Home / Wararka (page 26)

Wararka

Markay Dadka iyo Dugaagtu Nolosha qeybsadaan!

Muqdisho – Wax ku bilowday shaqo fudud ayaa isku badalay gacaltooyo jaalenimo oo xeel-dheer taas oo dhex-martay nin iyo mid kamid ah miciyaleyda halista ee arlada guudkeeda saaran. 10 sano kahor, Abdullahi Sholeh wuxuu barbaariye u noqday shabeel 3-bilood jir ...

Read More »

Lakulan: Ninka Jidadka ku midabeeya Ubaxyo si ay dadku ugu farxaan!

New York – Albert Einstein oo ahaa aqoon-yahan Yuhuudi-Maraykan ah ayaa wuxuu yiri: “Adduunyada waa meel halis u leh nolosha Aadanaha. Mana ahan inay ku nool yihiin dad xun – waa in dadkii samaha u saaxiibka ahaa aysan gudan mas’uuliyaddii ...

Read More »

Faadumo Soon-qaad – Bil Shacbaan?!

Muqdisho – Inta badan magacyada aad maqasho kuma wada dhacaan dhegahaada mar qura iyo maalin kasta. Waxaa jira magacyo si gaar ah ugu soo daadega qalbigaada marka la joogo xilliyada qaar kuwaas oo ku dareensiiya inay tahay waqtigii dhacdadani ku ...

Read More »

Dunida oo Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Afrikada Dhexe ka aamusan!

Muqdisho – Waxa laga yaabo inaysan dunida Galbeedka siinin ahmiyadii loo baahnaa waxaa kamid ah rayid badan oo Muslimiin ah ay isku dayayaan inay ka baxsadaan weerarrada ku socda oo ay ku hayaan maleeshiyada Kirishtanka ah taas oo ay ku ...

Read More »

Dr. Mahathir oo ka dhawaajiyay sirta ku jirta caafimaadkiisa!

Muqdisho – Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Tun Dr Mahathir Mohamad ayaa dadkiisa la wadaagay siraha ku duugan cimrigiisa ku dhow qarniga. Dr. Mahathir hadda wuxuu jiraa 91-sano. Wuxuuna talada dalka Malaysia soo hayay muddo dhan 22 sano. In kasta oo ...

Read More »

21 May – Maalinta Caalamiga ee Is-dhex-galka Dhaqamada.

Muqdisho – Saddex dalool kamid ah iska hor imaadyada dunida ka jira waxaa lagu celiyaa ku kala duwanaanta dhaqamada, marka loo eego mareegta hey’adda QM. Buuxinta daloolkaas ee ka dhex jira dhaqamada iyo caadooyinka kala duwan waxay lama huraan u ...

Read More »

Yaxaas cunay baadari rabay in sida – Masiix CS – uu ku dul socdo biyo webi.

Muqdisho – Baadari ayaa ku hordhintay taageerayaashiisa – raacsan diin ahaan, kadib markii uu isku dayay inuu ku dul socdo biyaha sida Masiixa. Baadarigan ayaa isku dayay inuu ku dul socdo biyaha webiga kahor intaysan cunin saddex Yaxaas. Wadaadkan oo ...

Read More »

Kailash Satyarthi – Ninka hoggaamiyay dhaq-dhaqaaqa ka dhanka ah Addoonsiga Carruurta.

Muqdisho – Ku guuleystaha Shahaadada Nabadda, Kailash Satyarthi wuxuu iskaga tagay shaqadiisa injineernimada si uu ugu hal-gamo kahor-tagga iyo sare u qaadista xuquuqda carruurta muddo ka badan 30 sanadood – isaga oo xoreeyey 80,000 oo carruur lagu shaqeysto ah, siiyayna ...

Read More »

Sama-falayaasha Fardooleyda Jidadka – The Knights of Roads.

Muqdisho – Sanadkii 2014-ka, dhalinyaro Sucuudi ah ayaa bilaabay inay si samafal ah ugu dayac-tiraan gawaarida shacabka kaga hallaaba jidadka dalkaasi inta lgu guda-jiro maalmaha farxadda Ciidda. Kooxdan samafalka ah waxay la baxeen magaca Fardooleyda Jidadka – Roads of Knights. ...

Read More »

15 May – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ah ee Qoyska waa xus sanadle ah oo 15 May sanad kasta dunida looga dabaal-dego. Maalintan waxaa ku dhawaaqday kal-fadhiga guud ee QM sanadkii 1993, waxaana  lagu iftiimiyaa muhiimadda bulshada caalamku siiso qoysaska. Munaasabadda maalinta Caalamiga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan