Home / Macluumaad (page 61)

Macluumaad

Cuno kariyihii ku kali noqday maqaayadda

Himilo – Waxey ahayd maqaayad caan ah oo ku taala degaanka Huntly ee dalka New Zealand, waxaa buux dhaafiyay qeybta lacag bixinta iyo miisaska cuntadaba macaamiil doonaysa in loo adeego, balse kaliya hal shaqaale oo cuno kariye ah ayaa joogay ...

Read More »

Bisadaha walaalaha ah ee ugu da’da wayn UK oo helay dib u dejin

Himilo – Olole saldhigiisu ahaa baraha bulshada ayaa suuragaliyay in dib loo dajiyo lana mideeyo mukulaalaha mataanaha ah ee la rumeysan yahay inay ugu da’da wayn yihiin UK. Nikita iyo Leon oo 21-jir ah uma suuragalin noloosha oo dhan in ...

Read More »

Nin si kadis ah u liqay Caday

Himilo – Caday amaba rumey dhirirkiisu yahay 19cm ayaa laga soo saaray caloosha bukaan xanuunsanaa 24-saac. 39-jirkaan ayaa doonay inuu nadiifiyo qeybta danbe ee carabkiisa markii uu si kadis ah ugu fakaday cadaydii uu isticmaalayay. Dhul gaaraya 100km ayuu u ...

Read More »

Haweeneey u yeeratay boliiska si looga saaro Carsaanyo ku jirtay gurigeeda

Himilo – Boliiska Jermalka, ayaa dalab caawinaad ah ka helay haweeneey ku nool degaanka Unterlauchringen, taas oo ka baqatay carsaanyo badeed gashay gurigeeda. Markii ay wacday boliiska ayey u sheegtay inay la yaaban tahay kana argagaxsan tahay Carsaanyo – nooca ...

Read More »

Muddo intee la’eg ayaad sugi lahayd si aad u noqoto Milyaneer?

Himilo – Weydiintaan ayaa waxaa ka warcelinaya qoys kasoo jeeda Ireland. Muddo 25-sanno ah ayey tijaabinayeen nasiibkooda si ay u helaan 6.4-milyan oo doolar. Aabaha qoyskan ayaa u sheegay shirkadda maamusha bakhtiyaanasiibka, in markii ugu horreysay uu shaacinta bakhtiyaanasiibkiisa ka ...

Read More »

La Kulan: Ninkii difaaca ka dhigtay Eeyda si uu kaga badbaado duufaan

Himilo – U doode dhowrista xuquuqda xayawaanka, ayaa gabaad ka dhigtay Eey iyo Kuuleey, si uu kaga badbaado duufaan ku dhufatay degaanka uu ku nool yahay ee Leona Vicario ee ku yaala Mexico. Waxey ahayd aroor hore markii duufaanta Delta ...

Read More »

Chex: Dibiga ugu geesaha dheer caalamka

Himilo – Cowboy Tuff Chex, waxaa magaciisa lagu daabacay buugga lagu keydiyo waxyaabaha ka baxsan hab fikireena ee dadku sameeyaan amaba abuurka alle ah ee Guinness World Record, si loogu maamuuso geesaha uu Eebbe u maneystay ee dhirirkoodu gaarayo 262.5 ...

Read More »

Buugaag la sugayay 48-sano oo la helay

Himilo – Mid kamid ah dad ku xirnaa maktabad ku taalla Britain ayaa la tagey laba buug oo uu ka qaatay xarunta sanadkii 1972-kii. 48-sanno kadib ayuu dib u celiyay, isaga oo raaciyay warqad raali galin ah. Maktabadda oo ay ...

Read More »

Raadkii dhulka ku sawirnaa 120-kun ee sanno

Himilo – Koox khubaro ah oo baarta raadadka qadiimiga ah ayaa soo helay boqolaal raad oo la rumeysan yahay inay dhulka ku sawiranaayeen 120-kun oo sanno. Raadadkaan oo laga helay haro qadiimi ah oo ku taalla lama degaanka Nefud ee ...

Read More »

Jarmalka: Maxkamad laashay go’aan lagu joojiyay aadaanka salaadda

Himilo – Maxkamad ku taalla Jermalka ayaa amartay in mar kale kor loo qaado aadaanka salaadda masjid ku yaalla waqooyiga dalkaasi. Annette Kleinschnittger, garsooraha xukunka riday ayaa sheegtay in bulsho waliba ay xaq u leedahay inay si xorriyad leh ugu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan