Home / Wararka (page 6)

Wararka

Xaqiiqooyinka ku dahsoon qaaradda Afrika.

Muqdisho – Qaaradda Afrika waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 1.1 bilyan ama 15% tirada dadyowga caalamka. Waxayna ka kooban tahay 54-55 dal. Bulshooyinka ku nool waxay wadaagaan magaca guud ee Afrikaan. Diinta Islaamku waa midda ugu ballaaran oo ay ...

Read More »

Maqaal – Qorshaha lagu qabsanayo Quddus ku siman Qarni.

Muqdisho – Quddus waa mid kamid ah magaalooyinka ugu da’da weyn koonkaan. Waxa ay kulansatay saddexda diimood ee Islaamka, Masiixiyadda iyo Yuhuudda. Qarniyo wada noolaashiyo iyo is-maan-dhaaf  loolan ka dhashay ayay soo martay magaaladan marka dib loo raaco sooyaalkeeda. Tiro ...

Read More »

Kenya – Hey’ad Guur u sameysa dhalin-yarada Muslimiinta ah oo aan heysan qarash.

Muqdish0 – Wiilasha Muslimiinta ah ee ku nool Milindi kuwaas oo aan heli karin adduun ay ku guursadaan waxay hadda fursad u helayaan inay aqal-galaan. Mahad waxay uga celinayaan urur sama-fal ah oo arrintaas u istaagay. “Dhalinyaro badan ayaa doonayay ...

Read More »

Dib-u-raaca Taariikhda Nololeedka Ali Abdalla Saalax – Hoggaamiyihii Halganka dheeraa.

Muqdisho – Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax oo Isniintii ay soo af-jarantay noloshiisa adduunyo, waxa uu ahaa 75 jir 21 Marso 1942 ku dhashay tuulada Baytul Al-ahmar oo hoos timaada deegaanka Sanxaan ee Gobolka Sancaa. Waxa uu ka dhashay qoys sabool ...

Read More »

21 Sep – Maalinta Caalamiga ee Nabadda.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Nabadda waxaa sanadle loo qabtaa 21-ka bisha September si loo garowsado dadaallada shaqsiyaadka, ururrada iyo dowladaha ay ku dhameynayaan colaadaha kuna soo dabaalayaan nabadda. Shibirta ayaa u ah astaan lala xiriiriyo Maalinta Caalamiga ee Nabadda. ...

Read More »

Ey dhabarka ka toogtay Ugaarsade dilanayay Shinbir!

Muqdisho – Ugaarsade ayaa dhaawac waxaa kasoo gaaray toogasho aan loo meel dayin oo ey u geystay, marka loo eego booliska Lowa. Waaxda Ilaha Dabiiciga ee Lowa ayaa sheegay in saraakiisha goobta ay ka war-caliyeen kadib kolkii dhaawac uu ka ...

Read More »

Nin dhintay kadib markii Bambo uu isku sawirayay ay ku qaraxday!

Muqdisho – Nin jeclaa inuu sawir selfie ah isaga oo gacanta ku heysta bamboo ayaa dhintay markii uu ku qarxay wajigiisa, marka loo eego booliska Ruushka. Booliska Labinsk ayaa sheegay in 26-jir lagu magacaabo Alexander Sasha Chechik uu u dhintay ...

Read More »

02 Dec – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Addoonsiga

Waxaynu nool nahay qarniga 21aad oo mid iyo qof kasta uu xor u yahay inuu sameeyo wuxuu ka helo; u dhaqmo suu doono; u noolaado suu doorbidayo. Waxaynu ka hadalnaa xurnimo hayeeshe dhab ahaan, dhamaan dadku ma wada ahan xor. ...

Read More »

Nin afadiisa jirdil ugu bedelay like walba oo sawirkeeda loo saaray.

Muqdisho – Ninka ayaa heerkii ugu xumaa ka gaaray maseyrka markii afadiisa uu ku jirdilay mar kasta oo sawirkeeda like la saaro, marka loo eego booliska Paraguay. Booliska Nemby ayaa sheegay inay xireen 32-jir-ka lagu magacaabo Pedro Heriberto Galeano kaas oo ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Xijaabka.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga Hijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda bisha febraayo sanad kasta. Waxaana la xusaa 140 dal oo dunida kamid ah. Ujeedka maalintan waa dhiirri-gelinta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan