Muqdisho – Milkiile maqaayad ku taalla New York oo badi shaqaalihiisa ay yihiin soo-galooti ayaa go’aansaday inuu aragtidiisa siyaasadeed ku muujiyo warqadda lacagta bixinta. Mark Simmons oo ah milkiilaha maqaayadda Kiwiana’s restaurant ayaa sheegay inuu shaqaaleysiiyo badi dadka dunida kale uga ...
Read More »Wararka
Hoggaamiyaha loo baahan yahay!
Muqdisho – Aqoonyahankii Yuhuudi Maraykanka ahaa ee Albert Einstein ayaa yiri; “Gebi-dhacleyntu waa ku celcelinta sameynta hal shey mar iyo marar adiga oo filanaya inaad toos u tiigsato natiijada ugu fiican. Maamulka dowladeed ee aan lagu hagin dheelli-tir iyo turxaan-bixin ...
Read More »Hadduu imaan lahaa Lik Wan Yew Soomaali ah
Muqdisho – Kan nasiibka u yeesha in la yiraahdo Madaxweyne Jaalle Hebel kadib loolan dheer, kaligiis sooma marin fursaddan oo kale. Waxaa kaga horreeyey kuwo hore; hubaalna waxaa kaga danbeynaya kuwa kale. Laakiin waxaa macno sameeyey hoggaamiyaha si niyad leh ...
Read More »Haweeney shaqadeeda iyo jaceylkeeda weysay markii ay caawisay nin dibjir ah
Muqdisho – Haweeney ayaa dhumisay jaceylka nolosheeda iyo shaqadeedii fiicneyd kadib markii ay eersatay samafal ay sameysay. Chinedu Chukwu, oo u dhalatay Nigeria, ayaa ku sugneyd beerta xanaanada duur-joogta oo ku taalla Abuja markii ay kula kulantay 45-jir lagu magacaabo Raphael Emmanson. ...
Read More »Hooyo inanteeda ku dartay nin 40-jir ah si uu daryeel u siiyo geerideeda kadib
Muqdisho – Hooyo ayaa gabadheeda u guurisay nin 40-jir ah khiyaar la’aanteeda. Hooyada 44-jirta ah ee u dhalatay Zimbabwe waxaa lagu xukumay shan bilood oo xarig ah markii ay gabadheeda u guurisay nin 40-jir ah. Hooyada oo aan la heyb-sheegin ...
Read More »Haweeney sankeeda laga soo saaray Baranbaro nool
Muqdisho – Haweeney ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii Baranbaro ay ku gurguuratay sankeeda xilli ay ku hurdeysay sariirteeda, marka loo eego dhaqaatiirta dalka Hindiya. 42-jirta lagu magacaabo Selvi oo ku nool Injambakkam ayaa sheegtay inay dareentay wax ku dhex gurguuranaya gudaha ...
Read More »Hooyo diiday inay nuujiso cunugteeda oo ku dhalatay muuqaal ay ka naxday
Muqdisho – Hooyo ayaa waxaa ku dhacay cudur ku dhasha niyad-jabka lama filaanka ah kadib markii ay dhashay cunug xubnihiisu kala dhiman yihiin. 25-jirta lagu magacaabo Priyanka Kumari oo u dhalatay dalka Hindiya waxay sida caadadeeda ah taniyo dhalmadeeda dharabta ku ...
Read More »Cudurka Kansarka iyo jiritaankiisa gudaha Soomaaliya
Muqdisho – Kansarku waa mid kamid ah sababaha dhimashada Insaanka ee qarniga 21aad, marka loo eego hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Waana saddaxda cudur ee dhimashada ku keena da’yarta ka hooseysa qaan-gaarka, marka loo eego mareegta Dosomething. In ku dhow ...
Read More »Dhageyso: Fikradaha ay bulshadu ka qabto gudniinka Fircooniga
Muqdisho – Gudniinka Fircoonigu wuxuu kamid noqday caadooyinka soo jireenka ah ee ragaadiyay nolosha jiilal gabdho ah taniyo gu’yaal badan. In-kasta oo aan la aqoon goortii u gudista gabdhaha qaabka Fircooniga uu soo if-baxay, hadana dhowr qarni kadib aragti laga qabo ...
Read More »Shaqaale banki oo adduun lacageed si kama’ ah ugu riday gudaafadda qashinka
Muqdisho – Shaqaale banki ayaa argagaxay kadib markii lacag kaash ah ay ku dareen qashinka – balse qarwaaqsaday gafkooda xilli gaariga lagu daabulo qashinka uu meesha ka dhaqaaqay. Maamulka bangiga ayaa sheegay in falkani uu soo shaac baxay maalintii Khamiista. ...
Read More »