Himilo – Si ay diyaaraddu u duusho waxay aheyd inay qaadato shidaal ku filan lana bixiyo $3,000 oo lacagta shidaalka ah, balse duuliyihii ayaa rakaabka diyaaradda weydiiyay inay lacagta bixiyaan! Dhacdadan ayaa dhalisay su’aalo badan, duuliyaha ayaa diiday inuu diyaaradda ...
Read More »Madadaalo
Bucharest: Magaalada maalin kasta lagu xado baaskiil!
Himilo -Ku dhawaad 280 baaskiil ayaa lagu xaday caasimadda Romania ee Bucharest tan iyo billowgii sannadkan sida lagu sheegay tirakoob cusub. Mareegta Romania Insider ayaa qortay in booliiska uu dib u soo celiyay 36 baaskiil oo kamid ah kuwa laga ...
Read More »Yaa ku guuleystay tartanka caalamiga ee xambaarista xaasaska?
Himilo -Lamaane u dhashay Lithuania ayaa ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee qaadista ama xambaarista xaasaska sida laga soo xigtay dadka qaban qaabiyay tartanka. Vytautas Kirkliauskas iyo xaaskiisa Neringa Kirkliauskiene ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad iyadoo ninka uu xambaarsanaa ...
Read More »Haweenay ku go’doontay gudaha diyaarad markii looga tagay iyada oo hurdaysa
Himilo –Haweenay u dhalatay Canada ayaa wajahday xaalad adag markii ay ku go’doontay gudaha diyaarad iyadoo ku noqotay keli. Wargeyska the Sun ayaa laga soo xigtay in Van Teivani oo ku socotay Toronto inay ku go’doontay gudaha diyaarad markii dhammaan ...
Read More »Magaca haweenay Mareykan ah oo dood ka dhaliyay baraha bulshada
Himilo -Magaca haweenay u dhalatay Mareykanka ayaa dood ka dhaliyay baraha bulshada kaddib markii la guddoonsiiyay darajada cilmiyeed ee PhD-da sida laga soo xigtay warbaahinta Mareykanka. Haweenayda oo lagu magacaabo Marijuana Pepsi Vandyck ayaa ka baxday jaamacadda Cardinal Stritch University ...
Read More »Jiir lagu arkay qasriga Buckingham oo argagax ku reebay boqorada Ingiriiska
Himilo – Boqorada Ingiriiska ayaa lagu soo waramayaa inay argagax ka qaaday jiir ama dooli lagu arkay qasriga Buckingham taasi oo ku dhalisay carro xooggan. Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, boqorada Ingiriiska ayaa dareentay argagax markii ay jiir ...
Read More »Waxa uu ku guuleystay bakhtiyaa nasiib balse waxaa la qeybsaneysa xaaskiisa hore!
Himilo – Muddo labo sanno ah kaddib oo ay kala tageen xaaskiisa, nin Mareykanka u dhashay ayaa ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya qiimo dhan 80 Milyan oo doolar. Nasiibka ninka ayaa noqday mid kala dhiman kaddib markii maxkamad ku ...
Read More »Muxuu Putin haddiyad u siiyay dhiggiisa Shiinaha oo noqday 66 jir?
Himilo FM – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa la qeybsaday farxadda dhalashadiisa 66aad dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Putin oo ku dhaw Xi Jinping ayaa guddoonsiiyay saaxiibkiis haddiyad jalaato ah oo uu kula qeybsanayay dareenka ...
Read More »Haweenay magdhaw laga siinayo shaqooyinkii guriga ee saygeeda hore
Himilo FM –Maxkamadda cadaalada Argentine ayaa ku amartay muwaadin u dhashay dalkaasi in uu bixiyo lacag magdhaw ah oo la siinayo xaaskiisa hore oo ay kala tageen 27 sanno kahor. Ninka la xukumay ayaa laga doonayaa in uu bixiyo 178 ...
Read More »Haweenay furriin ka dalbatay maxkamad sabab la xiriirta barafuun
Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Masar ayaa dacwad ka geysay saygeeda maxkamad magaalada Qaahira kaddib muddo 5 sanno ah oo ay wada joogeen. Waxay ka cabanaysaa barafuunka uu isticmaalo ninkeeda oo ay dhibsatay. Gabadha 29 jirka ah ayaa sheegtay ...
Read More »