Home / Wararka (page 50)

Wararka

Inter Milan Oo Ku Dhawaaqday Macalinkeeda Cusub

Frank de Boer ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee Inter Milan, isagoo heshiis seddex sanno ah qalinka ku duugay, sida ay ku dhawaaqday kooxda goordhaw. Inter ayaa si degdeg ah u heshay bedelka Roberto Mancini, kaasoo ka tagay doorkiisa San ...

Read More »

Arsene Wenger oo ka dhawaajiyay in uusan daafac suuqa ka doonayn ilaa kulanka  Liverpool ay la qaadanayaan.

Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in aysan kooxdiisa Arsenal lasoo saxiixan doonin difaac dhexe, ka hor kulankooda furitaanka ee Premier League kaasoo ay foodda is darayaan Liverpool. Isagoo hadlayay keddib Gunners guul ay gaartay oo kulanka ugu dambeeya ciyaaraha fasaxa ahaa ...

Read More »

RASMI: Inter Milan Oo Shaqada Ka Ceyrisay Roberto Mancini

Inter Milan ayaa xaqiijisay in ay raacdeysay macalinkii kooxda Roberto Mancini. Kaliya laba todobaad ayaa ka harsan furitaanka hoyraalka Serie A-da Talyaaniga. horay ayaa loola xiriiryay kooxdaan Inter Milan in ay macalinkii hore Ajax Amsterdam Franck De Boer ku badali doonto Roberto Mancini kaasoo ...

Read More »

Xogta kulamada Caawa ee Qaarada Yurub.

  Caawa waxaa ka jira qaarada yurub kulama xiisa badan, kooxaha  qaar waxa ay u tahay kulankii ay kusoo afmeeri lahaayeen kulamad fasaxa, maadama ay dhawaan furmayaan horyaalada kala duwan, haba usu soo dhawaado Epl-ka. Kulanka ugu xiisaha badan waxa ...

Read More »

Pogba oo dhuumasho ku soo gaaray Manchester.

Maanta oo axad ah ayuu caafimaadka u marayaa Manchester united  Paul Pogba. Xidigaan reer France ayaa soo dhameystay fasaxii uu ku joogay USA, waxaana la ogaaday inuu caafimaad ku mari doono maanta Magaalada Manchester ka hor inta aysan Red Devils ...

Read More »

Xogta kulanka caawa dhexmari doona Liverpool vs Barcelona.

Caawa labada koox ee Liverpool iyo Barcelona ayaa isku arki doona garoonka ingiriiska ku yaala ee Wembley kulan ka tirsan International – Champions Cup. Reds ayaa ciyaari doonta kulankaan iyadoo kalan kale uu uga harsanyahay  kulamadeeda fasaxa xagaagan. Liverpool ayaa ...

Read More »

Wenger: Epl-ka waxa uu ahaan doonaa horyaal furan

Horyaalka ingiriiska ayaa todobaadkan nagu soo fool leh furmi doona, iyadoo kooxda dunida ka yaabsatay ee Leicester City ay markale dooneyso in horyaalka ay gacanta ku dhigto. Arsenal waxa ay 14 August la cayaari doontaa kooxda Liverpool, bilawga Premier League-ga. ...

Read More »

Nin garaacay tuug, la galay sawir, dhigay meel badbaado kaddibna u wacay ciidanka amniga

Nathan Wood waa 27 jir, wuxuu ka soo baxay goob lagu caweeyo oo ku taalla Stellenbosch, South Afrika. Isaga iyo saaxiibkiis waxaa soo daba kacay labo nin oo ku hubeysnaa Mindiyo, waxayna doonayeen inay isbaareystaan. Mr. Wood ayaase si uu ...

Read More »

Warbixin ku saabsan Salaanta

Waa Warbixin aan kusoo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo 102.5MHZ. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Axmed Maxamed Maxamuud.

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan