Home / Madadaalo (page 7)

Madadaalo

Goolhayaha kooxda kubadda cagta haweenka ee Iran oo lagu eedeeyay inuu yahay nin!

Himilo – Xiriirka Kubadda Cagta Jordan (JFA) ayaa ku eedeeyay goolhayaha kooxda kubadda cagta haweenka Iran inuu yahay nin. Zohreh Koudaei, oo 32 jir ah , ayaa tan iyo markaas ka jawaabtay codsigii JFA ee “hubinta jinsiga.” “Waxaan dacweyn doonaa ...

Read More »

Burcad dhacay in ka badan £26m markii ay u dhaceen guryo dad caan ah

Himilo –Saddex xubnood oo gaangis ah ayaa xabsiga la dhigay ka dib markii ay fuliyeen tuuganimadii ugu waynayd abid ee Britain xilli lagu guda jiray fal-dembiyeedyo lala barbar dhigay falka filim Hollywood ah. Guryaha caanka ah ayaa lagu bartilmaameedsaday weerraro ...

Read More »

Nin Xaaskiisa Furriin ka dalbaday kadib markii uu arkay iyadoo Makeup la’aan ah

Himilo – Nin u dhashay dalka Masar ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu furo xaaskiisa cusub, isagoo ku andacoonaya inuusan la qabsan karin muuqaalkeeda dabiiciga ah ka dib markii uu arkay iyada oo aan Makeup u marsanayn. Ninkan Masaarida ...

Read More »

Ciyaartow lugo la’ oo loo qabtay tartan kubadda cagta ah

Himilo – Rag ka socday gobolka Idlib ee dalka Suuriya ayaa ka qayb galay ciyaar kubbadda cagta ah oo aan caadi ahayn, iyadoo ciyaartoyda labada kooxood ay ahaayeen kuwo la’ mid kamid ah labada lugood. Ciyaartoyda ayaa loo kala qeybiyay ...

Read More »

Nin haweeney u shaqaaleysiiyay inay dharbaaxdo!

Himilo – Maneesh Sethi oo ah qoraa iyo ganacsade Indian-American ah ayaa haweeney u shaqaaleysiiyay inay wejiga ka dharbaaxdo mar walba oo uu Facebook furo. Mr Sethi wuxuu ahaa dadka aadka u adeegsada mareegta Facebook, wuxuu sheegay in tallaabadaas uu ...

Read More »

Ey hadal heyn ka dhex abuuray baraha bulshada

Himilo – Dadka ku nool Istanbul waxay dhawaanahan isha ku hayaan noole caan ka dhex noqday bulshadaas.Waa ey ku nool waddooyinka, oo lagu magacaabo Boji, kaas oo jecel inuu ku safro gaadiidka.wuxuu raacaa basaska, tareenada dhulka hoostiisa mara iyo doomaha. ...

Read More »

60 jir xannaaneysta ku dhawaad 80 Masas ah

Himilo – Cabdul Sattar Amiin wuxuu kula nool yahay gurigiisa in ka badan 70 masas ah oo ku yaalla Magaalada Dohuk ee gobolka Kurdistan ee dalka Ciraaq, Maqaarka Masaska waxaa loo adeegsadaa soo saarista dawooyin dhaqameed, wuxuuna aaminsan yahay in ...

Read More »

Bisad xanaaneysa digaaga yar yar

Himilo – Iyada oo ay ka muuqato damqasho iyo daryeel aan ka yarayn sida hooyadu muujiso, bisaddu waxay daryeeshaa oo ay korisaa ilaa 20 digaagad, kaddib markii ay korisay ilaa 20 digaag oo kale labadii sanno ee la soo dhaafay. ...

Read More »

Robot-yo ciyaara kubadda cagta oo la soo saarayo

Himilo – Saynisyahanada ayaa ku rajo weyn inay rumoobi doonto aragtida ah in la heli doono saddonka sano ee soo socda robotyo kubadda cagta dadka kala wareega. Ilaa iyo hadda waxaa la sameeyay robotyo caawil ah oo loo diyaariyay inay ...

Read More »

La kulan: Nin liqay taleefan Nokia ah

Himilo – Nin 33 jir oo ka soo jeeda Kosovo ayaa la soo weriyay inuu liqay taleefan Nokia ah inkasta oo aan la sheegin waxa ku xanbaaray falkan. Qalliin naf badbaadin ah oo lagu sameeyay kadib waxaa lagu guuleystay in ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan