Home / Wararka (page 36)

Wararka

Duurjoog – biyo la’aan abaartu keentay awgeed – biyo loogu geynayo duurka si aysan harraad ugu dhiman

Muqdisho – Aad bay engeg u tahay xarunta Tsavo East National Park ee duurjoogtu ku dhan tahay gudaha Kenya. Badi ugaarta iyo dugaagtuna waxay dalanbaabi la yihiin biya la’aanta jirta waxayna u wirwiraan helidda ilo biyo laga cabo. Warka xun ayaa ...

Read More »

Shaqaale nadaafad oo 37 arday sabool ah ka caawisay wax-barashada 30-kii sano ee lasoo dhaafay

Muqdisho – Zhao Yongjiu, oo ah 56-jir shaqaale nadaafadeed ah oo ku nool Shenyang, China, ayaa dhawaan ku guuleystay internet-ka kadib markii la shaaciyay in – 30-kii sanadood ee lasoo dhaafay – uu wax-barashada ka caawiyay 37 carruur aan helin cid lacagta ...

Read More »

Wiil wax-yar kahor diyaarinta tacsidiisa la ogaaday inuu nool yahay

Muqdisho – Wiil loo maleeyey inuu dhintay ayaa dib loogula cararay isbitaalka kadib markii uu soo miyirsaday wax-yar un kahor mar la iskugu diyaariyay duugtiisa. Ningappa iyo Manjula Marewad ayaa sheegay in wiilkooda uu qaniinay Ey baadi ah bishii hore ...

Read More »

Lakulan Wadaadka aan hadlin taniyo sanadkii 1990.

Khartoum – In ka badan 25 sanadood, wadaadka Suudaaniga ah ee Sheikh Bashir Mohammed Bashir ayaa go’aansaday inuusan in badan sii hadlin waxaana taniyo markaas loogu yeeray wadaadka aamusan. Bashiir dadka wuxuu kula xiriiraa isaga oo warqad ku qoraya waxa u ...

Read More »

Muslimiinta US oo sida Islaamka loo arko dood kula galaya dadyowga la nool

Muqdisho – Ku jiritaanka xilliga adag, Muslimiinta ku nool degmada Buffalo ee New York ayaa wada-hadal iyo dood ku aadan Islaamka iyo aragtida laga qabo la sameynaya dadka la degan – dadaal lagu doonayo in lagu naqdiyo aragtida siyaasadeed ee ...

Read More »

Haweeney mataano ku dhashay da’da 64-jirka

Muqdisho – Haweeney da’ ah ayaa ku faraxday inay dhasho wiil iyo gabar mataano ah oo caafimaad qaba, marka loo eego dhaqaatiirta dalka Spain. 64-jirta lagu magacaabo Mia ee degan Burgos ayaa waxyar kadib markay iska wiisitaysay isbitaalka Recoletas Burgos waxay ...

Read More »

Xuska Maalinta Caalamiga ee Cadaaladda Bulshada iyo Soomaaliya

Muqdisho – 10 sano kahor maanta oo kale oo ku beegan sanadkii 2007-da, QM ayaa 20-February u asteysay maalinta caalamiga ah ee cadaaladda bulshada. Xuska maalintan ayaa lagu bandhigaa fursadaha lagu taageeri karo dadaallada socda oo beesha caalamku ugu jirto ...

Read More »

Maqaayad qiimo dhimis u sameysa qoysaska wata ilmaha dhaqanka suuban leh

Muqdisho – Milkiile maqaayad ku taalla gudaha Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay inuu go’aansaday u sameynta qiimo-dhimis qoysaska carruurta akhlaaqda fiican kadib markii macaamiil badan ay ka cawdeen buuqa iyo qeylada carruurta la keeno maqaayaddiisa. Antonio Ferrari, milkiilaha maqaayadda Padua ayaa sheegay ...

Read More »

Booqo Hoteelka 5-Star ee Bisadaha lagu marti-geliyo

Muqdisho – Qolal heer-kul dhexaad leh, sariir boqortooyo iyo wixii soo raaca waxay kamid yihiin walxaha ay ku raaxaysanayaan bisadaha ku nool  Catzonia, oo ah 5 Star-ka cusub ee hoteellada Yaanyuurada. Dhaca Damansara, oo ah meel u dhow caasimadda Kuala Lampur, ...

Read More »

Lakulan: Ninka heysta 15 shahaadooyin jaamacadeed ah

Muqdisho – Luciano Baietti, oo ah howl-gab ahaan jiray maamule dugsi ku yaalla Velletri ee dalka Talyaaniga, ayaa rikoorka Guinness ku galay ninka ugu badan ee heysta shahaadooyin jaamacadeed. 70-jirkan ayaa hadda dhowr jaamacadood oo ku yaalla gudaha Talyaaniga ka heysta ku dhawaad ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan