Home / Wararka (page 25)

Wararka

Waji walba wuxuu tebiyaa sheeko!

Muqdisho – Jacqueline Saburido waxay qaadaneysay fasax jaamacadeed markii ay timid Maraykanka si ay u barato Ingiriiska. Waxay ku sugneyd gobolka Texas wax ka yar bil markii burbur ku dhacay uu nolosheeda gebi ahaanba wada rogay. Darawalka cabsanaa kaas oo ...

Read More »

Haweeney 30 sano Indhool iska dhigaysay si aan loo salaamin!

Muqdisho – 28 sano kahor, Carmen Jiménez oo ku nool caasimadda Madrid ee dalka Spain ayaa gebi ahaanba noqotay indhoole dhaawac indhaha kasoo gaaray awgeed. Ugu yaraan, taasi waa waxa ay u sheegtay qof walba oo ay kamid yihiin reerkeeda ...

Read More »

La kulan: Ninka 40 sano ku bixiyay nooleynta Keymaha la xaalufiyay!

Muqdisho – 83 sano jir lagu magacaabo Antonio Vicente wuxuu 40-kii sano ee lasoo dhaafay uu ku howlnaa dib u tarminta keymaha deegaanka. Sida badan oo xoola-dhaqatada Brazil ay u jaraan geedaha si ay xeyn-daab uga dhigaan xerooyinka iyo inay guryo ...

Read More »

Shiinaha – Markay Geeduhu helaan Qadarinta ay mudan yihiin!

Muqdisho – Ardayda dugsiga magaalada Beijing ee Yucai High School waa inay aad u digtoonaadaan marka ay ku dhex ciyaarayaan gegida kubadda cagta. Taasina waa geed 100 sano jir ah oo ku dhex-yaal bartamihiisa. Ka dhisidda garoon ciyaareed hareeraha geed weyn ...

Read More »

Maynu Adeegsanno Awoodda Wax Cafinta!

Muqdisho – Xusuusnow, uma cafisid dadka naftooda aawadeed – waxaad u cafisaa naftaada awgeed. Cafintu micnaheedu ma ahan inaad iska hilmaanto wixii ku dhacay – kamana dhigna inaad dirayso farriin ah in wixii laguugu sameeyey ay sax aheyd. Balse waa ...

Read More »

Marka Waalidku CAFIYO Dilaaga Wiilkooda!

Muqdisho – Waalidiinta dhibane lagu toogtay New Hampshire kaliya maysan cafin ninkii dilay cunugooda, hayeeshe waxay sidoo kale ugu deeqeen inay ka caawiyaan bilaabashada noloshiisa cusub. Christopher Bazar waxaa laga dhaafay muddo-xiliyeedka uga dhiman xabsigiisa uu ku galay toogashada saaxiibkiisa rumaad, ...

Read More »

Aabihii Cafiska u hibeeyey Dilaagii Inankiisa!

Muqdisho – Aabo cafiyay dilaaga inankeeda ayaa qoray buug ku saabsan habka bogsashada ee ku saabsan sheekadiisa qiirada leh. Wiilka Azim Khamisa oo lagu magacaabo Tariq waxaa la toogtay 17 sano kahor isaga oo adeeg cunto fudud ka kooban u ...

Read More »

Wax ka badan CAFIS aan laheyn EREYO lagu sifeeyo!

Muqdisho – Laba sano kadib markii gabadheeda si kama uu u toogtay wiil ay isku dugsi ahaayeen oo baska la saarnaa, Ady Guzman-DeJesus waxay maxkamadda kula kulantay dilaagii inanteeda, Jordyn Howe. Ady waxay sameysay arrin markii ay aragtay Howe ay ...

Read More »

Lamaane Xabsi 25 sanadood u galay Cunsuri-Naceyb ay ku kaceen!

Muqdisho – Lamaane da’yar oo Georgia ku nool ayaa ku dhex ooyay maxkamadda goortii lagu riday xukun 35-sano ah sababtii ay u galabsadeen danbi cunsuri-naceyb ah oo ay ku sameeyeen xaflad dhalasho oo uu dhiganayay wiil madow ah. Kayla Rae ...

Read More »

Marka Dhibanuhu Cafiyo Midka Dhibaateeyey!

Muqdisho – Haweeney lagu dhaawacay dhalo cabitaan xilli ay ku sugneyd baarka Minnesota Applebee – sababta ay af-gurigeeda ugu hadashay awgeed – ayaa waji-ka-waji uga hortimid qofkii dhibaateeyey gudaha maxkamadda; waxayse u fidisay cafis. Jodie Burchard-Risch, oo 44-jir ah waxaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan