Home / 2019 (page 136)

Yearly Archives: 2019

Shiinaha: Wiil kelidiisa iibsaday si uu u gato Iphone!

Himilo FM – Dhowr sanno kaddib markii uu iibiyay mid kamid ah kelidiisa si uu u helo taleefan Ipad ama Iphone ah waxa uu hadda wajahayaa Wang xaalad caafimaad darro oo liidata. Wargeyska Daily Mail ayaa ku soo waramaya in ...

Read More »

Heesta Jaamcada Mogdisho

Featured Video Play Icon

Read More »

Kasey Palmer oo si ammaah ah ugu biiray Bristol City

Himilo FM – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Kasey Palmer ayaa ku biiray kooxda Bristol City inta ka dhiman xilli ciyaareedkan kaddib markii  ammaahda uu  ku joogay  Blackburn la soo gaabiyay . Palmer, oo 22 jir ah, ayaa loo qorsheeyay ...

Read More »

Nin booliiska u dacwooday si loogu soo celiyo qalbi laga xaday

Himilo FM – Wararka laga helayo magaalada nagbur ee dalka Hindiya ayaa tilmaamaya in nin uu u  tagay booliiska isaga oo sheeganaya in laga xaday qalbigiisa. Saraakiil ayaa xusay in ninkan uu doonayay in loo furo dacwad isaga oo ka ...

Read More »

Inter Milan oo diyaar u ah inay iska iibiso Ivan Perisic

Himilo FM – Inter Milan ayaa dooneysa inay wadahadalo la furto Manchester United oo ku aadan saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Ivan Perisic, sida laga soo xigtay warbixino. Red Devils ayaa dooneysay inay lasoo saxiixato xiddiga heerka caalami ee dalka ...

Read More »

Shiinaha: Iibsiga gaadiidka oo hoos u dhacay

Himilo FM – Iibsiga gaadiidka Shiinaha oo ah suuqa ugu ballaaran ee baabuurta ayaa hoos u dhacay markii ugu horreysay tan iyo muddo 20 sanno ah. Iibsiga gaadiidka ee dalka Shiinaha ayaa hoos u dhacay 6% sida laga soo xigtay ...

Read More »

Nin afar bisadood ku qarsaday qeybta hoose ee jirkiisa oo la xeray

Himilo FM – Booliiska dalka Singapoor ayaa gacanta ku dhigay nin afar bisadood ku soo qarsaday qeybta hoose ee  jirkiisa oo lagu qabtay bar kontorool oo ku taalla magaalada Tuas ee dalkaasi. Xogta ku saabsan arrintan oo dhacday jimcadii tagtay ...

Read More »

La kulan – Maalqabeenka maalgeliya aroos wadareedyada

Himilo FM – Sannadkii 9aad oo xiriir ah ayuu ganacsadaha reer Cumaan damaanad qaaday arooska 160 qofood oo la isugu guurinayo waqooyiga dalkaasi. Waxaa ammaanay arrintan dadweyne badan oo sheegay inay culeyska ka dhimeyso dhallinyarada islamarkaana fududeynayso wanaagga bulshadda dhexdeeda ...

Read More »

Maxaa dhacay markii rakaab uu ku dhintay gudaha diyaarad?

Himilo FM – Rakaab saarnaa diyaarad laga leeyahay New Zealand ayaa loo dejiyay dhulka muddo labo saacadood ah kaddib markii qof kamid ah rakaabka uu ku dhintay diyaaradda oo ku sii jeeday Auckland. Diyaaradda oo tirsigeedu ahaa ANZ80 ayaa ka ...

Read More »

Dortmund oo Reds iyo Bayern kula biirtay xiisaha Timo Werner

Himilo FM – Liverpool iyo Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay tartan cusub kala kulmayaan Borussia Dortmund si ay ula soo saxiixdaan weeraryahanka RB Leipzig Timo Werner. Reds ayaa la rumeysan yahay inay safka hore ugu jirto kooxaha  Ingariiska ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan