload imagepreload image