Home / 2019 (page 17)

Yearly Archives: 2019

Neymar oo diiday heshiiska cusub ee Paris Saint-Germain

Himilo- Neymar ayaa  dooneynin inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxda Paris Saint-Germain. Tan iyo dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore, waxaa jiray warar isdaba joog ah oo la xiriira ku laabashada Barcelona, ​​kaliya labo sano ka dib markii uu ka soo tagay ...

Read More »

Wax ka ogow dalalka ugu khatarsan xagga ammaanka caalamka

Himilo- Ammaanka iyo socodka xurriyadda leh oo aan lagu dareemeyn baqdin ayaa kamid ah waxyaabaha dalxiisayaasha xiiseynayaan, sidaa darteed waxaa sannad kasta la sameeyaa warbixin ku saabsan dalalka ugu ammaanka fiican xagga dalxiiska iyo socdaalka. Warbixinta sannadkan ayaa ka dhigtay ...

Read More »

Sababta Salax banooni ay labadiisa goolal uga hor baxayaan Geedaha+ sawirro

Himilo- Salax cusub oo laga dhisay caasimadda Colombia ee Bogota ayaa soo jiitay indhaha dad badan maadaama labadiisa gool ee shabaqa ay kasoo horreeyaan labo geed. Marka loo eego warbaahinta Colombia, tani waxay timid markii dood gaartay heer maxkamad lagu ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 38aad

Read More »

Man United oo damaceedu yahay lasoo wareegista weeraryahan ka ciyaara Championship

HImilo- Manchester United ayaa il gaar ah ku heysa qaab ciyaareedka Matheus Pereira ka hor inta aysan u dhaqaaqin weeraryahanka amaahda ku jooga West Bromwich Albion. 23-sano jirkan ayaa kooxda Baggies kaga soo biiray kooxda Sporting Lisbon xagaagii wuxuuna si ...

Read More »

Ingiriiska: 13 Milyan qofood ayaa la nool buurnaanta darran

Himilo- Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday tirada dadka buuran ee dalka Ingiriiska oo korortay 20-kii sanno ee la soo dhaafay. Xoggaha ayaa muujinaya in 13 Milyan qofood oo Ingiriis ah inay ka cabanayaan buurnaanta darran, waa inka badan heerka ...

Read More »

Xiddigee ayuu booska PSG ka beddalayaa Adam Lallana?

Himilo- Paris Saint-Germain ayaa danaynaysa saxiixa weeraryahanka Liverpool Adam Lallana. 31-sano jirka ayaa in ka badan 160 kulan u saftay Reds tan iyo markii uu ka yimid kooxda Southampton laakiin dhaawacyada ayaa ka dhigay mid halgan joogto ah u galaya ...

Read More »

Immisa saacad ayuu qaatay duulimaadkii ugu dheeraa caalamka?

Himilo- Magaalada London ayay ka duushay diyaarad sameysay duulimaadkii ugu dheeraa caalamka sida uu qoray wargeyska Mirror ee dalka Ingiriiska. Duulimaadka diyaarada ayaa socday 19 saacadood. Rakaabka ayaa qaatay hurdo inka badan 6 jeer iyada oo wali diyaarada ku jirto ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 37aad

Read More »

Xiddig ka ciyaara Serie A oo ku rajo weyn in uu u dhaqaaqo Real Madrid

Himilo- Xiddiga kooxda AC Milan Krzysztof Piatek ayaa sida muuqata Riyadiisu tahay  u dhaqaaqista Real Madrid mustaqbalka dhow, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Spain. Xilligan, wuxuu sidoo kale bartilmaameed u yahay kooxda ka ciyaarta Premier League ee Chelsea. Weeraryahanka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan