Muqdisho – Kadib garwaaqsiga in rag badan oo adeegsada shukaansiga online-ka ah ay isku dayayaan helidda xaasas dheeri ah, horumariyaha barnaamij software ah ayaa go’aansaday inuu u fududeeyo – isaga oo u abuuray page gaar ku ah nimanka godadlayaasha ah. ...
Read More »Wararka
Muslimiinta Maraykanka oo dhiig ugu deeqaya dhibanayaashii Las Vegas.
Washington – Dallada Muslimiinta xuquuqda rayidka Maraykanka ugu weyn ayaa isugu yeeray bulshada Muslimiinta inay isugu yimaadaan caawinta iyo dhiig ku deeqista dhibanayaasha Las Vegas oo gaaraya 500 oo dhaawacyo ah. “Waxaan tiiraanyo iyo tacsiba la wadaagaynaa dhibanayaasha iyo bulshada ...
Read More »Muslimad xijaabkeeda ku badbaadisay Nin gubanaya!
Muqdisho – Haweeney Muslimad ah oo xijaabkeeda ku damisay nin ku gubtay shil gaari. “Markii aan arkay qof gubanaya waxaan sameeyey wax walba wixii iigu mudnaa,” ayay u sheegtay awaher Saif Al Kumaiti, wargeyska Khaliij Times. “Waxaan ka codsaday saaxiibtay oo ...
Read More »Nin feer ka jabiyay nin ka diiday inuu shinbiro quudiyo.
Muqdisho – Nin ayaa aad ugu dhaawacmay markii uu nin u sheegay inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiro, marka loo eego booliska dalka Japan. Booliska Nagoya ayaa sheegay inay xireen 61-jir lagu magacaabo Yoshio Muranaga kadib markii lagu eedeeyey inuu feer ...
Read More »Caruus webi kasoo badbaadiyay wiil ku dhacay
Muqdisho – Caruus ayaa lagu amaanay geesinimo markii u wiil yar oo webi ku dhacay uu soo badbaadiyay. Lamaanayaasha Clayton “Clay” iyo Brittany Cook oo u dhashay Kanada waxay dhammeysteen is dhaafsiga faraantiga, waxayna isku diyaarinayeen inay sawirro xusuus wada-galaan. Sawir-qaadahooda Darren ...
Read More »Carruurta Rohingya oo xeryaha qaxootiga ku baranaya Qur’anka Kariimka.
Dhaka – Boqollaal masaafo in u jirta guryahooda, Muslimiinta Rohingya waxay carruurtooda Qur’anka ku xifdinayaan xerooyinka qaxootiga oo qalalaaso iyo gumaadka looga soo barakiciyay. “Tani waa moora-dilaac, haddana isla mar ahaantaas carruurta Rohingya waxay xeryaha ku baranayaan Qur’anka Kariimka,” IlmFeed ayaa ...
Read More »Tuug isku dayay inuu xado gaari boolis ay ku dhex jiraan!!
Muqdisho – Tuug ayaa la argagaxay markii uu laba sarkaal booliska uu ku dhex arkay gaari uu isku dayay inuu xado, marka loo eego booliska Japan. Booliska Aichi ayaa sheegay inay xireen 23-jir lagu magacaabo Ushio Sato, kadib markii lagu soo eedeeyey ...
Read More »Nin isaga oo hurda looga kiciyay dil uu qof u geystay!
Muqdisho – Nin ku nool Shiinaha ayaa la yaabay sida aroor hore ay gurigiisa ugu soo kalaheen booliska. Wuxuu la yaabay ayaa noqotay in loo sheegay in lagu sameynayo baaritaan la xiriira dhimashada nin meydkiisu yiillay waddada dhinaceeda. Booliska ayaa ...
Read More »Faa’iidada laga helo cunista Malabka.
Muqdisho – Markii Alle uu Qur’ankiisa noogu sheegay inuu Shinnida ugu wax-yooday inay hoy ka dhigo buuraha iyo geedaha iyo wixii soo raaca – kadibna ay cunto miraha oo dhan, wuxuu Eebe nooga soo saaray sharaab kala duwan midab ahaan ...
Read More »Faa’iidooyinka laga helo cunista Sabiibka.
Muqdisho – Sabiibka oo afka qalaad lagu yiraahdo raisins, wuxuu ku jiraa qudaarta faakihaysiga loo cuno. Balse in badan kamid ah faa’iidada caafimaad ee ku jirta lama socdaan. Waxaana jira faa’iidooyin aan lasoo koobi karin oo kugu sii qasbaya inaad ...
Read More »